Sign in to follow this  
Gabbal

Maamulka Beled-Xaawo: No thanks, we already have our own court system in place.

Recommended Posts

Gabbal   

Maamulka Degmadda Beled-xaawo oo beeniyey inay socdaan qorshe Maxkamad Islaami ah looga hirgelin doona B/Xaawo.

 

Mogadishu, Khamiis, Okt 26, 2006 Radio Simba

 

Guddoomiyaha Maamulka ee Degmadda Beled-xaawo, Axmed Maxamed Yuusuf "Bar-kuus", ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin wararka lagu sheegayo in Maxkamad Islaami ah haatan laga dhaqan-gelinayo Degmadda Beled-xaawo.

 

Guddoomiyaha, oo maanta u waramayey Idaacadda Simba, isagoo ku sugan Degmadda Beled-xaawo, ayaa ku nuuxnuuxsaday inay Bulshadda ku nool Degmadda Beled-xaawo mar hore dhisteen Maxkamad Islaami ah oo ay ku mideysan yihiin, isla markaana ay Maxkamaddaasi qaado nooc kasta oo fal-dembiyeed ah iyo Dacwadaha Maddaniga

 

Mar wax laga weydiiyey Aragtida uu Maamulkiisa ka qabo haddii ay Maamulka Golaha Maxkamadaha Islaamka Somalia ku dhaaqaaqaan inay Maxkamad Islaami ah oo Cusub ka hirgeliyaan Degmadda Beled-xaawo, waxa uu ku baaqay in la tixgeliyo Maxkamadda Islaamiga ee ay wada dhisteen dadweynaha ku nool Degmadaasi.

 

Guddoomiyaha Maamulka ee Degmadda Beled-xaawo, waxa uu tilmaamay inay Bulshadda ku nool Degmaddaasi yihiin kuwo Aragti ahaan taageersan Hawlaha GMIS ka wadaan Goballadda Koonfurta Somalia.

 

 

 

Simba Media Center , Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Goluhu [Odayaaha Deegaanka Baardheere] waxay Q/midoobey, Jaamacada carabta iyo wadamada ururur Goboleedka IGAD u sheegayaan in aaney marnaba raali ka noqon doonin in ay maxkamaduhu wax saameyn ah ku yeeshaan deegaanka Baardheere iyo weliba G/Gedo.

Gedonet

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Jacaylbaro:

Laakiin ma ku biirayaan ICU da mise waa ka madax banaan yihiin ????

They are stressing their independence.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Guddoomiyaha Maamulka ee Degmadda Beled-xaawo, waxa uu tilmaamay inay Bulshadda ku nool Degmaddaasi yihiin kuwo Aragti ahaan taageersan Hawlaha GMIS ka wadaan Goballadda Koonfurta Somalia.

People of Gedo are putting Islanimo and Somalinimo first as always despite the anger and frusration of the recent conflict.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Duuliye, yes they are! but what did they get in return? fussilade of ....

Originally posted by HornAfrique:

No, it won't. It would have been a problem for Caabudwaaq in Galgaduud which is in a more vulnerable position.

Hornoow, Reer Caabudwaaq will be the last to support this UICs. Ragaan waa rag reer mudug ah adeer, yes they are more vulnerable yet with their stronger anti-uic stance, they dare to speak up the truth even if it hurts.

 

Cimaamad.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

loooooooool

 

cimaamad gub ayaa rear Baled Xaawo loo bixin doonaa!

This is caabud-waaq not Buulo-xaawo

 

are they against wadaado or saudi Cimaamad icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by Allamagan:

^^^ Duuliye, yes they are! but what did they get in return? fussilade of ....

quote:

Originally posted by HornAfrique:

No, it won't. It would have been a problem for Caabudwaaq in Galgaduud which is in a more vulnerable position.

Hornoow, Reer Caabudwaaq will be the last to support this UICs. Ragaan waa rag reer mudug ah adeer, yes they are more vulnerable yet with their stronger anti-uic stance, they dare to speak up the truth even if it hurts.

 

Cimaamad.jpg
This image should not send out the wrong message abti nor does it represent the ppl of cabudwaq...a very religious, simple nomads, and fiercly independent ppl...as my ayeeyo said the lions of reer :D How are they "vulnerable"? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

lol@cimaamad. Caqli xumo saan u weyn ma aaman ogeyn inay ka jirto meesha.

 

Muraadoow, I think they’re sending a strong symbolic gesture to the Arab musicians in the Middle East. Maybe burn a prayer matt or loox dugsi quraan.

 

Guddoomiyaha, oo maanta u waramayey Idaacadda Simba, isagoo ku sugan Degmadda Beled-xaawo, ayaa ku nuuxnuuxsaday inay Bulshadda ku nool Degmadda Beled-xaawo mar hore dhisteen Maxkamad Islaami ah oo ay ku mideysan yihiin, isla markaana ay Maxkamaddaasi qaado nooc kasta oo fal-dembiyeed ah iyo Dacwadaha Maddaniga

So it’s just a clan court set up in Buulo Xaawo to serve beesha meesha degta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Khalaf:

quote:Originally posted by Allamagan:

^^^ Duuliye, yes they are! but what did they get in return? fussilade of ....

quote:

Originally posted by HornAfrique:

No, it won't. It would have been a problem for Caabudwaaq in Galgaduud which is in a more vulnerable position.

Hornoow, Reer Caabudwaaq will be the last to support this UICs. Ragaan waa rag reer mudug ah adeer, yes they are more vulnerable yet with their stronger anti-uic stance, they dare to speak up the truth even if it hurts.

 

Cimaamad.jpg
This image should not send out the wrong message abti nor does it represent the ppl of cabudwaq...a very religious, simple nomads, and fiercly independent ppl...as my ayeeyo said the lions of reer
:D
How are they "vulnerable"? :confused:
Khalafoow abtgis you right, this picture is sending out a clear message to UICs to be on reflective silence in the wake of Buaale massacre and afterall UICs' activities in Jubooyinka. As to ppl of Cabduwaaq or Ballanbale (the two main towns left for these nomads after these massive displacements) I say I must acknowledge the truth of your argumemnt. you right, ciddaasi is very religious and simple nomads with great hospitality. They share all these sentiments with other nomads in that region, tho. However, by vulnerablity I mean that they live in kinda 'enclave' and not that self-sufficient the other thing is the displacement activities that going on there. Abti waa la is barakicinayaa. So for them to survive there they need some sort of quick return of working central government haddii kale biyo kaa badani waa ku harqiyaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by Allamagan:

Khalafoow abtgis you right, this picture is sending out a clear message to UICs to be on reflective silence in the wake of Buaale massacre and afterall UICs' activities in Jubooyinka. As to ppl of Cabduwaaq or Ballanbale (the two main towns left for these nomads after these massive displacements) I say I must acknowledge the truth of your argumemnt. you right, ciddaasi is very religious and simple nomads with great hospitality. They share all these sentiments with other nomads in that region, tho. However, by vulnerablity I mean that they live in kinda 'enclave' and not that self-sufficient the other thing is the displacement activities that going on there. Abti waa la is barakicinayaa. So for them to survive there they need some sort of quick return of working central government haddii kale biyo kaa badani waa ku harqiyaan
:D

First ilaahay ha u naxariistro those who died in Buaale jails. ive been thinking ninyahow.....this incident and the recent defect with weapons of one of the members of the TFG to his clansmen in xamaar, calling for unnecessary aggression on puntland .....dat wa naloo tashada abti! Turub la barey! :D

 

Abtgis: if this does turn to be about clan most vulnerable is my reer abti. Puntland got its territory/resources and its ppl independent same w/ somalilad, the OGs don’t live in Somalia, you know who dat leaves.

 

Enclaved or not, dem galguud boys know how to bust.....will never be weak or bow down.....

just when the ppl wonder how they can survive ilaahay ba faraj u furo. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this