Sign in to follow this  
General Duke

Mogadushu community raise $63,000. for drought/ What is role of diaspora..

Recommended Posts

Baashi   

Somalis helping Somalis. That's the spirit. Kudos to Muqdishu residents who lended a hand to their brothers in need.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Mogadishu 14 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Barnaamijka diirada Shabelle ayaa caawa waxaa marti ku ah jaaliyadaha Yurub, Amrecia iyo Australia oo si toos ah dadka ay ugala socondoonaan Paltalka qolka@abaaraha Somalia , iyadoo barnaamijkaasi looga doodidoono qaabka walaaha Somaaliyeed ay isugu gurman karaan isla markaana gacan loo siin karo dadka abaaruhu ay aafeeyeen.

 

Barnaamijkaan ayaa caawa saacada afrikada bari marka a tahay 8:06 da waxa uu si live ah uga dhageysa doontaan qolka@abaaraha somalia ee Paltalka iyadoo jaaliyadaha doonaya in ay ka qeyb qaataan ay naga soo waci karaan teleefoonada kala ah

 

00252-5-936111-00252-1-251010-00252-1-659696

 

Shabelle Media Network,Mogadishu

 

http://shabellenews.com/2006/February/n5950.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this