Sign in to follow this  
Abdi2005

Amiirka Al-shabab oo loo magacaabay Sh Mukhtaar C/Raxmaan Abu Zubeyr

Recommended Posts

A.J.   

Abdi,

 

i tried to fully understand what the article was about but couldnt not fully comprehend it. is there any chance you could give us a brief summary

 

would be appreciated

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D

trouble makers alshabab doing the same mistake as their elders :D read this

 

http://almujaahid.com/warbixin%20dheer%2018-12-207.html

Qaybo ka tirsan Ciidamada ONLF oo qaatay mashruuca la dagaalanka Islaamka ee uu Maraykanku bixiyo.

 

Isniin 9 Dul-Xijjah 1428 = 18/12/2007

 

 

 

Hogaamiye ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka dagaalama gudaha Itoobiya ayaa na soo gaarsiiyay warbixin dheer oo uu kaga waramayo dagaalo jabhadda ONLF kusoo qaadeen Mujaahidiinta, iyagoo kaashanaya diyaaradaha Maraykanka.

Warbixiintii uu mujaahidku nasoo gaariiyayna waxay u dhignayd sidan:

 

بسم الله الرحمن الرحيم

 

Marka hore mahad oo dhan Allaah ayaa iska leh, Sharaf iyo ku dayasho waxay u sugnaatay Nabigeenii Muxamed (NNK) intaa kadib:

Sida la wada ogyahay Mujaahidiintu waxay muddo dheer ka jihaadayeen gudaha dhulka Soomaalida ee ay Itoobiya xooga ku haysato, jihaadkaas oo marxalado kala duwan soo maray, waxayna mujaahidiintu naf iyo maalba u hureen sidii dhulkaas gaalada looga kicin lahaa ee dadka Muslimiinta ah ee halkaa ku dulman cadowga gaalka ah looga saari lahaa, diinta ilaahayna kor u noqon lahayd, arlada oo dhana loo gaarsiin lahaa nuurka ilaahay oo ah diinta Islaamka.

 

Hadaba waxaan rabaa inaan ka warbixiyo dhacdooyin iyo dagaalo maalmahan dambe ku cusbaa dhulkaas oo aan hore loo arag marka loo eego dhinacyada dagaaladaasi u dhexeeyaan.

 

Dagaaladan oo ahaa kuwo isdaba joog ah waxaa soo abaabulay Ciidamo ka tirsan Jabhadda ONLF, waxayna ku soo qaadeen Shabaabka Mujaahidiinta ee gaalada kula dagaalama dhulkaas, sidaa darteed waxaan rabaa inta aanan ka waramin dagaaladaas in aan dib ugu noqdo sooyaalkii taariikheed ee Jabhadda ONLF iyo sidii ay ula dhaqmi jirtay Mujaahidiinta.

 

Jabhaddu waxay bilowday howlgaladeedii dagaal ee u horeey Bilowgii 1994-tii, wakhtigaas oo mujaahidiintuna ku sugnaayeen gudaha dhulkaas, jihaadna ka wadeen, waxaa hogaamiye u ahaa wakhtigaas ONLF-ta Sheekh Ibraahim oo runtii ahaa nin dhinaca diinta aad ugu fiicnaa caqli wanaagsana lahaa, mujaahidiintana xidhiidh fiican la yeeshay, wada shaqayn fiicana ay ka dhaxaysay, mujaahidiintuna wakhtigaas si fiican ayay u gacan qabteen Sheekh Ibraahim maadaama ay ahaayeen rag inbadan jihaadka ku soo jiray.

 

Sheekh Ibraahim waxaa xilkii laga badalay 1998-dii, waxaana lagu badelay Maxamed Cumar Cismaan oo ilaa maanta haya talada Jabhadda, xaruntiisuna ay tahay Maraykanka.

 

Hadaba markii ninkaasi qabtay xilkii jabhadda ONLF wuxuu bilaabay in uu cadaawad ka dhex abuuro jabhadda iyo Mujaahidiinta, wuxuu bilaabay dagaal dhinaca afka ah oo dadka shacabka ah uu kaga fogaynayo Mujaahidiinta, taasi way uu suurtoobi wayday maadaama dadku wanaaga Mujaahidiinta ay si fiican u barteen, kadib ciidamada ONLF waxay bilaabeen in ay dadka shacabka ah kala dagaalamaan shacaairta Islaamka, sida gabdhaha xijaaban oo ay dhibaan, ragga oo ay gadhka iyo khamiiska ku qabsadaan, waxa kale oo ay dhibayeen Macalimiinta dugsi quraanka iyo odayaasha jecel Mujaahidiinta, waxay gaadheen in shacabka ay ka qaataan xoolahooda iyo qoryaha iyagoo ku haysta niman wadaado ah ayaad taageertaan.

 

Waxaas oo dhib ah markii ay gaysteen ee taageeradii mujaahidiintuna halkeedii ay taagantahay, waxay bilaabeen gacan ka hadal iyo in ay dilaan qof kasta oo taageero u muujiya Mujaahidiinta ama ka soo horjeesata mabda'a jabhadda ee diinta ka fog oo ah mid Calmaani ah.

 

Ugu dambayn maamulkii ONLF waxay soo qaateen mashruucii uu Maraykanku bixinayay ee argagaxiso la dirirka oo sida dhabta ah Islaam la dirir, waxaana arintaas fududeeyay gudoomiyahooda oo aad ugu jajaban shaqada Maraykanka, waxay heshiis wada shaqayn ah la soo galeen ciidamada Maraykanka, gaar ahaan kuwa ku sugan Jabuuti, waxaana si caddaan ah loo arkay Mukhaabaraadka Maraykanka oo dhul miyi ah la socda Ciidamadooda, mararka qaarna khudbooyin u jeedinaya, waxaa u qaabilsan jabhadda dhinaca argagixiso la dirirka ninka la yidhaa Cabdinuur (Sooyaan) waxana xarun looga sameeyay Jabuuti.

 

Intaas oo dhan iyadoo ay jirtay mujaahidiintu waxay isku dayayeen in aanay ka jawaabin, waxaanay direen ergooyin badan oo culimo iyo cuqaalba leh, taasina waxay dhashay in garaac iyo handadaad loogu soo jawaabay odayaashii.

 

Intaa kadib waxay bilaabeen in weeraro gaadmo ah ay ku dilaan mujaahidiinta, bishii 11-aad ee sanadkan waxay weerar gaadmo ah ku dileen nin mujaahid ah mid kalena way ku dhaawaceen Tuulada Yoocaale, oo ku taal gobolka dhagaxbuur.

 

Dhacdadaasi markii ay dhacday mujaahidiintu kamay jawaabin iyagoo wali iska dhowraya in ay dagaal la gaalaan ONLF, maadaama ay dagaal adag kula jiraan cadowga tirada badan ee ciidamada Itoobiya.

 

Mujaahidiinta waxaa u yimid qaar ka socda ONLF waxayna sheegeen in ay ku qaldameen dilkaas, isla markaana waxay codsadeen in lawada hadlo oo la heshiiyo, mujaahidiintuna way ka aqbaleen, iyadoo balantaasi taalo oo la sugayo waxay mar kale jabhadda ONLF weerareen mujaahidiin ku sugnayd meel la yidhaa Bannaanka dacareed, dagaalkaas mujaahidiintu way u jilib dhigeen waxayna jabiyeen nimankii soo weeraray ee ONLF waanay kala eryeen.

 

Dhowr daqiiqadood kadib markii dagaalka lagu kala food qaaday waxaa mujaahidiintii soo weeraray diyaaradaha Maraykanka, waxayna duqeeyeen labo tuulo oo kala ah Baarta iyo Ananu, oo ay ku sugnaayeen Mujaahidiinta iyo dad shacab ahi, waxay gaysteen khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dadkii tuulada ay u gaysteen. Arintani waxay caddayn sax ah u noqotay in jabhadda ONLF ay la shaqayso Maraykanka.

 

Dagaalkaa kadib waxaa dhacay wada hadal toos ah oo dhex maray Jabhadda ONLF iyo Mujaahidiinta, waxaana lagu heshiiyay xabbad joojin in la sameeyo, wada hadal dambena la isugu yimaado, waxaana uga masuul ahaa heshiiskaas dhinaca ONLF Cabdi Cabdilaahi, oo ah la taliyaha u qaabilsan dhinaca amniga, iyadoo balantaasi jirto ayay ONLF khayaanadii saddexaad sameeyeen waxayna soo abaabuleen weeraro isdaba joog ah, ugu horeyn waxay gaadmo ku dileen shan Mujaahid oo sahan ku jiray, kuwaas oo ay dhammaantood si kadis ah ay ku dileen. Dhacdadaasi waxay dhacday 04/12/2007.

 

Maalin kadib ONLF waxay weerar balaadhan ku soo qaadeen mujaahidiin ku sugnayd degaanka Yoocaale, dagaalkaasi wuxuu dhacay 06/12/2007, wuxuu bilowday 11-kii barqanimo wuxuuna socday ilaa 5:30 galabnimo.

 

Ciidamada ONLF ee weerarka soo qaaday tiradoodu waxay kor u dhaafayeen 300 oo nin, Mujaahidiintuna waxay galeen difaac adag, ugu dambeyntiina Ilaahay fadligiisa waxaa jabay ciidankii Ashahaado la dirirka ahaa ee ku soo duulay Mujaahidiinta, waxaana ka dhintay 49 nin halka dhaawacuna intaa ka badnaa.

Dhinaca mujaahidiinta waxaa dagaalkaa kaga shahiiday 10 mujaahid iyo 7 dhaawacmay.

 

Waxaa hadda kacsan xaaladda u dhaxaysa Mujaahidiinta iyo Ashahaado la dirirka cusub oo ah qayb ka mid ah ONLF, waayo iskuma raacsana ONLF, inta qaadatay mashruucan ee diyaarka u ah in ay mujaahidiinta la dagaalamaan waa garabka ina Cumar Cismaan taageersan oo kaliya.

 

Hadaba Mujaahidiintu waxay u sheegayaan kuna waaninayaan dhammaan dadka Muslimiinta ah gaar ahaan dadka ku nool deeganada ay gaaladu gumaysiga ku haysato in ay xaqa is garab taagaan oo allaah ka cabsadaan. Maalkiina iyo nafihiinana aad ku bixisaan difaaca diinta Allaah.

 

Hadafka mujaahidiintu ay ka leeyihiin jihaadkan waa mid cad, waana hadafkii Nabiga (NNK) iyo asxaabtiisu ay ku dagaalameen, waana in kalmadda Allaah kor noqoto, kalmadda gaaladuna hoos marto.

Mujaahidiintu maaha qabiil gaar ah, kamana socdaan deegaan gaar ah, waxaa isku keenay kalmadda towxiidka oo kaliya iyada ayay u dhimanayaan.

 

Ugu dambaybtii xalka kaliya ee lagu joojin karo dagaalkan hadda bilowday waa in nimanka ashahaado la dirirka noqday ay ka toobad keenaan shaqadaas, mujaahidiintana ka daayaan dhibka iyo weerarka ay ku hayaan, haddii ay ka hadhi waayaan oo ay ku adkaystaan dabadhilifnimadaas waxaan u sheegaynaa in aan Ilaahay la kaashan doono oo ay mari doonaan halkii ay mareen Ashahaado la dirirkii hore ee Soomaaliya, bi'idnilllaahilkariim.

 

وبالله التوفيق والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

 

 

 

الله أكبر ... الله أكبر ... الله أكبر

 

{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}

 

اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب

 

اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفهم

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa hagaag. laakiin mujaahidiintu yayna filinka ONLF ka gubine may meel kale ka dagaalamaan. dadka degan gobolkaas oo dhan raali kama aha in halgankooda ay ethiopia kula jiraan loo qaato in argagixiso ku dhex jirto oo maraykankuna u soo raaco. waan ogahay oo wax argagixiso ah majirto oo dadka diintooda ayay u dagaalamayaan; laakiin hedde la isma soo mutaxee talo keena oo madax adayga iska daaya. dhulkka Ethiopia iyo Somalia u dhaxeeya maad ka dagaalantaan; maxaa meeshan ciidamo ONLF oo ku filan ay joogaan idin keenay. Adeerayaal, kuwana ha galaafanina!!!!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

ONLF has to distance itself from Al shabab. They really killing and working against ONLF cause. Al Shabab is an instrumental entity created and funded by the CIA. Everyone knows that.

 

We know that Alshabaabs are the ones destroyed the ICU or Maxaakimta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabab is an instrumental entity created and funded by the CIA. Everyone knows that.

Actually Al Qaida is. The so called al shabab are a bunch of people trying to fit in. If they lived in the West they would be the ones joining the gangs.

 

We know that Alshabaabs are the ones destroyed the ICU or Maxaakimta.

The ICU destroyed themselves by greed and corruption. I mean how long could they stand acting like God fearing people? It is not easy living a lie :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Al-shabab is not welcome in 0*GadeN*I*A. They should fight the Ethiopians in Somalia, there are plenty of Tigray soldiers to kill in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this