Sign in to follow this  
Paragon

'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'

Recommended Posts

Originally posted by The Duke:

^Stop with the boasting saxib, thats what Xasan Dahir Aways used to say. I also remmeber the great JVA Gedo boys running away from the last Somali armed militias on their way to Kismayu.

Duke, I told ya sxb runta ayeey tageysaa. As I told ya gar la qabto malahan gafuur lagaraaco ayeey leedahay ee aanu wada fiirsano cayaaraha sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiisad Colaadeed oo ka Taagan Magaalada Kismaayo iyo saan saan dagaal oo laga dareemayo.

 

Xiisad xun ayaa ka kacsan magaalada Kismaayo kadib markii Ciidamada Dowladda ee dagaalka looga saaray magaalada kismaayo ay sheegen in aysan jirin wax wada hadalo ah oo ay la galayaan xogagii heysta magaalada.

 

Col. C/Nuur Jaamac Jokar oo ka mid ah taliyayaasha ciidamada Dowlada oo oo jooga Deegaanka Buulo-Gaduud ayaa sheegay in aysan jirin wax wada hadal ah oo qorshaha uga jira islmarkaana
ay u diyar garoobayaan qaabkii ay magaalada dib ugu qabsan lahaayeen iyagoo awood adeegsanaya.

 

 

Waxa uu sheegay in ciidanka qabsaday Kismaayo ay yihiin waxa uu ugu yeeray
kooxo iskaasahaday oo uu ku tilmaamay in ay yihiin kooxo argagixiso ah
iyo qabiil aan wada dhameen waa siada uu hadalka u dhigaye

 

Col-ka ayaa tilmaamay
in kooxaha argagixisda u ku shegay ay qarax la damac sanaayeen wasirka arimaha gudaha xiligii uu Kismaayo kasoo baxayay taana ay fashilantay .

 

Dhinaca kale Siyaasiga C/risaaq Farax Taano oo ah hagaanka ciidamada la wareegay magaalada kismaayo ayaa sheegay in ay iyagu diyaar u yihiin wax walbo oo xal lagu gaari karo islamarkaana ay is afgarteen gudigii xaqiiqo raadinta ee Dowlada ka socday .

 

Waxaa uu sheegay in aysan jirin wax argagxiso ah oo magalada kismaayo jooga arimahaasna ay yihiin kuwo ay abaabulayaan ciidamada kassoo horjeeda oo uu ku tilmaamay in ay yihiin ciidamo qabiil .

 

Guutaale yare Allmudug.org Muqdisho Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alla maxa hub iyo saanad ugacan geli doone reer Gedo! Gar la qabto malahane gafuur la garaaco ayeey taqaane ee bring'em all.

overwhelmed with surprises

 

 

Allamagan Afhayeenka cusub ee Jubooyinka sxb hubka marka lafurto isoo wac waxbaan kagadanaayaa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Pardon for the error it was not done on purpose. As for the resoloution ts simple really. The admin will return to do its job and the clan militias will have to vacate the city. The law shall prevail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Adeer for many it is this clan militia (Morganists) wants the city back, this time ciidamadii dowlada aa nahay nnooh, so for me I dont see why the clan militias you talking about has to vacate the city. Not that easy tho!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke-

 

What happened to your boasts of days ago? Did I not say war jiraaba cakaarahuu iman? smile.gif

 

Allamagan-

 

According to my sources, prospects of war is greatly diminishing. Ethiopians are not involved and the clan militias of the governor have spoken to him and told him fighting in Kismaayo will reverberate through the borders they share with reer Gedo and not Puntland. It is in their interest to keep the peace.

 

As for Afgaduud and the boys he is misleading, waxii la haye raga lagama hagran. Ask Duke where the food Afgaduud's boys eat comes from and who brings it to them? ;) Bilaash ayuu wiilasha yar u dulminayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Nabadoonada Jasiirada Madhawaa oo siidaayey 4 Maxbuus oo kamid ahaa maleeshiyadii Beesha Gedo

 

Kudhaa:- Kadib dadaal dheer oo ay galeen odayaasha Beesha [Afmadow] ee Waamo ayaa lagu siidaayey 4 maxbuus oo kamid ahaa maleeshiyo dhawaan weerar ku qaaday jasiirada Madhawaa.

 

4ta nin ayaa kamid ahaa 9 nin oo la sheegay in lagu dilay Jasiirada Madhawaa ee deegaanka Kudhaa degmada Badhaadhe ee gobalka J/hoose, kadib markii ay weerareen maleeshiyo kasoo jeeda beesha [Gedo] oo kasoo baxay Kismaayo.

 

Dagaalkaasi oo dhacay todobaadkii tagay ayey ku dhinteen 3 qofood oo deegaanka kasoo jeeda halka maleeshiyada ka yimid Kismaayo ay ka dhinteen 5 nin halka 4na nolol looga qabtay kuwaasi oo wararkii horey usoo baxay ay sheegayeen in ay dhinteen.

 

Nabadoonada Jasiirada Madhawaa ee Beesha reer [Puntland] ayaa siidaayey 4taasi nin ayadoo la sheegay in lagu wareejiyey odayaal ka socda beesha [Gedo].

 

Dhinaca kale waxaa magaalada Kismaayo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku dhintay labo nin oo kasoo jeeda beelaha [Waamo/Puntland]ee (----) labadaasi nin oo la sheegay in ay dileen kooxo ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Magaalada Kismaayo ayaa xalay lagu soo rogay Bandow ayadoo maleeshiyo beeleed kamid ah kuwa magaalada gacanta ku haya in ay arrintan doonayaan in ay wax uga qabtaan amni xumada magaalada Kismaayo ka jirta oo maalmihii lasoo dhaafay kasii dareysay.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

OO xiin ma wacdid miyaa magaalada... soo digii lahaa xudunteydaa ku aasan. Adeer xaalku ma xuma. khayr bay ku dhamaan doontaa insha alaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Markaan adeeradday waco afkay abur kasii deynayyaan...ayyaamahaan wargal maaha...alyacni waa xanaaqsanyihiin!

 

The old man and co want to turn this into anothere argagixiso thing...thats sad wallaahi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

1) Kismayo in curfew by Gedonians

 

Bandow lagu soo rogay magaalada Kismaayo

 

Kismaayo 08, May.07 ( Sh.M.Network) Bandow ayaa lagu soo rogay xilliga habeenkii ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, ka dib markii amaanka magaaladaasi uu faraha ka baxay.

 

Bandowgaan oo bilaabanaya 9 ka habeenimo ayaa waxaa ku soo rogay magaalada Kismaayo Mas'uuliyiinta maamulka deegaanka, iyadoo lagu arkayay gudaha magaalada ciidamo gaafwareegaya wadooyinka iyo xaafadaha magaaladaasi.

 

Ciidamadan ayaa waxa ay ku amrayeen dadka in ay xiraan goobaha ganacsiga, isla markaana ay galaan guryahooda.

 

Lama soo sheegin xilliga uu ku egyahay Bandowgaan oo looga gol leeyahay in lagu xakameeyo amaanka magaalada oo sii xumaanayay maalmihii ugu dambeeyay.

 

Ciidamada sugaya amaanka magaalada Kismaayo oo ah ciidamo beeleed ayaa howshooda sii wadan doona tan iyo inta laga soo afjarayao xiisadaha u dhaxeeya maamulka dowladda KMG ah ay u magacowday magaaladaasi iyo dadka deegaanka
.

 

Gacan ku heynta magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku loolamaya ciidamo ka soo kala jeeda Beesha **** iyo gobolka Puntland oo dhowaan ku dagaalamay halkaasi, iyadoo ciidamadii Puntland ee dowladda KMG ah oo uu hogaaminayay Col. C/risaaq Afgaduud laga soo soo saaray magaaladaasi

2) Yey's clan militia made vow to attack the city

 

Col. Jookar “Lama hurayo inaan Kismaayo weerarno kana saarno kooxda xagjirka ah ee qabsatay kana tim

Monday, 07 May 2007

 

Sarkaal sare oo ka tirsan horjoogayaasha ciidamadii laga saaray magaalada Kismaayo laguna magacaabo Col. C/nuur Jaamac Jookar ayaa ka dhawaajiyay in arrinta gacan ku heynta magaalada Kismaayo ay tahay mid dagaal ma hurto ah isla markaana ay doonayaan inay xoog u adeegsadaan qolo uu ku sheegay xagjir ku xiran argagixisada oo uu sheegay inay haatan gacanta ku hayaan.

 

“Anagu Kismaayo waan sheegnay ma imaaneyno inta ay ku sugan yihiin qolyaha xagjirka ah ee ka soo duulay illaa magaalada Muqdisho, waxaana ku soo laabaneynaa inagoo weerar ah oo dooneyna inaan ka xoreyno qolyahaasi”
ayuu yiri sarkaalkan oo sheegay inuu hogaamiyo guuto ka tirsan
ciidamada dowladda
.

 

Sidoo kale, sarkaalkan wuxuu gaashaanka ku dhuftay inay wax wadahadal ah la geli doonaan qolyaha la wareegay gacan ku heynta Kismaayo isagoo sheegay in aysan wadahadal munaasib ku aheyn “Lama hadleyno, maxaa yeelay dowladda ayaan wakiil ka nahay iyaguna waxay ku socdaan qaab qabiil iyo kooxo xagjir ah, munaasibna maahan in dowladdu ay la hadasho koox mabda’ qabiil ku socota” ayuu si kulul u yiri sarkaalkan.

 

Arrintan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli xubno uu horkacayay wasiirka arrimaha gudaha Max’ed Maxamuud Guuleed Gacmodheere ay todobaad ku sugnaayeen magaalada Kismaayo halkaasoo ay u tageen dhex dhexaadin, waxayna ugu dambeyntii sheegeen in ay ku guuleysteen inay dhameeyaan khilaafkaas, inkastoo aysan waxba ka soo naasa cadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Qolyaha xagjirka ..blah.. blah blah..

 

Haddii aysan wadahal xal u arag ha adaan wixii aay ka helaan ayeey leeyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Just called my Dad who is in Baardhere and told me everyone wants to solve this conflict through peace and dialogue including the Ethiopians except A/Yusuf who is insisting that the people who took over Kismayo are Terrorist and the need to be crushed.

 

He also told me that the militia from Afmadoow (who are the majority of those who gathered in BuuloGadud)and now divided after odayaasha qabiilka realized what is going on.

 

Hadaba xaaladu way cakirantahay....!

 

Allow sahal umuuraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Dhubad:

Hadaba xaaladu way cakirantahay....!

 

Allow sahal umuuraha.

Amiin. Dhubad, dhibka jiraa wuxuu yahay, in dad badani aaminsan yihiin in hadii dowladdu hergasho oo waliba ciidama nabad ilaalin ah oo badan la keeno in qabiil waliba halka uu haysto loo calaamayn doono, oo loo aqoonsan doono in uu isaga leeyahay. That is the whole point of 'peece-keeping'. Keeping people apart to avert war- like Kosovo and Serbia today.

 

So, waxa suurta gal ah in some of the members of the TFG ay rabaan in ay reer Gedo ka ritaan Kismaayo before aaney iman the peace-keeping troops. And since they currently have the means to wage war, they consider now the right time to wage it. Hence, the insistance on war and not reconciliation. The opposite is the case with reer Gedo who don't want Kismaayo to get out of their hands. Kuwi kale intey iyaga isku sii jeedeen ayaa Kismaayo laga fara-maroojiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^You are right Paragon, that is exactly what is happening.

 

Kismayo case is complex though, because it is not only between two groups but rather between three groups (reer Afmadoow, Gedo, Puntland) it is what I call Bermuda Triangle So when one group wins the control of the city the other two will form an alliance to exterminate the winner...It is vicious circle which will never end until these groups realize that they can peaceful co-exist together.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this