Sign in to follow this  
me

18 May - Maalinta Nadaafada oo si weyn looga xusay gobollada SSC

Recommended Posts

me   

Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa si weyn looga xusay gobollada SSC, maalintii nadaafada ama Qashin gurka oo ku beegnayd shalay oo bisha May ahayd 18.

 

Maalintan oo shacabka deegankasi ku dhaqaaqo olole nadaafadeed ayaa waxa jidadka iyo wadooyinka magaalda Buhoodle laga urushay qashin tiro badan. Iyadoo ay qaybqaateen dhamaan bulshada ku dhaqan magaaladaas.

 

Hoos ka daawo sawiradii qashin gurka.

 

qashin2.JPG

 

qashin5.JPG

 

qashin6.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
FIDHIN   

good thing, is maalinta nadaafada, well done reer buuhoodle keep celebrating maalinta gooni isu taaga somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by FIDHIN:

good thing, is maalinta nadaafada, well done reer buuhoodle keep celebrating maalinta gooni isu taaga somaliland

:D Nice down play the effects..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

LAASCAANOOD

Badhasaabka Gobolka sool oo tahniyad udiray Dadwaynaha Reer Sool munaasibadi 18 may

 

 

Badhasaabka gobolka Sool Faarax Askar Xuseen ayaa isagoo ku hadlaya afka shacabwaynaha reer sool waxaa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan shacabka reer somaliland gaar ahaan gobolka sool munaasibada sanad-guurada 19aad ee ka soo wareegtay lasoo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland awgeed.

 

Gudoomiyaha gobolka Sool Faarax Askar Xuseen ayaa waxaa uu yiri '' shacabka reer somaliland gaar ahaan gobolka sool oo meel kasto ay aduunyada ka kala joogaan waxaan u soo diirayaa hambalyo iyo tahniyad.

 

 

Waxaanu leeyahay ku wada ciidda caafimaad san iyo nabadgalyo, waxaanan Illahay innooga baryayaa dhamaanteen in Illaahay caafimaadqab iyo guul inagu gaadhsiiyo sanadka sanadkiisa”.

 

Sanad-guuradan oo ah tii sagaal iyo tobnaad ee kasoo wareegta lasoo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland oo maanta dunida horumartay oo dhami il gaara ku eegayaa iyagoo u qaadan la,a nabadgalyada iyo dimuqraaiyada biyo dhigtay iyo deegaanada dabku ka shidmayo ee ku hareeraysan.

 

WWW.HOLHOL.NET

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this