Sign in to follow this  
MZanzi

Dinta hadii labarto oo lagu dhaqmin kawarama

Recommended Posts

MZanzi   

waxaa jiro dad barto dinta oo hadanah kudhaqmin dadkaas dinta maxay ka aqabtaa iyo dad intay qur aanka qar bartaan hadanah dhameyn wayaan daruufujiro awgeed marka dinta bal waxad igu dhantan iga jawaba

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaa Hibo Nuro

 

 

Mahad oo dhan waxaa mudan Allah SWT, waxanan ku sallinayaa Nabigiisa Maxamed SAWS.

 

 

Ka dib

 

Walaal Waxaad warsatay su'aal aad u qiimo badan, oo ah xidhiidka ka dhexeeya barashada diinta inyo inaan lagu dhaqmin.

 

Allah SWT wuxuu yidhi:

 

" Mathalul ladiina xummiluu attawraata thumma lam yaxmiluuhaa ka mathalil ximaari yaxmilu asfaaraa"

 

" Kuwa la faray iney ku dhaqmaan Tawraadka ( diintii nabi Muusa) oo haddana ku dhaqmi waayey wexey la mid yihiin dameer kutubo lagu raray"

 

 

Waxaa laga soo wariyey nabi Maxamed SAWS inuu yidhi:

 

" Aakhiro waxaa dadka ugu cadaab badan culimada ( aan ku dhaqmin cilmigooda ama qilaafa)

 

 

Sidaa darteed walaal waxaad furtay dood kheyr badan oo muhim ah waxaan rajeynayaa inaan maalmaha soo socda aan ku biirin doono afkaarteyda inshAllah.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Nur walalkis waad mahadsan taahy lakiin aniga su al kale ayan qabaa waxaba kahdigtaa inaan qur an ka half bartay oo aan dhameyn hadanah intii aan bartay hilmamay daruufo jiro awgeed marka ma igu danbi baa hadan qur ankii hilmamay oo lakiin hada insha allah soonka kadib rabo inaan hada iyo kow soo bilaabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaal Hibo Nuro

 

Quraanka in la wada xafido waajib ma aha, laakin in la illoobo intaad baratay waa dambi, haddaad dambigaas gashayna sida kaliya ood uga bixi karto waa inaad soo celisaa intaad illowday, ogowna inaan dambigaas kugula jiro oodan kaligaa aheyn. Marka , both of us are in deep trouble, laakin marna ha ka quusan naxariista Allah maxaa yeelay niyadda Musllimka haddey haleeli weyso camal wey ka fiicnatahay camal lagu sameeyay niyad la'aan ama istus.

 

Ogow aakhiro qofwalba darajadiisa jannada laga geynayo ( haddii la geeyo) wexey ku xidhan tahay hadba intuu Quraan ka xafido. Marka hiigso darajada ugu sarreysa oo ah Jannatul firdows, meel lagu waaro oo ka fiican majirto Allah na wada geeyo. Amin

 

 

Walaalkaa

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this