Sign in to follow this  
Xudeedi

W-Bari Elders: “We urge Faroole to take back his call for clans to pick up arms.”

Recommended Posts

Xudeedi   

Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray

July 29, 2010

By admin

 

BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda:

 

Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene;

Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta;

Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira;

Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso;

Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland. Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo.

Shirkan waxaa kasoo qayb galay:

 

Nabadoon Warsame Adan Geesood

Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse

Nabadoon Axmed Siciid Madaxay

Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf

Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq

Nabadoon Abdi Ali Farah

Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor

Nabadoon Abdi Salaad Farah

Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse

Nabadoon Faarax Cali Ilsar

Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi

Nabadoon Boqole Cabdi Qacle

Nabadoon Yuusuf Boobe

Nabadoon Cabdi Halac

Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf

Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad)

Nabadoon Axmad Saalax Caynab

Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan

Nabadoon Maxamed Yousuf Shire

Nabadoon Muuse Gabayre Axmed

Nabadoon Salaad Siciid Jibe

Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir gudigaodayaasha@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira;

Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso;

Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntlan

The elders have spoke

Share this post


Link to post
Share on other sites

Calling out load for the tribes to pick up their guns was terrible move, and I wonder if his son wrote them lines for him. C/laahi Yusuf and Cadde Muuse fought bigger forces and yet they did not cry like this man, and I firmly believe that he ordered Mr Jama Ismail (the prisoner) to be tortured based on the hurt and anger he showed in his speech aftermath of the skirmish.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray

July 29, 2010

By admin

 

BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda:

 

Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene;

Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta;

Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira;

Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso;

Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland
. Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo.

Shirkan waxaa kasoo qayb galay:

 

Nabadoon Warsame Adan Geesood

Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse

Nabadoon Axmed Siciid Madaxay

Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf

Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq

Nabadoon Abdi Ali Farah

Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor

Nabadoon Abdi Salaad Farah

Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse

Nabadoon Faarax Cali Ilsar

Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi

Nabadoon Boqole Cabdi Qacle

Nabadoon Yuusuf Boobe

Nabadoon Cabdi Halac

Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf

Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad)

Nabadoon Axmad Saalax Caynab

Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan

Nabadoon Maxamed Yousuf Shire

Nabadoon Muuse Gabayre Axmed

Nabadoon Salaad Siciid Jibe

Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir

Been badanaa goormay intaas oo nabaddoon yeesheen.

:D:D

 

Waryaa Dhahar people stop to complain for nothing when the chips become broken.

you were the people who begun to kill the inocents in the mosques and streets. and we waited that you get your real

Conscience back for more than one year and seven months. but from now onward waa allow kii roon reeraha u reeb Dagaalkuna waa soconayaa until we reach our aim. Xaalkuna waa ha wareegto giraantu, Qabaa'ilkuna hubka dhigimayaan:D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by dambarsame:

quote:Originally posted by Xudeedi:

Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray

July 29, 2010

By admin

 

BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda:

 

Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene;

Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta;

Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira;

Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso;

Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland
. Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo.

Shirkan waxaa kasoo qayb galay:

 

Nabadoon Warsame Adan Geesood

Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse

Nabadoon Axmed Siciid Madaxay

Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf

Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq

Nabadoon Abdi Ali Farah

Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor

Nabadoon Abdi Salaad Farah

Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse

Nabadoon Faarax Cali Ilsar

Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi

Nabadoon Boqole Cabdi Qacle

Nabadoon Yuusuf Boobe

Nabadoon Cabdi Halac

Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf

Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad)

Nabadoon Axmad Saalax Caynab

Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan

Nabadoon Maxamed Yousuf Shire

Nabadoon Muuse Gabayre Axmed

Nabadoon Salaad Siciid Jibe

Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir

Been badanaa goormay intaas oo nabaddoon yeesheen.

:D:D

 

Waryaa Dhahar people stop to complain for nothing when the chips become broken.

you were the people who begun to kill the inocents in the mosques and streets. and we waited that you get your real

Conscience back for more than one year and seven months. but from now onward waa allow kii roon reeraha u reeb Dagaalkuna waa soconayaa until we reach our aim. Xaalkuna waa ha wareegto giraantu, Qabaa'ilkuna hubka dhigimayaan:D
:D
^Ma idinkaa dirira horta? Ragii dagaaladii Gaalkacyo 'Boowe Ma Durba? Ba'ah!' laga hayo, ma eydan ahayn? :D

 

Adeer weligeedba dagaal ama Dhahar ama Galgalo ama Majiyahan lagu weereray cidna kuma macaashin. Faroole Ashahaado la dirirkiisu haddaad moodeyso ineey kuu diriri karayaan wallee adigaa cirka roob ku og. Lol. Galgala bal ha isku deyaan ineey galaan hadana. Oohinta iyo baryada gobolada deriska ah, dowladaha deriska iyo beryahan caalamkoo dhan ee aad Universal ku arkaysaan dambarsan waxba ha ka sugin, adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this