Sign in to follow this  
biG mOm

4 sheey oo dunida looga maarmo

Recommended Posts

biG mOm   

waxaa la waydiiyey Hassan al basri raxmatulaahi calayhi sirta uu aduunka uga zaahiday

markaas ayu ku jawaabay 4 shay ayaan ogaaday markaas ayaan ka zaahiday aduunka:-

1-waxaan ogaaday in risiqii ilaahay ii qoray qofkale cunayan markaas ayaa qalbigaygii ku dagay.

2-waxaan ogaaday in shaqadayda aanu qabanayn qofkale markaas ayaan isku mashquuliyey.

3-waxaan ogaday in ilaahay i daalacanaayo markaas ayaan ka xishooday in uu igu arko anoo macsiyad ku jira.

4-waxaan ogaaday in mowdku i sugaayo markaas ayaan isu diyaariyey la kulankii rabigay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

once again big mom nice story. u post stories that we could benefit from i really thank u for that. aad iyo aad baad ugu mahadsantahay sheekadani oo quruxda badan oo aad noogu soo postgaraysay meesha tanag u feero armaajo abaydiis lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Batuulo   

jisaaka allah kheir big moma

 

 

waraa Qa'Qa let my eedo alone ;)

thnk you eedo

i wish to be like that..

--i know some day w'll gone

Share this post


Link to post
Share on other sites
mahdi-   

It's obviously a lucid & precisely true quotations that had been gained from one of the most astute Muslim scholars. Yet, we need to fathom what he meant by these 4 qoutaions so as to to attain it's gist and have benefited with it. And to do so, may be we will need to have some more explication about these amazing four qoutation from Hassan Al-Basri.

Are there any further elucidation about this, guys...If so why not share it with the rest of us.

Thanks to Big Mama for her clemency of contributing these precious quotations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this