Sign in to follow this  
Fyr

Somaliland to talk with leaders on disputed border

Recommended Posts

Fyr   

13 May 2005 13:01:09 GMT

 

Source: Reuters

 

HARGEISA, Somalia, May 13 (Reuters) - Leaders from the self-declared republic of Somaliland will meet representatives from their disputed eastern border region next month to resolve grievances ahead of September elections, a minister said.

 

Authorities in Somaliland and the rival enclave of Puntland -- neither of which are internationally recognised -- both lay claim to disputed territory on their border where their security forces have fought occasional clashes.

 

Leaders in Somaliland, which broke away from the rest of Somalia in 1991 to escape chaos engulfing the country, are hoping to persuade members of the *********** community to accept their leadership, rather than side with Puntland.

 

"It's been decided to hold the long overdue conference on June 1," said Somaliland Information Minister Abdillahi Mohamed Du'aleh in a statement released late on Thursday in Somaliland's capital Hargeisa.

 

The *********** have not met the Somaliland government since 2002, when Somaliland President Dahir Rayale Kahin visited the eastern town of Las Anod, prompting forces from Puntland to move into the area. The two sides have since clashed sporadically.

 

Residents in Hargeisa say representatives of the *********** community may be tempted to reconcile with Somaliland's leaders partly to benefit from an influx of aid to Somaliland, which has been relatively stable compared to the rest of Somalia.

 

*********** grievances include their lack of representation in Somaliland's parliament. Elections are due in September.

 

The meeting will take place in the mountainous town of Sheikh, outside the Gulf of Aden port town of Berbera, and is expected to take several weeks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Every story must have two sides.

 

Isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn oo sheegay in aanay waxba kala socon shirka Sheekh

 

Laas Caanood - 14.May.2005 Beyaan ay maanta soo saareen isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn isla markaasna ku socdey idaacadda BBC-da iyo saxaafadda kale ee madaxa bannaan ayaa lagu sheegay in aanay isimada gobolladaasi waxba kala socon war ay sii deysey maalintii shalay idaacadda BBC-du kaas oo sheegayey in shir lagu nabadaynayo xaaladda gobolka Sool lagu qabanayo magaalada Shiikh.

 

Isimadu waxay sheegeen in ay jireen wada hadallo u socdey salaadiinta labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland, balse aanay jirin shir ay ka war hayaan oo ka dhacaya magaalada Shiikh ee gobolka Togdheer.

 

Isimadu waxay sheegeen in aanay beyaankooda ula jeedin in ay joojiyeen wada hadalladii u socdey labada dhinac, hase yeeshee aanay waxba kala socon qaabka wax u socdaan ee dhinaca Somaliland laga sheegay.

 

Beyaankan ayaa waxaa ku saxiixnaa; Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, Garaad C/qani Garaad Jaamac, Garaad C/salaam Xasan Maxamed, Garaad Abshir Saalax Maxamed, Garaad Saleebaan Baraale iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali.

 

Nuux Muuse Birjeeb

SBC Laas Caanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Isimada Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn Ayaa Bayaan Rasmiya Ka Soo Saaray Hadalkii Shalay Ka Soo Yeedhay Maamulka Soomaalidiidka Ee Ku Saabsanaa Shirkii Shiikh

Warkii: May 14, 2005

 

Laascaanood(Radiossc.com):-Waxaa maanta soo gaadhay Xafiiska Radiossc.com ee magaalada Laascaanood Bayaan ay soo saareen Issimada Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn, Bayaankan oo ay Issimadu ku ku caddeyeen mawqifkooda ku aaddan War Shalay laga sii dayey Idaacada BBC-da oo lagu sheegay in Shir lagu qaban doono magaalada Shiikh oo ay ka qayb gali doonaan Issimada Deegaanku.

 

 

Bayaankan oo uu na soo gaadhsiiyey Garaad C/salaam Xasan Max’ed ayaa u qornaa sidan:

 

 

 

To:BBC.Somali Service. 14/5/05.

 

To.Saxaafadda Madaxa bannaan

 

 

 

Ka: Isimada Sool Sanaag iyo Cayn.

 

 

 

Ka dib markii aanu maqalnay war ay shalay ay sii daysay Idaacadda BBC-da oo ka hadlayey shir la sheegay in lagu qabanayo Magalaada Shiikh 1da Jun, ayaa waxaa ka dhashay shir deg-deg ah oo ay maanta oo Taariikhdu tahay 14/5/05 ay isagu yimaaddeen Issimada Beesha Sool Sanaag iyo Cayn, kaasoo looga arin sanayey hadalkaas idaacada laga sheegay, ayaa waxaa aakhirkii Issimada beeshu ka soo saareen bayaan u qornaa sidaan.

 

 

 

Anagoo ah Issimada Beesha degta Gobollada Sool Sanaag iyo Cayn waxaanu ummada Soomaliyeed iyo Idaacadda BBC-da u sheegaynaa in aannaan waxba kala socon shirkaas la sheegay ee lagu qabanayo Shiikh, Waxaa jiray wadahallo u socday Issimada labada Dhinac kaa soo looga hadlayey arrimaha nabad galyada Beelaha Dariska ah ayaanan wax go’aan ah ka wada qaadan wakhtiga la qabanayo iyo meesha lagu qabanayo midna,Taas macnaheedu ahayn in aannu joojinnay wadahalkii nabadda, lakiin qaabkan wax u socdaan waxba kalama soconno, mana tagayno.

 

 

 

Garaad C/qani Garaad Jaamac

 

Garaad Saleebaan Garaad Max’ed.

 

Garaad Abshir Saalax Max’ed

 

Garaad C/salaam Xasan Max’ed.

 

Suldaan Siciid Cismaan Cali

 

Garaad Saleebaan Buraale.

 

 

 

Radiossc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Isimada Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn Ayaa Bayaan Rasmiya Ka Soo Saaray Hadalkii Shalay Ka Soo Yeedhay Maamulka Soomaalidiidka Ee Ku Saabsanaa Shirkii Shiikh

Warkii: May 14, 2005

 

Laascaanood(Radiossc.com):-Waxaa maanta soo gaadhay Xafiiska Radiossc.com ee magaalada Laascaanood Bayaan ay soo saareen Issimada Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn, Bayaankan oo ay Issimadu ku ku caddeyeen mawqifkooda ku aaddan War Shalay laga sii dayey Idaacada BBC-da oo lagu sheegay in Shir lagu qaban doono magaalada Shiikh oo ay ka qayb gali doonaan Issimada Deegaanku.

 

 

Bayaankan oo uu na soo gaadhsiiyey Garaad C/salaam Xasan Max’ed ayaa u qornaa sidan:

 

 

 

To:BBC.Somali Service. 14/5/05.

 

To.Saxaafadda Madaxa bannaan

 

 

 

Ka: Isimada Sool Sanaag iyo Cayn.

 

 

 

Ka dib markii aanu maqalnay war ay shalay ay sii daysay Idaacadda BBC-da oo ka hadlayey shir la sheegay in lagu qabanayo Magalaada Shiikh 1da Jun, ayaa waxaa ka dhashay shir deg-deg ah oo ay maanta oo Taariikhdu tahay 14/5/05 ay isagu yimaaddeen Issimada Beesha Sool Sanaag iyo Cayn, kaasoo looga arin sanayey hadalkaas idaacada laga sheegay, ayaa waxaa aakhirkii Issimada beeshu ka soo saareen bayaan u qornaa sidaan.

 

 

 

Anagoo ah Issimada Beesha degta Gobollada Sool Sanaag iyo Cayn waxaanu ummada Soomaliyeed iyo Idaacadda BBC-da u sheegaynaa in aannaan waxba kala socon shirkaas la sheegay ee lagu qabanayo Shiikh, Waxaa jiray wadahallo u socday Issimada labada Dhinac kaa soo looga hadlayey arrimaha nabad galyada Beelaha Dariska ah ayaanan wax go’aan ah ka wada qaadan wakhtiga la qabanayo iyo meesha lagu qabanayo midna,Taas macnaheedu ahayn in aannu joojinnay wadahalkii nabadda, lakiin qaabkan wax u socdaan waxba kalama soconno, mana tagayno.

 

 

 

Garaad C/qani Garaad Jaamac

 

Garaad Saleebaan Garaad Max’ed.

 

Garaad Abshir Saalax Max’ed

 

Garaad C/salaam Xasan Max’ed.

 

Suldaan Siciid Cismaan Cali

 

Garaad Saleebaan Buraale.

 

 

 

Radiossc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

This is really where Ngonge usually goes

" somali attitude mode off".

 

Somalilanders: A meeting will take place within our borders.

 

Puntlanders: what meeting ? what borders?

 

Nolanders: eh ONLY we redraw borders !!

 

B4 we go deep into the Issue of meeting and it´s agenda , that is if it ever takes place,

 

let us ask ourselves Why Now?

1: Is Somaliland politically teasing the Sol Sanag and Ayn ppl cause Puntland elections haven´t gone their way?

 

2: Has Haegeisa given up the militry alternative since last confrontation?

 

If someone dosen´t come up with a better n deeper enlightment , the whole thing seems a deja vu.

 

Craziness is doing the same thing on n on while expecting diffrent results !!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

Every story must have two sides.

Your right this story isn’t any different, but like any other news outlet the truth will be seen/told in due time, so let’s sit back and watch what happens.

 

 

1: Is Somaliland politically teasing the Sol Sanag and Ayn ppl cause Puntland elections haven´t gone their way?

Which way would Somaliland favoured the election? Please enlighten us!

 

 

2: Has Haegeisa given up the militry alternative since last confrontation?

In my opinion the military build-up in Sool was to stop Puntland from advancing more into Sool rather than an option to keep on the table if future talks breakdown. Attacking the regional capital will just alienate and anger the inhabitants, a good example of alienating the inahabitans is eastern Saanag, were Puntland is doing fine job of alienating the inhabitants,

Somaliland is trying to do precisely the opposite.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

In my opinion the military build-up in Sool was to stop Puntland from advancing more into Sool rather than an option to keep on the table if future talks breakdown. Attacking the regional capital will just alienate and anger the inhabitants, a good example of alienating the inahabitans is eastern Saanag, were Puntland is doing fine job of alienating the inhabitants,

Somaliland is trying to do precisely the opposite.

Fyrkan thats false, Somaliland is Is the occupying force and inhabitants of sool Sanaag and cayn are dissatisfied with Somaliland’s aggression against sool Sanaag and cayn, I suppose you are either stubborn (some one who blindly support his clan-state even when his clan-state attacks other neighboring clans) or bankrupt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Originally posted by Fyr-Kanten:

1: Is Somaliland politically teasing the Sol Sanag and Ayn ppl cause Puntland elections haven´t gone their way?

 

Which way would Somaliland favoured the election? Please enlighten us!

Dear 4 cornered , You sure wonder what grammer get to do with getting chicks , but in my Question

 

If things go Somaliland´s way , i´d use "it´s way".

 

but since i used "thier way" ONLY the ppl of Sol,sanag n Ayn are left to be meant.

 

now,If i try to answer your question as is( i assume you´re eager to hear my eloberation on it)

 

politically speaking Somaliland would prefer that there were NEVER elections in Puntland and Puntland never existed in the 1st place.

 

u sure wonder why? and even add that you´re not haters n so on n so on.

 

bu tthe thing is back in 91 When Barre was ousted , unluckily the D clan became outomatically the ONLY victim ( maybe the RRA too ).

 

BOTH YOUR SNM n MY USC came out as the winners, but then since we´d no common agenda for Somalia

specially an Agenda that would deminish the D Clan from the political theatre( thank god we haden´t).

they´re back with capital B.

You went your way , u took advantage of the status quo n declared Somaliland.

as a USC i´m fine with the federal plan, so should you :D

 

I quit beleiving is Somaliland when it´s founding father and 1st president "Tuur" said

 

" i´m a Somali citizen n will die so "

 

 

Now could you prove me wrong and prove the contrary?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

Fyrkan thats false, Somaliland is Is the occupying force and inhabitants of sool Sanaag and cayn are dissatisfied with Somaliland’s aggression against sool Sanaag and cayn, I suppose you are either stubborn (some one who blindly support his clan-state even when his clan-state attacks other neighboring clans) or bankrupt.

Generalizing won’t get your opinion across SOO MAAL, just stat your opinion and leave out what I’m or supposed to be.

 

 

Johhny B jr

I apologize for misreading your sentence. Now back to your question, now correct me if I’m wrong you’re saying that the people of Sool and Saanag are unhappy with the outcome of the Puntland elections? hence “elections haven’t gone their wayâ€, right?

 

If I remember correctly the day after the election some Puntlanders posted a diagram of the votes from the respectively regions which showed who they voted for, unexpectedly the majority of the representative of these regions choose the current president. So according the diagram the election went their way.

 

politically speaking Somaliland would prefer that there were NEVER elections in Puntland and Puntland never existed in the 1st place.

In my opinion No! you see there are many things in life I prefer over the other. For instance I prefer law and order above anarchy so I wouldn’t wish lawless on Puntland as a fellow Somali, same goes with Mogadishu I prefer law and order over anarchy. But politically speaking who wouldn’t prefer non existence of other states they confront with now and then.

The word “prefer†shouldn’t really exist in the politically arena in my opinion.

 

"Johhny B jr" Let’s not dwell on the past, I can assure you that there were no winners in the civil war. I’am fine with my republic that has survived for over a decade now and insallah it will continue, I’m not about to change for a federal who is on the edge of a cliff. But I’ am happy that your fine with your choice.

 

Now could you prove me wrong and prove the contrary?

On which statement?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Johhny B jr:

...the thing is back in 91 When Barre was ousted , unluckily the D clan became outomatically the ONLY victim ( maybe the RRA too )...BOTH YOUR SNM n MY USC came out as the winners...

You speak the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Taageerida Baaqii Isimadu ka soo saareen Laascaanood

Anagoo ah jaaliyada ku dhaqan Finland waxaanu taageersan nahay baaqa ay soo

saareen qaar ka mida Isimada Sool Sanaag iyo Hawd cayn ee ku wajahnaa ka

hortaga afduubka masiirka beesha, kaasoo ay ku cadeeyeen mawqifkooda

beeleed, waxaanu xoojinaynaa haddaanu nahay jaaliyada reer Finland ee ka

soo jeedda S S H, afatan qodob ee soo socda in indhaha lagu hayo:

• In la taageero bayaankii Isimadu soo saareen debed iyo guddo.

• In la wacyigeliyo shacabka gudaha oo la yidhaahdo iska saara ciidanka idin

dul fadhiya ee haysta dalkiina.

• Inaan lagu kadsoomin dabinadooda ay ku gaadaan shirarka kuna laayaan

ergada, waayo daggalkii haye wuxuu ku dhacay ergadii nabada ee ay laa yeen,

91kii daggaalkii xudun wuxuu ka kacay ergadii nabada u fadhidey ay ku

laayeen San nirgood sida xunna loogu xasuuqay, isla 91kii waxa dhacay

afduubkii Isimadii heshiiska nabada u tegey Burco ee la yidhi gooni goosad

bay wax ka saxeexeen, iyodhagaro kale oo la mid ah.

• Waa in beeshu ogaataa haddii Soomaaliya quus noqoto oo beesha galbeed ee

Somalilandna ictiraaf la siiyo, caalamkuna ka quusto Soomaali weyn inaan

cidi is hor taagi karin SSH inay noqoto dawlad madax banaan ee taa ha lagu

bishaareysto.

 

waxa ku saxeexan bayaankan :

1) Caduqaadir Moxamed Nadiif

2) Axmed Moxamed Moxamud

3) Yaasiin Cabdillaahi Xandulle

4) Axmed Moxamed Diiriye

5) Maxamed Xasan Jaamac

6) Cabdiraxmaan Jaawali

7) Moxamed Axmed Nur

8) Cadiladiif Cabdillahi Jaamac

9) Moxamed Jaamac Dacar

10) Cabdirashiid Maxamed Jaamac

11) Moxamud Saalax W.

12) Faysal Moxamed C.

13) Fuaad Moxamed C.

 

14) Cumar Xaaji Cismaan

 

15) Cali Moxamud Saleebaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Maxaa Kala Haysta Maamulka Soomaalidiidka Iyo Madax dhaqameedyada Sool Sanaag Iyo Cayn?!!!

Warkii: May 16, 2005

 

Wadanka Maraykanka oo sheegta inuu yahay Askarta Adduunka, waxaan wada ogsoonahay inuu si buuxda u taageero Yuhuudda, hadaba maraykanku wuxuu ka caaddo dhigtay Dawlada Yuhuudu markay diyaarada ku weerarayso, taangiyadana ku baabi’inayso Falastiin, wuxuu isku dayaa inuu indhaha caalamka ka jeediyo!!!....

 

 

Ujeedada tusaalahaasi waynu u soo noqone, soomaalidu waxay ku maahmaahda ‘Gaalka Dil Gartiisana Sii!!’ in badan baanu soo bandhignay ismaandhaafka fikradeed ee u dhexeeye Shacabka SSC iyo Maamulka Soomaalidiidka, in badan baanu daaha ka faydnay afkaaraha iyo mabaadiida ay goboladani Aaminsan yihiin, sida Midnimada Ummadda Soomaaliyeed oo agtooda ka ah lama taabtaan, in badan ayaanu ka hadalnay damaca qaawan iyo dhulballaadhsiga ay wadaan, in badan baanu nidhi ‘Waar hooy ka joogga geeda gale looma geed galee!!’, hase ahaatee waxaa iska cad inaysan quusanine, mindhaa waxay istuseen wada hadal inay mashqaca ku baadhaan?!!!!...

 

 

 

Horta waxaa ayaan daro ah in aad maalin walba la timaadaan waxaan loo fadhiyin, tusaale ahaan haday Saleebaan Nuur iyo Siilaanyo ay idinku canaanteen Sool arrinkoodii xukuumadda Rayaale way ka gaabisey, hadee idiina ma isa soo maqiiqaysaan?!!! Ina Rayaale iyo Ina Dhoolla yaroow mise xaalkiinu waa qiiq isku qaris iyo Qoryo ismaris?!!!...

 

 

 

Saaxiibayaal waxaynu ka war haynaa in dhowr bilood ka hor la yidhi xaalada cakiran ee u dhexeysa Maleeshiyada Rayaale iyo Ciidamada Daraawiishta ee sooma jeestayaasha ee isku hor fadhiya Jiidda Hore ee gobolka Sool arrinkooda wada hadal nabadeed ha lagu soo afjaro. Dhanka Isimada SSC iyagu arrinkaasi meel fiican bay iska taageen waxayna qalabka warbaahinaha ka sheegeen inay diyaar dhankooda ka yihiin, balse dhanka Somaliland ma go’aan qaadashadii baa ku cuslaatay? Ma dhankii ina Rayaale ayey wax si ka noqdeen?

 

 

 

Xaalku si kastaba ha noqdee Siilaanyo iyo intii la socotey waa tii ay ku bilaabeen in xilka laga xayuubiyo Ina Rayaale, ka dibna arrinkaasi wuxuu dalaq u yidhi guriga looga arimiyo, isna waxaa laga soo sheegay tiro kor u dhaaftay 42 qof inay saxeexa ku taageen in Odaygaasi dibada la dhigo. Xaalkii oo meel fiican u maraya ayaa gacan yaraha Ina Rayaale Waa Jirdee halkii arrinka lagu hayey intuu yidhi Taleefoon baan ku hadlayaaye sii wada, ayuu warkii farta ka saaray saaxiibkiis Ina Rayaale, una raaciyey Maxaa Xal ah?!!!.

 

 

 

Marka si aan mooshinkani u meel marin, waxaa xildhibaanada Idaacadda Hargeysa looga sheegay 45 casho in ay fasax yihiin, sidaasi ayaana lagu kala direy, hase ahaatee arrinkii baa bug yidhi cirkana isku shareeray Qaybe oo imaaraadka la yidhi Guri buu ka iibsanayaa ayey qayla dhaantii gaadhay, isna haduu yimi wuxuu ka dhawaajiyey in goluhu isu soo laabto, oday Rayaalana Kursiga yar ka dego, Boorame aadyaa!! Jabuuti Aadyaa!! Inuu kabihiisa meesha Ilado!!!...

 

 

 

Walaalayaal ilaahay runta cadeeya buu yidhiye, arimahaasi oo isbiirsaday iyo qaar kaloo dadan, baa waxay abuureen in uu la soo derso jahwareer iyo khalkhal siyaasadeed, oo loo maara waayey. Hadaba horaa loo yidhi Haday Foolli Timaado Guda Qarsi Dhamaaye, arrinkani wuxuu noqdey mid indhaha shacabku la socdaan, maadaama ay iyaguna ilaa burburkii isu bedelleen wada siyaasiyiin, xitaa wax kale iska daaye waxay noqdeen kuwo u dheg taaga Xam xamta hoose…. Marka Kooxdii Ina Dhoolla yare horkacayey waxay bilaabeen, si ay indhaha shacabkooda isaga jeedinayaan, dabadeedna waxay ka sanqadhiyeen Madax dhaqameedyada Gobolka Sool iyo waxaa kulmaya Maamulka Soomaalidiidka?!!!

 

 

 

Akhyaareey hadalkaasi oo ahaa mid ay aad ugu riyaaqeen shacabkooda, siyaasad ahaana ay ugu tala galeen inay indhaha shacabka iskaga jeedinayaan sida Maraykanku uu indhaha caalamka uga jeediyo Yuhuuda, maxay ka yidhaahdeen Isimada Goboladaasi SSC?!!! Wixii ay yidhaahdeena hadaad u baahan tihiin ka dhegaysta webka www.radiolascaanod.com iyo Garaad Saleebaan oo si geesinimo leh uga jawaabaya, Allaahu Akbar!!, Ina dhoolla yaroow saaxiib Biibiilahaasi kugu qaraxye bal xarfad kale doon?!!!!

 

 

 

Intaasi dabadeed Reer Burco Iyo Reer Hargeysoow waxaa laga yaaba in aad is weydiinaysaan, war hadaynu isku dhaqan nahay isku deegaanahay, xigto iyo xigaal nahay maxaydin wax walba oo aanu soo jeedino aad noogu gacma saydhaan?!!! Horta su’aashaasi ayaa madaxiina ku wareegaysee bal aanu idinka shaafinee intan yar si miyir ah u akhriya:

 

Idinka goosasho iyo gooni isu tag baa idinku qufulan, anagana in ay soomaalidu midowdo aan aynaan abidkeen kala go’in.

Idinkoo ka duulaya xuduudihii isticmaarka ayaad leedihiin SSC dad iyo dalba waa Reer Somaliland, anaguna waxaanu qabnaa xuduudahaasi inay si sharci ah u baaba’een, markii la midoobay, maamul haday noqotana waxaanu nahay Puntland.

 

 

Hadaba xaalkeenu waxa weeye Ninba Meel Ku Asqowyee, ilayn Xuud Xuud ma liqee Maxaa Xal ah?!!! Aar saaxiibayaal Federaalkay ku caana badinaysaaye, waa inooyo kobtaasi, hadii kale halkiini ku dheganaada, oo Ina Rayaale Iyo Ina Dhoolla yare marba sheeko aan dhamaad lahayn ha idin keeneen!!!...

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Jaalliyadda Sool Sanaag Iyo Cayn Ee Ku Dhaqan Boqortooyada Ingiriiska Oo Taageero Iyo Hambalyo U Diraya Madax Dhaqameedyada Sool Sanaag Iyo Cayn.

 

Warkii: May 23, 2005

 

London(Radiossc.com):- Haddii aanu nahay Beesha Sool ee ku dhaqan waddanka Ingiriiska, waxaanu taageersanahay go’aankii ay qaateen Madax dhaqameedyada Sool Sanaag Iyo Cayn, ee isagu ku wajahnaa shirkii Nabadaynta ahaa, ee ay sida qayaxan u soo fara gashadeen Maamulka Hargeysa.

 

 

Waxaanuna u soo gudbinaynaa Hambalyo iyo Taageero waafi ah, waxaanuna aad iyo aad ugu faraxsanahay Mowqifkaasi midaysan ee ay qaateen, iyo weliba sida geesinimada leh ee ay u caddeeyeen halka ay ka taagan yihiin shirk u sheegii uu doonayey inuu Maamulka Hargeysa soo dhoobdhoobo… Inkastoo aanan soo koobi Karin dadka sida weyn u taageeray go’aankaasi xalaasha ah, nadiifta ah ee aan madmadowga lahayn, misana waxaa si weyn u taageeray dadkan hoos ku xusan:

 

 

 

Axmed Saleebaan Sancad.

Cismaan Durraan Axmed.

Cabdow Faarax Mudhe.

Cismaan Jaamac Gaafaadhi.

Axmed Ibraahim Cawaale (Biid).

Axmed Geelle.

Muuse Cali Koore.

Maxamed Xaaji Xaashi.

Nuur Xasan Falaalug.

Maxamuud Maxamed Dhuux.

Xasan Ciise Qase.

Cabdiraxmaan Dalmar.

Faarax Warsame Cismaan.

Yaasiin Axmed Sulub.

Aadan Garaad Soofe.

Aadan Garaad Maxamed.

Keyf Cali Qambi.

Duullane Ducaale Darwiish.

Carab Cilmi Ciid.

Cabdul Maxamed Cali Bulay.

Axmed Fardaale.

Ismaaciil Ibraahim Ducaale-Aftaag.

 

 

Kama dambaystii Madaxdhaqameedyada Sool, Sanaag Iyo Cayn waxaanu leenahay haddii aanu nahay Jaalliyadda u dhalatay deegaanka, go’aankiinaasi midaysani aad iyo aad ayuu noo farxad geliyey, aad baanu ugu diirsanay, waxaanuna idinka codsanaynaa inaad halkaasi ka haysaan, midnimadiinuna waa muhiim, waana guushayada iyo wanaagayaga, idinkana taariikhda ayeydin baal dahab ah ka geli doontaan….

 

 

 

Baaqan Taageerada ah waxaana soo gaadhsiiyey Cismaan Durraan Axmed

 

 

London UK

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this