Sign in to follow this  
Maaddeey

Guddoomiyaha UWSLF oo Godey lagu soo dhoweeyey!

Recommended Posts

Maaddeey   

Guddoomiyaha ururka UWSLF sheekh ibraahim oo si aad u ballaaran godey loogu soo dhoweeyay

By SomaliMirror on 3 May, 2010 5:43 PM in Main, Wararka

 

Dadweyne kumanyaal gaaraya oo suxufiyiinta qaarkood ku tilmaameen inay toban kun oo qof gaarayaan ayaa maanta godey ku soo dhoweeyay guddoomiyaha ururuka UWSLF sheikh ibraahim dheere oo ka soo dagay garoonka magaalada barqanimadii maanta.

 

 

Dadweynaha guddoomiyaha soo dhoweeyay oo isgu jiray dhammaanba qaybaha bulshada deegaanka ku nool ayaa ruxayay calamada ururka UWLSF iyo halkudhegyo lagu soo dhoweynayo madaxda ururka waxaana ka mid ahaa erayadii dadweynuhu ku dhawaaqayeen “ soo dhowaada madaxda ururka soomaali galbeedeey” .

 

Guddoomiyaha iyo waftigii weheliyay oo dadka soo dhoweeyay ay safnaayeen garoonka magaalada ilaa bayd mingisti ayaa aad uga mahadceliayay sida diirran ee magaalada loogu soo dhoweeyay waxayna isla markiiba u sii gudbeen deegaanka cadaale oo lagu wado in arbacada soo socota oo ka furmo shirweynihii ururka UWSLF waxaana lagu wadaa inay ka qaybqaataan madax dhaqameedyo badan aqoonyahanno iyo waxgarad kaleba.

 

Suxufiyiin goobjoog ahaa oo ay shabakadda somalimirror la xiriirtay ayaa soo dhoweynta wafdiga guddoomiyaha ururka UWSLF ku tilmaamay mid aan marnaba la qiyaasi Karin oo dadkii joogay aad u qiiro galisay, waxayna wariyayaashaasi sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo gudbin doono muuqaalladii maanta laga duubay xafladda soo dhoweynta, waxayan intaas raaciyeen ijn tiifiiyada Universal, HCTV iyo warbaahin kale oo ka socotay saxaafadda iyoobiya ay wada duubayeen qaabkii ay soo dhoweyntu u dhacday.

 

Wixii tafaasiil ah ee ka soo kordha shirweynaha ururka UWSLF gadaal ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa waxaana ka cudur daaraneynaa khadka internetka ee godey oo aan ku filneyn soo tabinta muuqaallada iyo sawiirrda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool, maya ee waxaad ii sheegtaa emblem-ka hoose booska AK-47 maxay ku bedeli doonaan? :D

Somali_galbeed_logo.jpg

Sideen ula dhacaa nimankii shalay waan jihaadeynaa lahaa in maanta Godey ku soo dhoweeyaan Da'ud Iley & Tigree-giisa?, sideyse danta umadda uga hadlaan iyadoo Tigree-gu kor taaganyahay?, ceebta Alle ha asturo.

Waxaa sidoo kale gudoomiyaha halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay dowladda Federaalka Ethiopia waxaana maanta Magaalada godey ay aheeyd markii ugu horeysay ee ay is dhex galaan Ciidamada Soomaali Galbeed iyo kuwa dowladda Ethiopia.

 

 

 

Shacabka reer godey ayaa arinkaasi ku tilmaamay guudl u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed ee Magaaladaasi maadaama mudo 18 sano ay ay kala qeybsanayeen labadaasi ciidan oo ay dagaalamayeen.

 

 

 

Ugu horeyn madaxweyne Daa’uud Max’ed Cali oo halkaasi dadeynaha kula hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay farxad weyn u tahay Maanta Maamulkiisa islamarkaana ay magaalada ku soo dhaweynayaan Gudoomiyaha maanta soo gaaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

caku iyo soomalida iyo sida aay wax usoo tabiyaan. Maqaalkas kore ee dheer inta aan aqriyey ayeey sheekadii waxay dhaafi weysay waa lasoo dhaweeyey iyo airportka iyo daweyne. repetitive repetitive repetitive peace of bulsh1t.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool, maad inta is xanjafisid alabatation mid ah noo sameysid? :D

 

Somalimirror aa la yiraah, wixii ay jecelyihiin say maceeya isu leeyihiin ay qas-qas ka dhigaayaan!, waxa fiicnayd mid pro-ONLF ah inuu wax ka qoro. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ article xiiso leh ayuu ilal noqday markaa waa danenayey inaan si fiican u dheehdo balse to my disappointment waxay sheekadii oo dhan nala dhaafi weysay oo ka bilaabatay airportki oo ninku ka soo degey & dadkii soo dhaweeyey basa halka laga filayey inaay na siiyaan full account of wixii dhacay, sabab uu addis iyo ayaga isku soo dhaweeyey ama suddenly friend unoqdeen, waa siddee xirrirka ONLF iyo iyaga muxuu yahay planka urrukiisa mustaqbalka soo socda iwm. yacnii extensive coverage of this story waa haddee somali DIY journalism awalan waxba laga sugayenin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Maaddeey:

 

Somalimirror aa la yiraah, wixii ay jecelyihiin say maceeya isu leeyihiin ay qas-qas ka dhigaayaan!, waxa fiicnayd mid pro-ONLF ah inuu wax ka qoro.
:D

LOOL, Wanted to see what an ONLF supporter would say about this?

 

UWSLF For Sale, any offers?

 

In the past few weeks it has come to light that the sorry excuse for a liberation movement that goes by the name of UWSLF has fallen pray to the tactics of the devil himself and have abandoned the few dozen men in their rag tag militia while cowardly accepting the marginalization and inhuman treatment of the inhabitants of the ******.

 

With national elections forthcoming in just a few weeks, it is no surprise that the racist and immoral TPLF regime would do anything in its power to distract and divide its opponents even if that means buying off a worn-out and dysfunctional militant organization that has yet to produce a well written press release. However, the Ethiopian regime is in for a rude awakening if it believes that this action will somehow shake up or deter supporters from the ONLF, which has become the number one threat to the existence of the Nazi like EPDRF regime.

 

After failing to defeat the ONLF militarily, Meles Zenewi and his obedient slaves have tried everything in their book of tricks to deter supporters from the ONLF but have sadly failed. This latest attempt to seek out a former terrorist organization as an ally is nothing but laughable and demonstrates how desperate and low the Ethiopian government has become. Faced with mounting criticism from both state leaders and international organizations, it is no surprise that the Ethiopian regime would result to using such tactics in order to distort the true reality in the ******.

 

The leaders of UWSLF are also in for a rude awakening if they genuinely believe that the Ethiopian government is ready to address and eliminate the long-standing grievances of the ****** people. Any rational person would agree that the Ethiopian government is simply exploiting the brain dead leaders of UWSLF for their short-term political goals and will simply dismiss them after such goals have been achieved.

 

The decision of the UWSLF is one that is both unfortunate and insignificant to our struggle for self-determination and peace, which lies in the hearts and minds of millions of Somalis in ******. Since its existence, Somalis in ****** have overwhelmingly supported ONLF and will continue to remain loyal and refuse to be cheaply bought out like that of the UWSLF.

 

If the Ethiopian government wishes to genuinely address the longstanding conflict and grievances of the ****** people. It must first and foremost agree to the demands set forth by the ONLF, only than can a truly effective peace process begin. Until then, the ONLF will continue to strive for the self-determination that lies in the hearts of the ****** people, and the Ethiopian regime can continue to associate itself with any terrorist organization it wishes, after all they have the same moral standards.

 

Although the struggle for independence from Woyanee rule has been long and rigorous we shall continue to strive until the dream of a free and independent ******ia becomes reality, for to abandon this dream is an insult to our forefathers, culture, and to the thousands of men and women who’s blood has be shed for our beloved land.

 

Abdifatah, OYN member.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOL@dhan isu raaca. Waar waa 2010, tolnimo waa laga tagay, ururo xisbiyo baa jira boowe. Afkaar kala duwan baa lakala wataa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Zack

Wish doing well. Abdi-fatah is selling his political point of view that exists. People in the Region need peace at any cost so let politicians come up with innovative political solution, not emotional like that one!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Ilax, doing good here bro, hope all is well for u as well, I barely agree with what Abdifatah wrote, specially calling itixaad a terrorist organization ain't just right. That being said, thought this agreement is a step closer to a peaceful resolution I don't believe it will have a great impact on the situation on the ground. The ONLF will still be on war with the tigrays and Inna ileey and Daud Axmar will continue the attrocities they commit in their day to day job.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

I agree, but this peace deal will have add on effect. The ONLF has to come up with clear startegy if they stand what they are saying. And wish to be on borad for similiar peace deal.If peace is in the Region, I wish no one can justfy such attrocities as they are given the green light with the existing political situation in the Region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Peace is what we want, bro, but it doesn't seem that meles and his woyane colleagues want the same thing. If they did they would've agreed to the ONLF's simple demand for getting the process of peaceful agreement started and that is to meet the ONLF leaders in a third and neutral country (and not in Cadaadley, Godey :D ).

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Gudoomiyaha Ururka UWSLF oo si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey

 

Kumanaan qof oo caleemo qoyan ruxaya ayaa maanta si heer qaran ah u soo dhaweeyey gudoomiyaha Ururka UWSLF Sheekh Ibraahim Sheekh Muxumed oo abaarihii 11 barqanimo kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey.

 

Soo dhaweyntan ayeey wariyaasha Dhanaan.com u jooga magaalada Godey ku tilmaameen mid aan horay loo arag nooceeda oo kale ah.

 

Shacabka soo dhaweynta ka qayb qaadanayey ayaa ku dhawaaqayey hal ku dhagyo kicinayey shucuurta dadka halka qaar kalena ay ilmeeynayeen shucuurta ay dareemayeen iyagoo ruxayey astaanta Ururka.

 

Gudoomiyaha iyo waftigii la socday ayaa muda yar kadib loo gudbiyey madashii shirweynaha ee degmada cadaadlay.

 

ibrahim_godey.jpg

 

ibrahim_godey2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this