Sign in to follow this  
General Duke

Djibouti: Cabinet announcement, names in

Recommended Posts

From SBC news desk

Wasiirka Qorshieenta iyo Xiriirka Caalamiga : C/raxmaan Cabdi Shakuur

Wasiirka wgaadiidka circa iyo dhulka: Axmed Jaamac Jangali

Wasiirka tacliinta iyo hidaha sare: Ibraahim cadow

Wasiirka Arimaha gudaha : C/qaadir Cali Cumar

Wasiirka Amniga Qaranka: cumar Xaashi aadan

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Bada: Br C/raxmaan Ibi

Wasiirka Arimaha Dibada : oomaar

Wasiirka maaliyada iyo Lacagta :Shariif Xasan Sh Aadan

Wasiirka Badrolka iyo Shidaalka: C/waaxid cilmi Goonjeex

Sidookale wasiirada Waxaa ka mid ah Caasha Axmed Cabdala, Cabdala Boos, Maxamed Cabdi Xaabsade .

Qoraalkan oo aan aheyn mid si toos ah aan loo shaacinin balse waxaa uu yahay mid aynu ku helnay si hoose oo qarsoodi ah waxaana haatan soconaysa Diyaar garow loogu jiro sidii loo dhageysan laha kudhawaaqista Raiisul wasaraha oo lagu wado in u goordhow soo galo xarunta ayna furanto xaflada ku dhawaaqa wasiirada cusub,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is juje? he said he was going to give the full list an hour before the announcement.. His butler must let him down this time. :D

The leak is all over the net now..I just posted in the other thread and here it is too..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee DFKMG oo Lagu Dhawaaqay oo ka kooban 36 wasiir - Feb 20, 2009

 

Jabuuti: Waxaa maanta (Jimce Feb 20, 2009) ra'iisul wasaaraha DFKMG Cumar C/rashiid Cali Sharmarke uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada ee cusub. Waxana uu magacyada wasiirada kaga dhawaaqay xaflad ka dhacday Jabuuti oo ay kasoo qayb galeen xildhibaanada DFKMG ee laga sugayo in ay wasiradaas ansixiyaan. Golaha wasiirada ee xukuumada labada sano ee la magacaabay oo tiradoodu tahay 36 wasiir waxay kala yihiin:

 

Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Kaluumeysiga: Prof C/raxmaan Ibraahim Ibbi

Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyada iyo Lacagta: Shariif Xasan Sheekh Aadan

Ra'iisul wasaare ku xigeen ahana Wasiirka Tamarta iyo Shidaal: C/waaxid Cilmi Goonjeex

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha : Cabdalla Boos Axmed

Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda: Maxamed Ibraahim Xaabsade

Wasiirka Arrimaha Gudaha: C/qaadir Cali Cumar

Wasiirka Caddaalada iyo Garsoorka: C/raxmaan Maxamuud Janaqow

Wasiirka Arrimaha Dibadda: Maxamed C/laahi Oomaar

Wasiirka Gaashaandhiga: Maxamed Cabdi Gaandi

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah: C/raxmaan C/shakuur Warsame

Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Aaden Cali

Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Haweenka: Fowsiyo Maxamed Sheekh

Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Naafada: Maxamed Cali Ibraahim

Wasiirka Gargaarka Aadamiga: Maxamuud Cabdi Ibraahim

Wasiirka Warfaafinta : Farxaan Cali Maxamud

Wasiirka Cilmi Baarinta iyo Technolojiyada: Maxamed Cali Xagaa

Wasiirka Caafimaadka: Qamar Aaden Cali

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayr "Maareeye"

Wasiirka Jaaliyadda Dibada: C/laahi Axmed Cabduli As-hari

Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta: Axmed C/laahi Waayeel

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare : Prof. Ibraahim Xasan Caddow

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf

Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga: Khadiijo Maxamed Diiriye

Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble

Wasiirka Amniga Qaranka: Cumar Xaashi Aadan

Wasiirka Xannaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan

Wasiirka Beeraha : Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud

Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta : Maxamed Mursal

Wasiirka Dib u dhiska : Xuseen Ceelaabe faahiye

Wasiirka Dalxiiska iyo Durjoogta: Maxamed Xuseen Giriig

Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta: C/risaaq Cismaan Juurile

Wasiirka Ganacsiga : C/rashiid Maxamed Ciro

Wasiirka Warashadaha: C/raxmaan Jaamac Cabdalla

Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka : Cali jaamac Jangeli

Wasiirka Degaanka iyo ilaalinta bay'adda: Burci Maxamed Xamsa

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 20, 2009

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this