Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: PM Gacma-Dheere seeks Arab world support for Somalia

Recommended Posts

Rai'sulwasaare Maxamed Maxamuud Gacma-dheere oo ka Codsadey Wadamada Carbeed Taageero.

 

Ra'iisul Wasaaraha sharciga ah Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma Dheere) ee uu magacaabay Madaxweyne Yuusuf ayaa ugu baaqay dalalka carbeed inay kaalin ka qaataan xal u helida mushaakilka ragaadiyey dalka Soomaaliya.

 

Isagoo la hadlayay Wargeys Carbeed ayaa Ra'isulwasaare Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma Dheere uu sheegay in Dalalka Carbeed ay bilaabaan nidaam suurta gelinaya sidii ay usoo nooleyn lahaayeen saaxibtinimada Soomaaliya, isla markaana gacan ka geystaan sidii Soomaaliya cagaheeda isugu taagi laheyd.

 

Ra'isulwasaare Gacma Dheere oo ah nin aqoonyahan aadna u yaqaan Afka Carabiga, isla markaana si weyn looga yaqaan Dalalka Carabta, oo uu horay ugu soo waxbaratay Dalka Ciraaq ayaa rajo ka muujiyay wada shaqeyn dhab ah oo dhex marta Xukuumadiisa iyo Dowladaha Carbeed.

 

Ra'isulwasaare Maxamed Maxamuud Gacma Dheere waxa uu sheegay in Somalia ay tahay dal carbeed oo aan marna ka maarmin dalalka carabta, istiraatiiji ahaan iyo dhalashoba loogana baahan yahay dalalka carabta in ay is garab taagaan Somalia sida ay uga gudbi lahayd marxaladda ay ku jirto.

 

Waxaa uu ka codsaday Dowladaha Sacuudiga iyo kuwa kale inay u istaagaan sidii ay ugu oofin lahaayeen balanqaadkoodii ahaa ka qeyb qaadashada Dib u dhiska Soomaaliya iyo Hey'adaha Dowladda KMG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unlike most Somali leaders the new PM is a man who grew up and studied in the Arab world, went to universities in Damascus & Baghdad and speaks the language better than anyone and knows the culture very well. He has deep contacts in the Arab world which should assist him a great deal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia oo kacodsatay dalaalka carabta inay kaalin kaqataan xalu helida Somalia

 

Maxed Maxamuud Gacmadheere oo uu madaxweyne Yuusuf dhawaan u magcaabay ra’iisal wasaare ayaa u diray dalalka carabta baaq ku aadan in ay ka qeyb qaataan sidii ay Somalia gacaheeda isu taagi lahayd.

 

Gacmadheere waxa uu ugu baaqay madaxda dalalka carabta gaar ahaan dalalka Sucuudiga iyo Masar in ay garab istaagaan walaalahood Somalia ee 18 sano dhibaatada kujira.

 

Gacmadheere waxa uu sheegay in Somalia ay tahay dal carbeed oo aan marna ka maarmin dalalka carabta, istiraatiiji ahaan iyo dhalashoba loogana baahan yahay dalalka carabta in ay isgarab taagaan Somalia sida ay uga gudbi lahayd marxaladda ay kujirto.

 

Gacmodheere oo ah nin si weyn looga yaqaan dalalka carabta kaas oo horey wax ugu soo bartay dalka ciraaq ayaa ka codsaday dalalka carabta in ay oofiyaan balan qaadkoodii ku aadanaa ka qeyb qaadashada dib u dhiska dalka Somalia iyo hay’adiisa.

 

Gacmodheere waxa uu carabaabay in uu jecelyahay in uu dhowaan arko dalalka carabta oo safiiro u soo dira Somalia.

 

Mar uu kahadlayey in xukuumaddiisa ay wax wadahal lagalaeyso hogaamiyaasha isbahaysiga mucaaradka waxa uu tilmaamay in uu sii wadi doono wadahadaladii horey u socday islamarkaana uu wadahadal la geli doono cidkasata oo diyaar u ah in ay ka qeyb qaadato Somalia ay dib ugu soo noqoto saaxada caalamak waa suu hadalka u dhigayee.

 

Ustaad C/xakiim Maxed Cumar

SBCInternational Cairo

Share this post


Link to post
Share on other sites

New PM Gamodheere denies Nur Adde won confidence vote

20 Dec 20, 2008 - 9:19:55 AM

 

GAROWE, Somalia Dec 20 (Garowe Online) - Somalia's new Prime Minister-appointee, Mr. Mohamed Mohamud "Gamodheere," has denied media reports that Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein won a vote-of-confidence in Parliament on Dec. 15, Radio Garowe reports.

 

"There was no vote and I was there inside Parliament and you can [it] on pictures and on television," Gamodheere said during a Friday interview with Puntland-based Radio Garowe.

 

 

Mr. Mohamed Gamodheere, Somali PM-appointee

He was openly critical of Sheikh Adan "Madobe" Mohamed, the Speaker of Parliament, for allegedly violating the country's constitution and parliamentary bylaws.

 

"The dispute within Parliament was caused by the Speaker who violated the constitution," Gamodheere said, adding: "He [speaker Madobe] attempted to make decisions without consulting lawmakers, which divided the Parliament."

 

According to Mr. Gamodheere, Prime Minister Nur Adde's term in office ended on November 23 when his one-year governing mandate expired.

 

He rejected recent reports that the Somali Parliament has started impeachment proceedings against President Yusuf, saying: "The President can be impeached, but the law must be followed in doing so."

 

He described the long impeachment process, starting with a document from Parliament to the High Court requesting a case be opened against the President.

 

The High Court must then investigate the charges and, if sufficient evidence is found against the President, allow the Parliament to begin impeachment proceedings, Gamodheere said.

 

He also dismissed reports that Nur Adde enjoys the support of the international community.

 

"Kenya's foreign minister has spoken […] but the Kenyan government denied what he said," Gamodheere said, while referring to Kenyan Foreign Minister Moses Wetangula's remarks that the Kenyan government will "impose sanctions" on the Somali leader.

 

Gamodheere expressed much optimism that Somali MPs will approve his appointment, saying: "I have no doubt that I will receive the vote-of-confidence

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

^ Are you the Caano boodhe dude? you have got your self a nice name. :D

 

Back to the topic, Odeyga in maxkamad la soo joojiyo ayaa ku quman hada intuuna aad iskugu dhex darsoomin.

 

He is being impeachment thougt;

The transitional government is in disarray, says the BBC's Elizabeth Blunt in Addis Ababa, after President Abdullahi Yusuf Ahmed attempted to sack Prime Minister Nur Hassan Hussein - a move the prime minister and parliament rejected.

 

With the president facing impeachment, it is not clear how much of a government is left for Somalia's neighbours in the East African regional grouping, Igad, and the AU to support, says our correspondent.

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xidigo*:

^ Are you the Caano boodhe dude? you have got your self a nice name.
:D

Yes I is the one and only caano boore dude. What are you?

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Yey jiq ay ku tahay wuuna tagayaa. dhulQarneyn, who will be the next person that you will blindly support? Ileen you don't have your own point of view e?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this