Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: JVA thugs attack another clan.

Recommended Posts

Dagaalo ka dhacay degmada Buurgaabo ee Jubada Hoose.

 

Posted to the MOL August 11, 2007, 1:20 pm

 

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu ka dhacay deegaanka lugu magacaabo Buurgaabo oo ka mid ah gobalka Jubada Hoose.

 

Dagaalkan ayaa waxaa lasheega in ay ku dhinteen ugu yaraan 3 qof uuna jiro dhawaac kale oo dagaalkaasi sababay.

Dagaaladan ayaa lasoo sheegayaa in uu udhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed ,mana jiraan wax waan waan ah oo ku saabsan xiisadahaasi oo socda.

 

Gacanka hadal ayaa waxaa sababay markii kooxo doonayay in ay dhuxul dhoofiyaan ay kooxi ishor istaagtay ,halkaasina dagaal ku dhexmaray.

 

Deegaanadii ayaa laga soo sheegayaa in ay tahay mid dagan ,inkastoo ay jirto cabsi ku aadaan dagaalo markale dhexmara kooxahaan oo shalay galab iskood Xabada ujooiyey,

Maleeshiyaadkii diriray ayaa qaarkood Magaalada laga saaray waxayna wadaan abaabul dagaal oo ay doonayaan inay dib ugu noqdaan magaalada

 

Maleeshiyaadka xooga ku haysta magaalada kismaayo ayaa marwalba dagaalo ka geysta magaalooyin ka titsan gobalada jubooyinka

ayagoo dhawaan dagaal kula wareegay degmada jilib ee katirsan gobalka jubada dhexe ayadoo la iswaydiinayo sababta ay dawlada soomaaliya ugu seetodheeraynayso kooxahaasi carqaladaha kawado gobalada dalka ayagoo horay xoog ugu haystay magaalada kismaayo

 

Rabiile gabanow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this