Sign in to follow this  
General Duke

Bomb attacks in Hargaysa?

Recommended Posts

HARGEYSA: Xarunta Dambi-baairsta Somaliland oo xalay kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku weerareen

Posted to the Web Apr 06, 14:23

 

Hargeysa (PP) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta Dowldda isku magacowday Somaliland ayaa waxay sheegayaan in xalay kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku weerareen xarunta Dambi-baarista ee Somaliland.

 

Bamkaan oo ku dhacay xarunta dhexdeeda ayaa wararka ka imaanaya Hargeysa waxay sheegayaan inaanay cidna waxba ku noqon, isla makrana ay baxsadeen kooxihii ka dambeeya inay bamkaas ku dhuftaan xarunta dambi baarista ee CID-da Somaliland.

 

Maxamed Saqade Dubbad oo ah taliyaha Ciidammada Booliiska ee Hargeysa ayaa saxaafadda qaarkeed u sheegay inaysan cidna waxba u geysan bamkaas, waxanaa uu carrabka ku dhuftay inay kooxihii bamkaas ku tuuray xarunta dhexdeeda ay baxsadeen, ayna booliiska ku raad-joogaan.

Dhacdadaan ayaa waxay noqonaysaa tii labaad ee muddo gaaban dhexdeeda ka dhacda Magalaad Hargeysa ee xarunta Dowlad Gobolkeedka Somaliland, waxaan wararku ay sheegayaan in dhawaan weerar noocan oo kale ah lagu qaaday guriga Wasiirka Warfaafinta, iyado ay wax ka qoreen Wargeysyada ka soo baxa Somaliland

Weerarkaas kale ee lagu qaatay Guriga Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay inuu ahaa mid gaadmo ah isla markaana ay baxsadeen kooxihii geystay falkaas, waxayna wararka qarkood ay sheegayaan in kooxihii geystay falkaas ay baxsadeen.

 

Weerarada caynkaan oo kale ah ayaa waxaa la sheegay inay kusoo badanayaan gudaha Dowladda isku Magacowday Somaliland, iyadoo aysan jirin wax ay ka qabatay dowladda halkaas ka jirta ee isku magacowday Somaliland.

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

 

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

 

E-mail: jantiile@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

I called home last night as I usually do every other night. After I asked them of this suppose Qarax which even the BBC reported, they told me they never heard of such Qarax, I assume it was just little explosion some where, it cause not even the slightest injuries. The only reason it has been reported, because it's quite shocking since Hargeysa is said to be remarkably the safest city in Africa...

 

 

And as always this dude over exagerates, he calls it, 'bomb attacks' it was simple explosion, minor, no one even knows what it was. half of the city never heard about it.

"Axmed Guray" was your comment a joke? if it was, well you know I am NOT really laughing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Bomb attack on Somaliland police headquarters

6 Apr 6, 2007 - 1:17:21 PM

 

HARGEISA, Somalia Apr 6 (Garowe Online) - Unidentified gunmen threw grenades at the main police headquarters in Hargeisa, capital of the breakaway Somali region of Somaliland, witnesses said.

 

Mohamed Dubane, Somaliland's police commander, told local press that no one was hurt in the incident. "We are investigating this crime," the commander said.

 

The bomb attack specifically targeted the main office for the investigation department, known locally as CID.

 

Nearby residents were shocked by the terrible sound of the explosion, which tore through a part of the building, witnesses said.

 

No group has claimed responsibility for the attack in Hargeisa, a city renowned for its relative peace.

 

Somaliland unilaterally declared independence from Somalia in 1991 but has not yet gained international recognition.

 

Garowe Online News

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

OOKAY, grenade, so is that attack on the city or simply the police buildings which didn't even cause any damage, yep more evidence to my claim that NO ONE even heard about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Ka Dhacay Dhawaan Caasimadda Hargeysa

 

Hargeysa (Harowo.com) April 7 -07- Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Col. Maxamed Saqadhe Dubad ayaa sharaxaad dheeraad ah maanta ka bixiyey qaraxyadii dhawr habeen oo is xiga ka dhacay caasimadda Somaliland Hargeysa oo kii ugu danbeeyey xallay lala beegsaday meel aan ka fogayn xarunta danbi baadhista qarranka ee C.I.D-da.

 

 

Col. Saqadhe Dubad Taliyaha Ciidaanka Booliiska Somaliland wuxuu sheegay in qaraxyadaasi la fuliyey goor habeen ah oo ku beegan ayuu yidhi wakhti danbe wuxuuna sheegay in laba qarax ay dhaceen laba habeen oo isku xiga halka uu sheegay qaraxa danbe oo dhacay xallay inuu u dhexeeyey habeen, Taliyaha ciidanka booliiska Somaliland wuxuu sheegay inaanay dhammaanba qaraxyadaasi wax khasaara ah gaysanin "qaraxyadaasi waxaa mid lala beegsaday guriga Wasiirka warfaafinta oo ku yaalla xaafadda jig jiga yar, midna waxaa lala beegsaday gurigii hore ee uu degenaan jiray madaxweynaha somaliland wakhtigii uu madaxweyne ku xigeenka ahaa oo ku yaalla xaafadda shacabka, kani ugu danbeeyeyna waxaa lala soo beegsaday xarunta C.I.D-da oo ah gurigii tulbataariyadda ee Hargeysa, dhammaanba waxay ahaayeen weeraro fulaynimo ah oo aan wax khasaare ah soo gaadhsiin xitaa halkii ay ku dhaceen wax burbur ah oo ay soo gaadhsiiyeen ma jirto".

 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland wuxuu sheegay in walxaha loo adeegsaday qaraxyadani ay ahaayeen qaar laga sameeyey waxyaabo macmal ah sida baaruud iyo gaasta sunta ah kaasi oo sababay ayuu yidhi qaraxyadani aadka u weyn wuxuu sheegay in ay booliisku wadaan baadhitaan aad u balaadhan isla markaana wuxuu sheegay in lagu daba joogo ciddii falalkaasi ka danbaysay.

 

Dhinaca kalana Taliyaha Ciidaanka Booliiska Somaliland wuxuu sheegay in falkaasi ilaa hadda loo xidhay hal qof isla markanaa wuxuu sheegay in lagu daba jiro wuxuu ku tilmaamay ciddii lugta ku lahayd ama ka danbaysay.

 

Caawa ayaa caasimadda Hargeysa waxaa laga dareemaya dhaq dhaqaaq dhinaca ammaanka ah oo aad u xoogan iyadoo ciidamo booliis ah lagu soo xoojiyey dhammaanba isgoysyada iyo goobaha kale ee xarumaha dawladda, waxaa sidoo kale goob kasta la dhigay ciidamada sirdoonka qarranka oo si dadban uga qayb qaadanaya baadhitaanka qaraxyadani.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by General Duke:

^^^Its troubling news.

Apparently, not so troubling, for some. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

well hargeeysa probably has few more days before the qaabil hatred spills over! ppl are fed up with Riyaales goons and his wife's greed.

 

i say wait till the elections come there. u will see a whole new ball game.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is the most sensible thing you have said in a While Duke, but dont forget it is the Somaliland state that you dont recognise which is keeping the peace.

 

Rudy, your ramblings still dont make sense but if you think that gabiilism plays a role in somaliland you better think again, because that is one thing somaliland has been succesful in eliminating.

 

if you are going to attack somaliland you better make it a more credible arguement

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this