Sign in to follow this  
Juje

Yeey apologises in person..!

Recommended Posts

Juje   

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo raali galin ka bixiyay baaris lagu sameeyay Hoyga Dr. C/qaasim

 

aas010.jpg

 

Mogadishu 12, June.07 ( Sh.M.Network) Dowladd KMG ah ee Somalia ayaa maanta raali galin ka bixisay baaritaano lagu sameeyay dhowaan Hoyga Madaxweynihii hore ee Somalia Dr. C/qaasim Salaad, ka dib kulan Maanta ay isugu yimaadeen Madaxweyne C/laahi Yuusuf, RW Geedi iyo Dr. C/qaasim Salaad Xasan, kulankaasi oo ka dhacay Hoyga Dr. C/qaasim.

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo ay socdaalkiisa ku wehliyeen RW Geedi, Wasiirka arimaha gudaha Max'ed Max'uud Guuleed Gacmo Dheere, wasiir K.xigeenka G/dhigga Salaad Cali Jeelle iyo taliyeyaasha nabad sugidda ayaa waxa ay ku booqdeen Hoyga uu dagan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia, Dr. C/qaasim Salaad Xasan.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa si buuxda uga raali galiyay Dr. C/qaasim Salaad Xasan fal uu ku tilmaamay in ay sameeyeen rag isaga aanu soo war-galin oo baaris ku sameeyay Hoyga C/qaasim.

 

Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo kulankaasi ka hadlay ayaa kula dardaarmay RW Geedi iyo Madaxweyne C/laahi Yuusuf in ay daba-gal ku sameeyaan raggii falkaasi ka dambeeyay, isla markaana loo baahan yahay in maxkamad lagu soo taago raggaasi falka ay galeen.

 

Waxa uu beeniyay in inta badan wixii laga qaatay loo soo celiyay hasa ahaatee waxa uu tilmaamay in labo qori oo kaliya loo soo celiyay halka agab fara badan laga qaatay, isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay isla markaana uu qaatay raali galinta laga siiyay arinkaasi.

 

Afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia Cabdi xaaji Goobdoon ayaa waxa uu sheegay in intii kulankaasi uu socday uu Madaxweyne C/laahi Yuusuf amar ku bixiyay in ciidamada dolwadda ay la wareegaan amaanka Hoyga Dr. C/qaasim Salaad Xasan.

 

Kulankaan ayaa ka dambeeyay ka dib markii dhowaan ciidamo isugu jira Somali iyo Ethiopian ay xoog ku galeen Hoyga Dr. C/qaasim isla markaana ay ka qaateen halkaasi hub iyo gaadiid dagaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia Cabdi xaaji Goobdoon ayaa waxa uu sheegay in intii kulankaasi uu socday uu Madaxweyne C/laahi Yuusuf amar ku bixiyay in ciidamada dolwadda ay la wareegaan amaanka Hoyga Dr. C/qaasim Salaad Xasan.

looooooooooooooool ,,, house arrest ???

 

 

or at least he will be under full control :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Indeed, peacenow, but the intention of this thread was to show some blind supporters of Yeey, that the action was wrong and that their hero has apologised. Hence am waiting for Duke's apologies... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by XOG-ogaal:

juje lool duke will come up something for you to chew on

Let me re=phrase that for you saxiib...duke will come up with something that will make him look like more rediculous.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Love the picture........especially the look in AYś eyes (is that contempt?.....or your so dead, youjust don know). Cabdiqasim better leave town before sunset......Muqdisho ain't big enough for both of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

543124285_f33f1e1c2a.jpg

I don't love him

I tried to tell myself

But you can see it in my eyes

So don't deny I can't fool no one else

The truth is in the tears I cry

 

Cause if it isn't love

Why do I feel this way

Why does he stay on my mind

And if it isn't love

Why does it hurt so bad

Make me feel so sad inside

If it isn't love

 

I told him I'd never fall in love

But now I know better

How does it feel I can't describe this feelin'

That came when I saw him last night

He got to me, I'll let you know the reason

I saw him with another guy

 

So if it isn't love

Why do I feel this way

Why does he stay on my mind

And if it isn't love

Why does it hurt so bad

Make me feel so sad inside

 

I took my heart

To shatter in a thousand pieces

Before I'd ever drop my pride

Losing love worrying about my image

Really helped me realize

 

If it isn't love

Why do I feel this way

Why does he stay on my mind

And if it isn't love

Why does it hurt so bad

Make me feel so sad inside

If it isn't love

 

With apologies to New Edition

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Abdiqasim is way better looking that is all I have to say....and the old man has been worned

out....I feel sorry for that sad old man really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this