Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Muuse Biixi Oo Looga Yeedhay Xarunta Denbi Baadhista ee CID-da Iyo Isagoo diiday

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-04-05 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah Gudida fulinta ee Xisbiga Mucaaridka ee KULMIYE ayaa shalay looga yeedhay xarunta Ciidanka denbi baadhista ee [CID] ee magaalada Hargeysa.

 

Sida waxa shabakada Hadhwanaag u xaqiijiyey Mar ay xalay xiliyadii danbe khadka Mobilka gacanta kula xidhiidhay Mujaahid Muuse Biixi Cabadi.

 

Laba askari oo ka tirsan Ciidanka CID-da ayaa la sheegay inay maalintii Arbacadii shalay tageen guriga Muuse Biixi.kuwaas oo ka dalbaday inuu u raaco xarunta CID-da, balse muuse uu ka biyo diiday inuu raaco askartaas.

 

Ilaa imika lama garanayo sababta ay ugu yeedhay CID-du Muuse Biixi iyo waxa ay ku haysato, hase yeeshee sida ay tibaaxayaan ilo xogagaali inay yeedhista Muuse Biixi ay ka danbeysay wareysi ay todobaadkii hore shabakada Hadhwanaagnews.com la yeelatay, kaas oo ay wargeysyada Geeska Afrika iyo Haatuf ay ka xigatay. Waxaanu wareysigaasi uu si kuluul ugu dhaliilay xukuumada Madaxweyne Rayaale iyo Maamulkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Jacayl,

 

Why wouldn't he go with them and find out why? Musse waa yara khal khal saaxiib. He's trying to make an issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah he is ,,,,,, but the trick is that they tell you to come to the police station or CID to answer some questions and you end up in the jail.

 

That is why he refused ,,,,,,,,,,,, the same hapened to the Haatuf journalists

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Muuse is a heavy weight saaxiib. They can't simply put him in jail. They called Max’d xaashi countless times and he went with them and answer their questions.

 

It looks like they followed the proper legal procedures. Obviously they didn't force him to go with them. He should have went and find out why.

 

 

Muuse isagaa doonaya inuu dab shido oo wax walba wax ka so saaroo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

of course he is trying to make an issue ,,, he is on the news these days insulting everyone in the government and personally attacking the president ,,,,,,,,,,,

 

the guy is becoming crazy niyow ,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah it doesnt seem to make too much sense what Muuse Biixi is doing these days. He was a highly respected man before but the way he has been ranting everything to do with the government might loose him the respect of the common people. I still respect the man but he needs to get his act together.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Jabarjaan. Muuse is a member of Kulmiye party. He is a well known man in the North of Somalia :D . Not Somali land thought ;) . You should learn him now. His full name is as mentioned above (Muuse Biixi Cabdi). He was one of the active SNM party too. Jabarjaan, waxkale miyaad rabtaa ;) ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this