Sign in to follow this  
Dhubad.

M Dhere - Ethiopianku xaq umalaha inay gabdhaheena...

Recommended Posts

Dhubad.   

Max’ed Dheere oo ku eedeeyey sarkaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya inuu fara xumeeyay gabar wakiil uga aheyd dakhliga Dekeda Muqdisho

 

 

Guddoomiyihii iyo duqii Magaalada Maxamed Cumar Xabeeb (Maxmaed Dheere) ayaa waraysigaasi waxaa uu ceebayn iyo dhaliil wayn ugu jeediyay Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Ethiopia ee dalka jooga oo uu ku sheegay in uu ku xad gudbay gabar aheyd Wakiilkii Dowladda Hoose ee Muqdisho u joogay Dakadda Muqdisho oo shalay ciidamada Itoobiya ay ka kaxeeyeen dekedda kuna amreen iney joojiso howsha dakhli ururinta ee ay waddo, wuxuuna Max’ed Dheere sheegay inuu ula dhaqmay si ka baxsan dhaqanka Soomaalida, markii sida uu sheegay uu gacma gacmeeyey gabadhaasi, wuxuuna xusay in cabasho arintaasi la xiriirta uu u gudbin doono xukuumada Itoobiya si talaabo looga qaado askarigaasi.

 

 

See wax u jiraan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Nin dhulkiisii joogoo, nin shisheeeye saa u gali, oona ooga dacwoon dad cadawgiis ah. Lee Ilaaaha Ila Laaah.. war muu qoorta jaro, najiska najisku dhalay. Kuwanu haddii hooyadood la gacmo gacmeenayana wallanay ju' dhihi karin! waa rag xaniinyahii laga wada siibay.. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@Kuwanu haddii hooyadood la gacmo gacmeenayana wallanay ju' dhihi karin.

 

Alla maxaa xiniinya kaa buuxa.

 

 

Maxamed Dh. waxba haka qorina, hodhow baad arkin asagoo la xadraynayyaa xabashida...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Toloow ma walaashiis bay ahayd wa asaga sidaa uga gubtaye? maxayse gabadhani kaga duwan tahay gabdhaha & hooyooyinka Soomaliyeed ee maalinkasta amxarka AIDs laha ahi gacma-gacmeeyo ama uu toogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"“This girl was taken to a room of a certain Ethiopian officer in Mogadishu by force and this is absolutely to violate the brawny Somali culture we have” said Mohammed Dhere"

 

What on earth is "brawny" and "gacma gacmeyeey" mean? Was she harassed, did they shake her hand?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lol@ was she harrased ... you better believe that whatever it is that has, the biggest Ethiopian boot-licker/cheerleader all bothered and even feigning damiir iyo raganimo has got to be more than a mere handshake !

 

what the Fck does he think is going to happen when he already bent over for the xabashi swine ? .. waxa cadaalada ahaan lahayd that it be him instead of her .. poetic justice taasaa la dhahaa !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Occupation brings with it human rights abuses, rapes, murder etc. Only the TFG lovers don't realize the gravity of the situation. It is not unusual for the Baqdad bobs to downplay the murder and rape of innocent somalis!

 

As to this warlord, he is probably saying this because he is realising the end of the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

few weeks back, Naxar nugaaleed was defending Mohamed Dheere as the strong pacifying man. Now that he is appearing to be at odds with NN's adeer, I wonder if he will see him for what he is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xabashi waa saqajaan miidhan. Siday Cabdilaahi Yusuf ugu dhirbaaxeen Villa Somaliya ayay Moxamed Dheerena naagtii ay ka kaxaysteen. Caku!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this