Sign in to follow this  
Emperor

Puntland Youth in London condemed the bombing of Bosaso and Hargeisa

Recommended Posts

Emperor   

Shir Ka Dhacay London oo Lagu Canbareeyey Qaraxyada Somaliland Iyo puntland

Wakiilka Puntland u fadhiya Uk C/naasir Jeer Khodbad ka jeediyey.

 

 

Shir aay soo qaban qaabiyeen Puntland youth oo ka dhacay maagalada London kana soo qayb galeen jaaliyada reer Uk ayaa waxaa lagu canbaareeyay falkii foosha xuma ee ka dhacay Bosaaso iyo Hargaysa, dhanka kalana jaaliyadu waxaay tacsi u dirtay ehelkii aay ka geeriyooden dadkii halka ku dhintay.

 

Waxaa halka ka hadlay wakiilka UK ujooga Puntland C/Naasir Guur Faarax Jeer, wuxuuna sheegay in maamulka Puntland aay amaanka adkayn doonan kana feejignan doonan wixii dhacay inay markale dhacan. Waxaa kasoo qayb galayaasha ka mid ahaa mushara Farjac.

 

Shirkaan ayaa ah shirkii ugu horeyey ee ay Si wadajir ah u qabtaan Masuulkan ka tirsan puntland ee Dalka Uk wakiilka uga ah iyo Musharax u tar tamaaya Jigada Madaxtinimada puntland' C/naasir Guure Faarax wakiilka Puntland ee Uk waxaa uu ku dheeradey sida ay uga Xun yihiin wax yaabaha ka dhacay Somaliland iyo puntland waxaana uu ugu Baaqey Labada maamul inay iska kaa shadaan dhanka Xuduudaha iyo Airporada oo uu sheegey inay yihiin meelaha laga soo galay ayna kasoo degeen qolyaha wax qarxiyey.

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Who said a local tea gathering cannot be made in the form of shir.

 

Mase miisas waawayn, Fanta , coke iyo hawlahaa unbaad shir utaqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

This is so sad. There is a regional Youth Organisation?? :eek: I was hoping those young people in the west can be individuals rather than the same old ways. Puntland Youth, somaliland Youth, do they have Clan youth organisations as well??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

^Who said a local tea gathering cannot be made in the form of shir.

 

Mase miisas waawayn, Fanta , coke iyo hawlahaa unbaad shir utaqaan.

Yaa qayladaada uun laga bixin, i'll take photos of those i sit with them in the teashops and post them here claiming it is a so and so meeting declaration ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ibtisam:

This is so sad. There is a regional Youth Organisation?? :eek: I was hoping those young people in the west can be individuals rather than the same old ways. Puntland Youth, somaliland Youth, do they have Clan youth organisations as well??

The youth in the west are just as regionalist as the elders, especially the secessionist 'somaliland' kids, most of them grew up in a cugdad ridden household.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^You said mr. Protocol that you don't care about anyone else but your home region. That is exactly what you said in one of your threads. I can quote you if I have to. Laakin the point of matter is, don't accuse others when you are guilty of the same thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this