Sign in to follow this  
Suldaanka

General Gebre slapped Abdilahi Yusuf on the face LOL

Recommended Posts

khilaafkan Dhex maray Madaxweynaha dowlada FKMG ah iyo weliba Taliyaha Ciidamada Xukuumada ethiopia ee wadanka soomaaliya ku sugan ayaa la sheegay inuu dhaliyey gacan ka hadal dhexmaray labada sarkaal islamrkaana la sheegay inuu xafiiska madaxweynaha dowlada KMG ah uu ka dhacay gacan ka hadalkaasi.

 

 

Gacan ka hadalkan dhex maray madaxweynaha iyo taliyaha ciidamada Ethiopia ee wadanka soomaaliya jooga ayaa la sheegay inuu salka ku ahayo arin dhowaanahanba muran xoogan abuurtay islamrkaana ay sirdoonka ciidamada xukuumada ethiopia ay sheegeen inay Maamul Goboleedka Puntland ay joogaan ONLF iyo Weliba Xoogaga islaamiyiinta ah taasoo uu Qaadacay madaxweyne c/laahi yuusuf islamrkaana ay dhalisay khilaaf keenay gacan ka Hadal dhex mara Gen, gabra iyo madaxweyne yuusuf.

 

Murankan dhaliyey gacan ka hadalka ayaa la sheegay inuu sidoo kale laga cabsi qabo inuu abuuri karo Bur Bur ku Yimaada dowlada FKMG ah oo garab u yihiin ciidamada Ethiopia islamrkaana hadii ay ciidamada ethiopia Ka tagaan aan Taag badan oo ay kusii joogaan haysan marka loo eego Xoogaga kasoo Horjeeda ee Hubaysan .

 

Dhinaca kale wararka laga Helayo xarunta madaxtooyada ee Villa soomaaliya ayaa sheegaya in khilaafka u dhexeeya gabra iyo madaxweyne yuusuf uusii xoogaysanyo islamarkaana aysan jirin wax waan waan ah oo ilaa iminka la sheegay oo ukala dab qaadaya .

 

 

 

Xafiiska warqabadka Afnugaal.com Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this