Sign in to follow this  
Cowke

Kampala: Indhacade Kidnapped

Recommended Posts

Cowke   

Kampala:War deg deg ah :Exculisive AllPuntland

 

Yuusuf Indhacade oo lagu afduubtay magaalada Kampala

 

6. oktober 2009

 

Kampala(AllPuntland)Warar goor dhaw ay ka heshay shabakada wararka AllPuntland magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in kooxo bistoolado wataa ay ka afduubteen xaafada Kizenyo ee magaalada Kampala wasiiru dawlaha gaashandhiga Soomaliya Yuusuf Indhacade oo maalamahan safar ku joogay magaaladaas.

 

Yuusuf Indhacade waxaa afduubtay rag madow ah oo u dhashay dalka Uganda waxaana ay labisnaayeen dhar cad , waxaa lagu horgeeyey gaari uu watay oo nuucyada yar yar ah gaari kale kadibna waxaa lagu hansaab gareeyey laba bistoolo oo ay kooxahaa wateen.

 

Xaalada ayaa aad u kacsan , waxaana hadal heynta Kampala ah caawa afduubka Yuusuf Indfhacade.

 

Indhacade waxaa uu u joogay Kampala salaan uu soo salaamayey ehelo iyo xaasas ka dagan Kampala sida AllPuntland ay telefoonka Kampala ugu sheegeen dad ay xigto yihiin oo jooga Kampala.

 

Wixi ku so kordha kala soco AllPuntland xafiiskeeda Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Wasiirkii Gaashadhiga DKMG ah oo Kampala lagu afduubey.

 

By Somalimirror on 6 Oct, 2009 10:59 PM in Main, Wararka

 

Warka deg dega ah ee laga helayo caasimada Dalka Uganda ee Kampala waxay sheegayaan in Caawa halkaa lagu afduubey Wasiirkii arimaha Gaashandhiga ugu qaabilsanaa DKMG ah ee Sh Shariif hogaaminayo, sida uu baahiyay Kanalka Al-jazeera qeybiisa Carabiga.

 

Ma cadda ilaa iyo hadda cida afduubka wasiirka ka danbeysay, sidoo kale ma jiraan wax hadalo ah oo ka soo baxey dhanka DKMG ah iyo Uganda midna.

 

Wasiirka oo lagu magacaabo C/lla Boos Axmed, ayaa afduubkiisu waxa uu war naxdin leh ku noqonayaa Mas’uuliyiinta sar sare ee DKMG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...If this is true...toloow maxay madax-furasho u weydiisan doonaan? Dad Soomaaliya uga afduuban in loo sii daayo? Lacag? Ma siyaasad baa...Insha Allaah looba joogee waxay noqoto!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^ Way jirtaa oo waa sax in la afduubay ama lala baxay Indha-cade, waxaa arintaas cadeeyay Safiirka xukuumada shariif ee Kampala.

 

Wali ma hubaan waxa dhacay iyo qaabka ay u dhaceen, laakin waxay leeyihiin Dowlada gacanted auu ku jiraa, waana dowladda Uganda

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Universal TV say he's in the hands of the Ugandan government now. Wale Indhacade is the only Somali celebrity the whole horn has.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Mr. Somalia:

^^

If this is true--then,
madaxa ha loo xiiro kalabka
!

war ninyoho xaasid sanidaa ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Our thoughts and prayers at this time are with hapless Sharif Hotel and his government that is on a daily basis setting the standards for incompetency and has been a source of amusement for us all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this