Sign in to follow this  
Juje

Geedi scorns the arrest of the Chief-Judge..!

Recommended Posts

Juje   

Raiisal wasaare Geeddi oo amar ku bixyey in deg deg xuriyadiisii loogu ceeliyo gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun

Muqdisho

Kulan ay maanta ku yeesheen golaha wasiirada xukuumada Cali Maxamed Geeddi loogana hadlaayey xariga gardarada ah ee lagula kacay gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun ayaa lagu goaamiyey in xuriyadiisa deg deg loogu soo celiyo gudoomiaya iyagoona sheegay in waxa lagu xiray ay yihiin kuwa qalad ah oo aan waxba ka jirin xarigiisa dad gaar ahna ay xirteen

Waxa kale ay golaha wasiirada ku amreen in xilalka laga qaado xeer ilaaliyaha guud iyo ku xigeenkiisa waye ayey yiraahdeen in ay ku been abuurteen gudoomiyaha maxkamadaha Sare gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun

Hadalka golaha wasiirada oo ku soo aaday xili uu jiro qilaaf gaamuuray oo u dhaxeye madaxweynah DFMG Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Raiisal wasaare Cali Maxamed Geeddi .

Waxaase hadda muuqata in xariga gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun ay ka danbeyaan ilaalada Madaxtooyada kuwaas oo masuulka ka soo qafaashay hooygiisa oo ku yaalo magaalada Baydhaba kadibna ku xiray xarunta danbiibaarista ee ku taalo KLM 4.

Xariga masuulka gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun oo dadka intiisa badan soo xasuusisay xiligii dowladii Maxamed Siyaad Bare ee dadka leysaga xiri jiray iyagoon aan danbi soo galin

 

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar

Cairodayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ have you ever heard of "all-in-one" something. Geedi's and Yey's offices are actually this type of all-in-one offices. Markaa halayaabin haddii xafiiska Geedi uu noqdo maxkamada sare, marna wa CID-da marna qoloyinka canshuuraha marna xafiiska madaxweynaha marna xafiiska police-ka. possibilities r endless.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by rudy:

lol.. looks yeey did it. some how he understand estimate this dude! its biting him back in reer end. wat a fool.

Yeey is good at that he lives on 'reer-conflict', that is simply his best tool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

^^Duke only comes when there is a "good news". Apparently the rift beween His uncle and Geedi is growing and it seems uncle Yey is loosing the plot!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this