Sign in to follow this  
xiinfaniin

Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions

Recommended Posts

NGONGE   

^^ Hadaan fahmay waxay dadko o layhiin Maaddeey waa NG iyo A&T. War I'm now even starting to suspect myself. When I sleep, you sleep. When I wake up, you wake up. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Jacphar, waa' aan isku taxlujjin jiray inaan ku qanciyo waa jirtay, haddase damiinnimo & wax ay kaa tahay garan maayee, waxaan sheegayoba ma fahantid, malaha Shaydaan baa xarfaha dhexdooda wax kale kaa tusa, ka bul dheh adna!

Maaddeey: Sxb hodhow yaan ku arkin adigoo su'aalo iyo axkaam culculus galaya. Aayad iyo xadiis waa adigii soo daliishan jirayee maanta waxaa ka jawaabi weydey la jiifiyaa banaan diinta waxay ka tiri. I don't think jahli iyo cilmi xumo kaa tahay balse waxaad diidan tahay kalmada xaqqa inaad isku oogtid korkaada. Islaamku wuxuu qabaa "qulil xaqqa walow kaana calaa nafsik." Koley kaa harey balse nafsadaada ka bilow. Culumada PL dambigooda lagu weydiin mahaa laakiin ceyda afkaaga waa lagu su'aali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jaf-car, Adiga ma dembigeygaa lagu su'aali?.

 

Su'aalaha qaabta daran baan necbahaye, mana i fahmeyside, bal si waadix ah u caddee meeshaan ku qaldamay & caayda aan sheegay, adoo evidence raacinaya, haddaan dhego adeygo oon xaqqa isku oogi waayo, ugu yaraan dadka dhan ha i wada arkeene!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Hadda iyo koow. Yaa dhintay yaa nool. Af-miinshaar waaxid.

 

Boowe let's leave it there but keep in mind shareecada is not one way street. Intaas ha inooga filnaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Wili ceyda ayaad isla-sii mahadinoysaa maraxoow. Maadaama aad wili ku indha-adag tahay, fur PMka anigaa ku tusaaya meeshaad ummada ku aflagaadeysayee. Nin Alle ka dhowrsan waayey dadka aragooda wax ma tareyso. PM isugu kaaya keen boowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Meesha aan dadka ku caayey sow halkan maaha?, keen caayda!, halkanaan ciyaalasuuqnimadaada laga yaabanyahaye PM aa!, aqoon baase iigu kaa laaban.

 

Talo: wixii aad PM-ka iigala kulantid ka dhigo ur signature!. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this