Sign in to follow this  
xiinfaniin

Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions

Recommended Posts

^

Then can you kindly humor us by providing a link to this Minister's condemnation of the Mosque attacks,which I admit he has every right to do so. Also, why do you think, Sharif Hotel could not bother himself to personally decry those attacks, after-all the Bakara market is right across from his home?

 

Until then, unless you can proof of it being otherwise, I suggest you let me continue to insist that Puntland's Culima and leader were the only ones to have condemned those attacks-- whilst Sharif Hotel has remained silent about it.

 

Better post your proof NOW, caanoboorelicious! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Madaxwaynaha Puntland oo soo gaaray magalada Bosaaso (Sawiro)

 

Madaxwaynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Faroolle iyo Wafdi la socda ayaa Maanta Galinkii danbe ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso.

 

Waxaa Madaxwaynaha soo dhaweeyay inta badan Golihiisa Wasiirada Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qaar ka mid ah Bulshada Gobolka ku nool.

 

Madaxwaynaha ayaa ka soo kiciitmay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya, halkaa soo in Muddo ah uu kulamo kula qaadanayay inta badan hayadaha daneeya arimaha Somaliya ,gaar ahaan Puntland.

 

Dalalkii uu Madaxwayne Faroolle soo maray waxaa ka mid ahaa Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti, Waxaana kullamadii uu soo qaatay ay ku saabsanaayeen kuwo lagu hormarinayo Mashaariicda Gobolka iyo la dagaalanka Burcad badeeda.

 

Madaxwaynaha oo shir ku qabtay Madaxtooyada Bosaaso ayaa sheegay in uu la soo kulmay Masuuliyiin ka tirsan safaaradaha dalalkii uu soo maray intii uu Maqnaa ,Waxaana uu balan qaaday in Maamulkiisa uula dagaalami doono Burcad Badeeda.

 

Waxaa kaloo uu Madaxwaynaha uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay eedayntii ku aadanayd in Puntland iyo Burcad badeeda ay xiriir leeyihiin, isagoo sheegay in Caalamka arintaasi ay kala soo hadleen,isla markaana ay ka soo dhaadhiciyeen in Puntland ay dagaal adag kula jirto Burcadda.

 

Ugu danbayntii Madaxwayne Farroolle ayaa Cambaareeyay qaraxii labo Maalin ka hor ka dhacay Suuqa Baakaaraha gaar ahaan Masaajidka C/dalle Shideeye,Waxaana uu ugu baaqay dhinacyada is haya in aysan ku dagaalamin Goobaha Cibaadada.

 

madaxw1.jpg

 

madaxw2.jpg

 

madaxw4.jpg

 

madaxw.jpg

 

Good to see the flag of puntland on the farole 4WD!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those claiming TFG failed to condemn the bakara suicide bombing, qudhooda cuqdad qaba.

 

Cuqdadda noocaas oo kale ah is not how one gets ahead

 

Ilaahow dadka daawee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by xiinfaniin:

Those claiming TFG failed to condemn the bakara suicide bombing, qudhooda cuqdad qaba.

 

Cuqdadda noocaas oo kale ah is not how one gets ahead

 

Ilaahow dadka daawee.

Ma aragtay? Lol war cad baa la beeninayaa meesha, Dahir Geelle baa si cad u cambaareeyay. Xitaa daahir aweys baa cambaareeyay and Mr. Somalia claims it was Mr.Faroole alone that condemned the barbaric crime committed in that masjid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey

Its not shallow to point out inaad si hoose Soomaalinimada u dumineysaan, laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa idinku haya mooyee mar horaa..., sida runtii ahna meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa, wixii uurka ku jirana afkaa dafa!.

Saxiib war cadee xagee Soomaali laga haystaa. Let us hear al shabaab's version and don't go awol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^****** sheegayaa awoowe

 

it's obviouis, waa arrimaha aan ku garto in saaxiibkay Aw Tusbaxle daaha gadaashiisa ku jiro :D

 

Ilaahow ku daa

 

[ May 04, 2010, 04:47 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ :D Hadda ka hor, Shaakirullaah (raxmatullaah calayhi) ayaa post-gareeyey maqaal magac qabiil ku qoranyahay (dabcan, wuu xeeladeystay sidaada oo kale) lakin 2 ilbiriqsi kadib (little exaggeration)waa la remove-gareeyey. :D

 

Tolow, Libaaxsankataabte suu yeeli doonaa?.

 

Peace Action, difaaca tolka waa muqaddas haye?, iyagaa ka muhiimsan mashaakilka waddanka ka jira?. Let it go, sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Xiino, anigu kaftanka waan kaa aqbalay lakin ciyaal PL ha igu dirin dee. Cawke has a list to bring out on the day of victory and I really don't want to be on it. :D

 

P.S.

Reer PL afkaygaan ku caayii laha hadaan doono. Nin reer Burcaaan ahay, birahaan cuna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^My bad xaaji NGONGE

 

I should've said 'ya Script of Aw Tusbaxle'.

 

Wixii carabi ku saabsan adaa leh, wixii qabiilo iyo muran baas ahna Aw Tusbaxlaa leh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey saxib qofna ma aqbalayo in qabiil dhan oo shariif iyo shaikhba leh in wax aan jirin dusha laga saaro. Hadduuse hadalka Xiin kaa sheegay aad aaminsantahay, dee iska dhig shaarka wadaadnimada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Originally posted by Maaddeey:

Its not shallow to point out
inaad
si hoose Soomaalinimada u
dumineysaan,
laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa
idinku
haya mooyee mar horaa..., sida
runtii ahna
meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa, wixii uurka ku jirana afkaa dafa!.

Which "runtii" are we talking about? Anigu waxaan jeclaa Maaddeey inuu ku daro aayad ama xadiis sidii horey looga yaqiin. Cudurka Ilaahey ha kuu ziyaadiyo Maaddeey. Cuqdad qabiil la bakhti. Kan asagaaba isu jawaabay. "wixii uurka ku jirana afkaa dafa"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Awalba Peace Action-ow shaar wadaadnimo iimaad oggoleyn -kaamana rabine-, is deji.

 

Xiin Xiin intaad iska deysid, hadalkeyga waad aragtaye, caqligaaga kaasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this