Sign in to follow this  
xiinfaniin

Puntland leader condemns Bakara Masjid explossions

Recommended Posts

Jacpher   

^Sxb marka hora waa iga su'aalee...hebel baa suubiyey anigana waan suubin iyo... la jiifiyaa banaan maxay diinta ka qabtaa? Waa iga dhab hadde. Sidaadii difaac ha galinee runta ka sheeg halkan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

Su'aal mufiid ah waaye

 

Maaddey Script, maxaa xarfaha kaaga dhacay? Are u coming down with a bug :D ?

 

Xaashaa cidna ma diree, sir ma qabe saab baa biyo u ceshaan baa igu dhacday. Raggii kusoo mal-maluugay, miinooyinkay kugu aaseen baa xabad-xabad iskaga qarxaya, of course adigu innocent baad tahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Alxamdulillaah, haddaad ogtahay inaan innocent ahay :D

 

Xarfaha, MMA sow ma iman oo markey magac qabiil wuxu u ekaadaan maqas soo qaadan maayo! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^innocent in the sense that you are a mere script :D

 

PS. waraa sir ma kuu sheegaa , haddaad rabtid ina nala heshiisid, Suldaan Jacphar la hadal, alshabaab ka har, Haatuna af carabiga bar ,shuruudh sahlah hathihi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Baashaalaa iska rabtaa, A & T, oon weligiis Somalia tegin, Nuunne, JB oo khaldaannimada ku dhinta!, NGONGE kulli waad igu sheegtay, see ahaantaa waaye?, jawaab waafi ah ma ka bixin kartaa mise sidaadii baad evasive ahaan? :D

 

Edit: lool@ Shuruudh sahlah, haddaan waxaas yeelaayo dorraad Ahmadi Najad ayaan dhinaciisa Af Carabi uga khutbadeyn lahaa :D , Jacfar, maxaan kala hadlaa, waaba ciyaala-suuq, bukmun, cumyun ehe!.

 

Jacphar, waa' aan isku taxlujjin jiray inaan ku qanciyo waa jirtay, haddase damiinnimo & wax ay kaa tahay garan maayee, waxaan sheegayoba ma fahantid, malaha Shaydaan baa xarfaha dhexdooda wax kale kaa tusa, ka bul dheh adna! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Maaddeey, ninyaho so'aal toos ayuu ku waydeeyay, dee adna toos o jawaab. Ha qanco ama markab ha dhaco marka. :D

 

Maalak ya Sheikh? Meeshano AMISOM ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

NGONGE, su'aal aan makhzaheeda garaneyn sideen uga jawaabaa?, sow ma ogid markaan Sol soo cag dhigtay ilaa hadda baan ula hadlaayay: sirran, wa jahaaran, falam yazidhom illaa... :D

 

Si cad ha ii warsado: sidaas & sidaas maxaad u tiri?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey diinta qofkii caaya wa laysugu tagaa adna waa ogtahay, qof Ilaah iyo Rasuulkana cayaana anigu halkan kuma arag (and subject to admin ban). Marka ninyohow macangag baa tahay, hadalna waa kaa dhacay si aad uga noqotana waa garanwayday, marka waa kaa iska dhaafay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

quote:Originally posted by Maaddeey:

Its not shallow to point out
inaad si hoose Soomaalinimada u
dumineysaan
, laba canleyn & yeysan wax idin dhaafin baa idinku haya mooyee mar horaa..., sida runtii ahna
meesha Somaliya laga heysto waa la wada garan karaa
, wixii uurka ku jirana afkaa dafa!.

Toloow Maaddeey yuu ka hadlayaa. Ilaahoow been ka dhig waxaan malaynayo.
Cheap shot, LST, unbecoming of you. Waala gartay Isbahaysiga Walaalaha Puntland Cyber Brigade inay jinniyo ku kacdo, but adiga lagaama filaynin inaa sidoodo oo kale ay allergic reaction kuugu soo boodo markii la critisce-gareeyo Is-maamul'ka Xabashi'ga ee Buntilaan.

 

Maaddeey runta boo sheegay. Hadal-kiisa'na waa hadal cad oo sareex. Qaloocis'ka maxaa keenaayo marka ?

 

 

The fact that the Xabashi orphan leadership of Puntland is playing a hypocritical game of claiming to be part of Somalia, yet at the same time is promoting itself as a autonomous 'nation within a nation' is apparent to any observer, reflected in this quote:

 

Arrimaha Somalia mar uu ka hadlayey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamad Farole ayaa sheegey.

Not dowlad-gobaleed of Puntland. Not dowlad-beeleed of Puntland(which it is, in case some of you thought of it as a Jeffersonian democracy). Maya, quote reads: The President of Puntland spoke about the affairs of the (implied: neighboring country) of Somalia.

 

The truth may be a tad bit uncomfortable when it hits home & hearth, but let's not resort to speculation and "sidaan baa ka waday".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this