Sign in to follow this  
General Duke

a big [F U] to Bin Laden

Recommended Posts

Osama Binladen oo fariin m/weyne Sheekh Shariif ku socota soo diray

 

London, Norway (Calanka.com) 19-Marso-09

 

Ossama Binladen ayaa ugu yeeray islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya iney ridaan lana dagaalaan madaxweyne Sheekh shariif Sheekh Axmed, oo dhamaadkii bishii janaayo ku guuleystay madaxweynanimada wadanka Somaliya oo uu dagaalku ka taagan yahay.

 

Wadaadka caanka ah ee Binladen ayaa warkani oo cod cusub ah maanta khadadka internetka kusoo daayay, xilli dhawaanahan la la`aa khabarkiisa.

 

"Wadaadkan (Sh. Shariif) waa in la ridaa lalana dagaalammo", ayuu ku yiri Binladen fariintan cusub ee codka ah uuna soo diray maanta.

 

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay Mr. Binladen in uu ku guubaabinayo Shabaabka Soomaaliya iney dagaalka sii wadaan, islamarkaana ey ridaan xukuumadda Sheekh Shariif.

 

"Waa sida madaxweynayaasha wadamada carabta kuwaasoo annaga cadowgeena ah", ayuu hadalkiisii codka ahaa kusoo gaba-gabeeyay Mr. Binladen oo la rumeysan yahay in uu ku dhuumaaleysanayo buuraha xadka Afghanistan iyo Pakistan.

 

Shekh Shariif ayaa heysata shaqo adag oo ah inuu nabad ka dhaliyo wadan uu dagaal sokeeye ka taagnaa ilaa sanadii 1991-kii.

 

Ma ahan markii ugu horeysay oo ururuka Al-Qacida soo saaraan hadal ku aadan dagaalada Somaliya, waxaana mar sii horeysay isna cajal soo diray mid ka mid ah afhayeenada Al-Qacida kaasoo fariin u dirayay kooxda xagjirka ah Al-Shabaab ee Somaliya ka dagaalanta.

 

Xigasho: AFP

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Maybe he does not, who knows why he always speaks out when the West is pissed.

 

Shariah law implementation and this man sends a tape. Leave our country alone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am sure his call for the annihilation of Shariif and his government will find loyal ears. Many of these Takfiiri movements adore this guy and if he says jump, they will say how far.

 

Its sad this guy who hasn't got the balls to comeout of his cave hidings is sending more anarchic masseges to young impressionable men.

Share this post


Link to post
Share on other sites

don't talk about balls dude, he left his cozy home in KSA to go the cold poor country of Afghanistan to fight the Russians and now is fighting the Americans, agree or disagree but a coward he is not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He has no balls and forget the photo ops he lives like a King surrounded by buffoons who do his job.

 

Leave Somalia alone old man, we have our own many issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

King Somali

don't talk about balls dude, he left his cozy home in KSA to go the cold poor country of Afghanistan to fight the Russians and now is fighting the Americans, agree or disagree but a coward he is not

Waleee geesinimada beynan isku si u aqoon, geesinimo maha ninka ka tagay nolo taraf ah, ee waa ninka mabda'iisa front linka uga dagaaalama, waa ninka aan wajiga qarsan, waa ninka aan video ama audio kaliya soo dirin si uu umada isugu sii jabsho, geesinimada maha ninka dhalinyarada brainwashka lagu sameeyay janada farta ugu fiiqa ee aanan rabin asaga inuu janadaas galo. Geesiga waa ninka iskeena frontlinka ee asaga bilaabo inuu dhiigiisa daadsho oo uu mabda'iisa u dhinto.

 

These guys are extreme cowards who are hell bent to kill and be killed for absolute no vision.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this