Sign in to follow this  
General Duke

Largest clans of Banadir come out on TFG support...

Recommended Posts

5 ka mida beelaha ugu badan gobalka Banaadir oo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan la dagaallanka argagixisada ,taageerayna howlgallada ciidanka xooggu ay qaran diidka kula dagaalamayaan iyo barnaamika dibu heshiisiinta qaran.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kullan ay Beesha........ ay Muqdisho ku yeelatay oo laga soo saaray Qodobo Xasaasi ah.

 

Mogadishu , Khamiis April 5, 2007 Simba Radio

 

Beesha .........., ayaa manta magaalada Muqdisho ku yeelatay kullan xasaasi ah oo si wey loogu taageeray Dowladda KMG ah ee Somalia .

 

Kulankaani ay Maanta Hotelka lafweyn ku yeesheen waxgarad ka socday beesha ........ ayaa waxaa uu ahaa mid ay uga hadlayeen xaalada dalka soomaaliya gaar ahaan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Kulankaani ayaa waxaa ka soo qeyb galeen in ka badan 500 oo ergo waxana sidoo kale ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan Dowlada federaalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan C/llaahi Geedi shadoor,Xildhibaan Cali C/llahi Cosoble iyo siyaasiyiin ka tirsan beesha .............

 

Isu Imaatinkaan oo ujeedadiisa lagu macneeyay sida ay beeshu u taageersan tahay Howlaha nabad sugida ah oo ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ka wado Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo cambaareyn ay u jeediyeen kooxo ay ku tilmaameen in ay ka soo Horjeedaan amaanka Caasimada.

 

Gaba gabadii kulankaasi ayaa waxaa laga soo saaray Go,aano ka kooban ilaa iyo seeded Qodob oo ay ka mid ahaayeen.

 

Si kastaba kulankaani ay maanta yeesheen beesha Mudulood ayaa waxaa uu qeyb ka yahay kulamo dhowr ah oo u muuqda kuwo si weyn isaga soo Horjeeda.

 

Simba Media Center, Muqdisho Somalia

Email: simba@simbanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

1 - In beesha ......... ay taageerayaan Howlgalka amaan sugida ah oo ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ka wado Caasimada Muqdisho.

 

2 - In beeshu aysan ka warqabin kulan ay isugu yimaadeen beelweynta ****** oo ay ku gaareen Go,aano ka dhan ay Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 

3 - In beesha ay taageerayaan Kulanka dib u heshiisiinta ee bartamaha Bishaai lagu wado in uu ka dhaco Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

4 - In ay beeshu si buuxda uga qeyb qaadanayso la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada iyo Qodobo kale.

 

Afhayeenka Beesha ****** muxudiin xasan afrax ayaa waxaa uu kulankaasi ka dib saxaafada uga warbixiyay ujeedada kulankoodii maanta iyo cida isugu Timid.

 

Afhayeenka Beesha ****** Muxudiin Xasan afrax ayaa waxaa uu intaasi ku daray in ay sidoo kale ay aad uga xunyihiin wax yeeladii soo gaartay dadka rayidka ah oo isugu jira dhimasho dhaawac iyo barakac waxaa uuna sheegay in xalka uu ku jiro in labada dhinac ee dagaalamaya in wada hadal wax ku xaliyaan isla markaana ay joojiyaan gacan ka hadalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^Adna largest clan ayaad maalin walba na dabawadaa.

 

Odayga ogow Guusha Soomaali Ba Leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

If geedy and Afrax had the full support of abgala tribe , trust me he would not have to hide behind tigreyn troops .

 

Furthermore the most intensive fighs are taken place north muqadhisu last couple of days , the shelling suuq bacad second largest market in xaamar run by abgale familly .

 

From siinaay to suuq bacad, Towfiq , Jiidka fagax till hotel ramadan - i realy dont know if you are familiar with these street , but they are locked by abgala milities fighing the Tigreyn troops which is fact just call Muqadishu .

 

it will be wise for the TFG to put down the fire thats about to inflam in xaamar .

 

Icu elements are also taking advantage to strike back at the Tigreyn .

 

If geedi was that popular that 500 turned to listn to him :rolleyes: :eek: he should come out to hold prostest , why isen there demostration supporting the TFG .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bambo, if the clan sof Mogadishu were against the TFG there would be no contest, the TFG would be out of the capital. The only group making noise are the Guriceel group who have lost everything, as for the areas you mentioned the gun men were using them as hide outs however the North of the city receieved less damaged than the souther clan court central areas.

 

The TFG is relocationg to Mogadishu hence the support.

 

500 elders is no small number dear Bambo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Jaale Been abuur aka Duke,

 

 

There is no TFG in this contest. The freedom fighters in Mogadishu are actually fighting with Ethiopian, equipped with air graphs and heavy artillery and they're holding their own.

 

If they were fighting with Butland militia, it wouldn't have taken them half a day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

General 500 elders is not small i do acknowledge

where is pictures sxb .

 

and elso those area are still closed till today you call xaamar and find out . tension is high tfg currently is not factore in Muqadhishu , its tigreyn troops that are doin fighing and negotiating and etc , which is sad .

 

No gun men from guricell would be allowed to launch attack from predominated abgala area sxb , Muqadishu residents know each other better then that . Geedi is only being support by his subsubsub clan sxb which he and salad jeel , ali mahadi , maxamed dheera belong to -thats why he can not leave the district of karan.

 

Macalin Xaashi oo wareeysigiisa uu aad u dheeraa wuxuu ku hanjabay inaysan Soomaaliya ka hergeli doonin dowlad cilmaaniya balse fikirku uu yahay in ugu dambeeyn dalka laga hergeliyo dowlad Islaamiya, isagoo dhinaca kalana sheegay in ciidamo isaga taabacsan ay la wareegeen Xerooyinka Ceelcirfiid iyo Maslax.

 

http://simbanews.com/news/News%2002%20Apr%203.htm

lisnt to the men .

 

also another abgala leader fighing in towfiq is

Kaba kuTukade , who his force know control Towfiiq district

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. the only real opposition of the TFG is the media and certain clans who belive the 16 year golden age is over, and hence the end of the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this