Sign in to follow this  
wind.talker

Skirmish near Ceerigaabo

Recommended Posts

As always, one has to be careful as to what story to believe when these things happen. The two sides, Puntland and Somaliland, have already exchanged a heated debate over radio airwaves, one side asserting its right to bring election boxes to all the regions (incl. the Disputed Areas) while the other side is asserting its right to self-defend the regions (i.e. the Disputed Areas).

 

Dagaal ka dhacay Sanaag

 

Warar naga soo garay dhanka Gobolka Sanag ayaa shegaya in galabta iska horimad uu ku dhexmaray Deganka Biyo Guduud ee Gobolka Sanag Maleshiyo ka tirsan Maamulka isku magacabay Somaliland iyo kuwo Puntland ah.

 

Dagalkan ayaa lagu soo waramayaa in uu gaystay dhaawac hase yeeshee lama sheegin inta tirada dhawacas uu dhan yahay balse mar aan la xiriiray xubno xog ogaal ah ayaa waxay noo sheegeen in dhanka Ciidamada Puntland ayna waxba soo gaarin balse dhaawacu uu yahay dhanka Ciidamada Mamulka Somaliland.

 

Dagaalkan ayaa sida la sheegay ka dhashay kadib markii Maamulka Somaliland uu isku dayey in uu soo galiyo Deegaanka Biyo Guduud iyo Fiqi fuliye oo isku jira 15 KM sanaadiiqda Doorashooyinka kadibna ay ka hor tageen Ciidamada Puntland iyo dad shacab ah oo si weyn uga soo horjeeda faragelinta Maamulka Riyaale uu ku hayo Goboladoda.

 

Si kastbaa ha haatee, Dagaalkan oo dhacay xili dambe oo maanta ayaa waxaan wali lahayn xaqiiqada dhabta ah ee ku saabsan dhanka khasaaraha hase yeeshee wixii ka soo kordha dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa hadii alle Idmo.

 

W/Q: Axmad Maxamed

GaroweOnline.com

 

vs.

 

Iska Hor Imaad Dhexmaraey Ciidamada Maamulka Puntland Iyo Ciidamada Qaranka Ee Gobolka Sanaag

 

Ceergaabo (Somaliland.Org) - Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo ciidan ka mid ah ciidamada qaranka Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa hiirtii hore ee maanta tacshiirad isku dhaafsaday meel ilaa 45-km ka xigta K/Bari magaalada Ceerigaabo oo lagu magacaabo Ardaa.

 

Waxaa wararka ka imaanaya deegaankaas sheegayaan in laba gaadhi oo tikniko ah oo Somaliland leedahay kana tegay magaalada Ceerigaabo, isla markaana ku sii jeeday fadhiisin ay deganyihiin ciidamada Somliland oo ka mid ah deegaanka biyo-guduud in ay iska hor yimaadeen laba gaadhi oo tikniko ah kana mida ciidamada maamulka Puntland, ka dibna ay rasaas is waydaarsadeen.

 

Sarkaal ka tirsan ciidamada qaranka oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo ayaa ii xaqiijiyay in iska hor imaadkaasi ka dhex dhacay labadaa ciidan, isagoo arrimahaa ka hadlayana wuxuu yidhi â€shalay gelinkii dambe ayey ciidan ka mida ciidamada qaranku ka baxeen magaalada Ceerigaabo, ka dibna subaxnimadii hore ee maanta ayey iska soo hor baxeen ciidan ka mida kuwa Puntland oo dhinac ka soo dhaafay fadhiisin ay fadhiyaan ciidanka qaranka ee Somaliland. Rasaastaa markay is dhaafsadeen ayey ciidamaddi Puntland dib u noqdeen kuwii kalena fadhiisinkoodi gaadheen; waxa khasaare ahna lagama soo sheegin labada dhinac†ayuu yidhi sarkaalkaasi ka gaabsaday in magaciisa la sheego.

 

Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hure oo aan wax ka weydiiyay dhacdadaasi ayaa ka gaabsaday inuu wax jawaaba ka bixiyo, waxaanu yidhi â€Adeer Liibaanoow waxaad u warantaa idaacada Horyaal oo aanan aqoonsanayn markaa wax jawaab ah iga heli maysid†ayuu yidhi badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hure.

 

Lama sheegin wax khasaare ah oo ka soo gaadhay labada dhinac iska hor imaadkaa dhexmaray. Dhinaca kale, waxaa socda dedaalo ay dadka deegaankaasi kaga hor tagayaan sidii ay ciidamada Puntland ugu qancin lahaayeen inay ku sugnaadaan fadhiisimahoodii hore ay u joogeen, waxaana dedaalkaasi wada cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaa u dhashay.

 

Liiban M Shire, Somaliland.Org

Ceerigabo, Somaliland

 

PLUS (harshly critical and anti-Somaliland site):

 

Ciidamada Daraawiishta Puntland Iyo Malayshiyada Riyaale Oo Isku Haleelay Duleedka Ceerigaabo

 

Ceerigaabo (Radiossc.net):-Iska hor’imaad ayaa waxa uu ku dhexmaray Ciidamada Daraawiishta ee mujaahidiinta ah iyo Malayshiyada [sNM] goob lagu magacaabo Ardaa oo u jirta Ceerigaabo 45km.

 

Malayshiyada Riyaale ayaa waxa ay la gaaf-wareegayeen sanaadiiq ay ku wadeen goobo ay doonayeen in laga codeeyo, Ciidamada Daraawiishta oo iyaga heegan la galiyey sidii ay uga hortagi lahaayeen, isku daygan beelaha Isaaqa ayaa waxa ay isku haleeleen goobta lagu magacaabo Ardaa, halkaas oo ay tacshiirad muddo soconaysay isku weydaarsadeen tikniko Ciidamada Daraawiishta iyo tikniko ay wateen beelaha [sNM].

 

Xilliga ay is haleeleen ciidamada Daraawiishtu iyo kuwa Riyaale oo ahayd saaka waabarigii ayaa waxa ay keentay in ay ciidamada Riyaale dib ugu noqdeen goobtii ay markii hore ka yimaaddeen.

 

Iska hor’imaadkan ayaan wax khasaare ahi dhinaca Ciidamada Daraawiishta ka soo gaadhin iyada oo aan la ogayn dhinaca malayshiyada Riyaale waxa gaadhay.

 

Ciidamada Riyaale ayaa muddooyinkanba isku dayey in ay ku fidiyaan sanaadiiqda codaynta maamulka Isaaqiya goobo badan oo ka tirsan gobolka Sanaag iyo Sool, waxayna ilaa maanta isku haleeleen malayshiyada Riyaale deegaanka Fiqifuliye iyo Awrboogays shacabka iyaga oo sanaadiiqda tahriibinaya, hasa yeeshee dadweynaha deegaanka ayaa gadood kala horyimi arrintaas oo ku kaliftay in ay dib ugu nqodaan goobihii ay ka yimaaddeen, waxaana ku dhaawacmay tacshiirad ay isku waydaarsadeen malayshiyada SNM iyo shacabku, askari ka tirsanaa malayshiyada Riyaale oo ku dhaawac may Fiqifuliye, iyo laba qof oo ku dhaawacmay Awrboogays.

 

Radiossc.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ I dont know if this connected to the above...

Ciidanka ilaalada badhasaabka gobolka cayn DGPL kaysa cabdi yuusf oo dagaal ku dhexmaray gawaadhi siday sanaaduuq tuulada balihadhac oo 120km kaga began bari buuhoodle

Somaliweyn - -- - 26/09/05

 

Wararka ka imaanaya tuulada balihadhac oo katirsan degmada widhwidh oo gobolka cayn DGPL ayaa waxay sheegayaan in ilaalada badhasaabka gobolka cayn kayse cabdi yuususf uu halkaa dagaal ku dhexmaray gawaari la sheegay inay saanduuq siday laga keenay dhanka hargaysa baabuurtan ooahayd laba baabuur ayaa markii layska hor yimi lays dhaafsaday tacshiirado inkastaan wax qasaara ah dhicin waxaa uu wararku tibaaxayaan in baabuurtaa ay u noqdeen halkii ay ka soo kaceen markii hore Waxaa intaa ay ku darayaan wararka ka imaanayaa halkaas in ciidan xoojin ah uu ka yimi maagalada buuhoodle soona gaaray tuulda balihadhac ee hawshu ka dhacaday halkaas oo uu ku sugan yahay haatan badhasaabka gobolka cayn kayse cabdi yuusuf

 

Guud ahaan jawiga ayaa aad u kacsan inta u dhaxaysa xaduuda labada maamul puntland iyo Somaliland taas oo bilaabtay markii uu bilaabmay ololihi doorashada somalialnd taasoo taasoo heegan galisay ciidamada daraawiishta puntland iyadoo ay kusaguan yihiin gobolka sool gaar ahaan laascaanood taliyihii ciidanka daraawiihsta DGPL col; cadhays

 

Wararka ka imanaya adhicadeeye ayaa sheegaya inay ka tageen raxan tignika ah oo gaaray sa tiraba 6 tiknika ah isagoo uu noosheegay nin magaciisa qariyey oo kusugan adhicadeye kana tirsan saraakiisha maamulka somalialand in loo kaxeeyey tiknikadaa magaa lada HARGAYSA halkaas oo beryahanba qas ka tagnaa si ay uga qayb qaataan sugida amaanka magaalda hargaysa oo tan iyo intii iska hor imaadkii hubaysnaa uu ka dhacay xaaladeda amaan aan caadi ahayn

 

c/qaadir gaabuush/lasanod/puntland

 

gaabuush6@hotmail.com

 

 

 

Soo diray wariyaha Somaliweyn ee Jowhar

Mohamed Abdulle Hassan Siidi

siidmohamed@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

General

 

 

looool sxb you have just popped your friends balloon withough realising it smile.gif ,

 

i have seen several other articles from usuall site which say these stories but have different locations it seems someone did little story and edited the degaans concerned :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

QUDHAC -

 

Did the thought ever cross your mind that, perhaps the story I posted and the one the General posted might be two unrelated stories? The recent skirmish near Ceerigaabo has been reported by Somaliland.org - your online political Bible. Do you think Somaliland.org is also fabricating lies (since, according to you, all news items on Puntland sites are lies)? Or maybe Somaliland.org is an undercover pro-Puntland site owned by Col Yeey's nephew, who lives in Germany and raises two dogs. :D

 

LINK: http://www.somaliland.org/ns.asp?ID=05092506

 

P.S. Be sure not to miss my scathing sarcasm. Point being? Somaliland has been denied entry into eastern Sanaag areas. Doesn't that just pop YOUR balloon? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

^^^^^

 

 

unlike you my friend i dont hold any somali website to be of any reall news outlet, well maybe one or two are ok but really i hardly visit this somaliland.org you talk of i do not hold any of these so called sites of any value, as far as i am concern somaliland.org and puntland whatever may as well be the same thing because really i have no preference and the same ca be said for all other sites.

 

 

i am not brain dead zombie that copies and pastes a regutitated second hand opinion put together by mindlest tribilistic zealots.

 

 

walahi waxaan idin odhan lahaa, give this mind numbing boring local politics a rest for while, maxaan iska xiijinaynaa masaakiinta iska daaya nabadooda haku nooladaane.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

duke

 

you are absoloutly right old boy i believe in the sovereignty of maandeeq its flag and its blessed citezens.

 

 

but other than that i have no cheap loyalty to any individual or group of people, whether be politian or tribe.

 

 

God forbid the day i become a brain dead shoe carrier for someone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this