Sign in to follow this  
Xudeedi

Dhahar: A Ceremony in Support of newly Appointed PM held in Haylaan region

Recommended Posts

Xudeedi   

Kulan lagu taageerayo Rw Cusub oo ka dhacay magaalada Dhahar

 

Kulankani ayaa Waxaa soo qaban-qaabiyey Maamulka Degamada Dhahar waxaan ka soo qeyb galay Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku Dhaqan Degmadaasi oo ay Horkacayaan Odoyaaasha Dhaqanka Iyo Waxgaradka Degamada Dhahar ee Gobolka Sanaag ee Maamulka Puntland.

 

Kulanka oo ahaa Mid lagu taageereyey Reysul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ahaa Mid Qaban qaabidiisa ka Socotay Maalmahani Degmada Dhahar ayaa Masuuliyiintii Ka Hadashay Waxa ay Carabka Ku dhufteen Sida ay u taageersan yihin Mudane Farmaajo oo ay sheegeen in Isbedel uu ku Keeni karo Xaalada Dalka Soomaaliya.

 

 

Maxamed Xasan Saciid oo Ka Tiran Golaha Degaanka Dhahar ayaa Sheegay In ay Si Weyn u taageersan Yihiin Reysul Wasaare Farmaajo Isla Markaan Muujin Doono Karti Iyo Hufnaan o Isbedel ku keeni karta Xaalada uu Iminka Marayo Dalka Soomaaliya.

 

 

Maxamed Xasan ayaa intaa Hadlkiisa Waxaa uu Ku sii daray in Dhamaan Shacabka Ku Nool Degmada Dhahar ay Si Weyn ay u taageerayaan Reysul Wasaaraha Cusub ee Soomaliya ee Dhawaan uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya.

 

 

Tan Iyo Markii Shiekh Shariif Shiekh Axmed uu Magcaabay Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo waxaa Gobolo Badan oo dalka Somaliya Ka Dhacay Banaanbaxyo Balaaran oo Lagu tageerayo Reysul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

 

 

Senior Reporter Hanad Cali Guuleed.

Muqdisho-Somalia.

 

 

Allgedo News Media Network

allgedo@allgedo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Reer Dhahar iyo Maakhir waa lagu ogaa shucuur wadanimo, aad iyo aad ayee u mahadsanyihiin

 

Soomaaliya dhan mar hore ayee hagaagi laheed hadii ee noqon sida wadaniyiinta Reer Makaahir

 

 

Baraka Allahu fiikum, halkaa kawada wadanimada iyo somalinimada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this