Sign in to follow this  
Sharmakee

puntlands top shiikh supports islamic government

Recommended Posts

Garoowe:-Waxaa maanta magaalada Garowe ka bilowday shir ay yeelanyaan Dowlada Puntland iyo culumaa' udiinka gobalada Puntland,shirkan ayaa looga hadlayaa sidii ay dowlada iyo culumaa'udiinka ayagoo isku duuban ay u adkeyn lahaayeen amaanka gobalada Puntland.

 

Shirkan ayaa looga hadlayaa dhaq dhaqaaqyo khal khal ku keeni kara oo ay wadaan xubno xiriir gaar ah laleh Maxkamadaha Muqdisho.

 

Culumaa' udiinka ugu caansan gobalada Puntland ayaa ayagu soo dhaweeyey in ay dowlada kala shaqeeyaan dhanka sugida amaana iyo wacyo gelinta shacabka.

 

Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in kulan dheeraad ah ay culumaa'udiinka la yeeshaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md.Xassan Daahir Maxamuud.

 

Culimada ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Puntland MD.Cadde Musse oo lagu wado inuu soo gaaro dalka maalinta berito ah ee Isniinta.

 

Maamulka Puntland ayaa horey digniin uga soo saaray wax uu ugu yeeray dad xukun raadis ah oo soo gashtay Shaati Maxkamado diimeed, waxayna shaaca ka qaadeen in gacan adag lagu qaban doono cid allaale oo ka hortimaada amniga gobalada Puntland.

 

 

There are tons of hundreds of wadaads in putland that are culimo types in such cities galkacyo, garowe,qandela and Bosaso and that are ready for islamic rule .

 

 

http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=2529

Share this post


Link to post
Share on other sites

you are correct. puntland is a muslim land. however puntland will never be ruled by these clan courts. puntland has a well established system, it will change when allah chooses, and insha allahwithout violence. however lets not get excited, the areas arond banadir need help and justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawralo   

Wait a minute. In other words; somalis are actually expressing support for an ideology different than qabyaalafd? :confused: Cajiib!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this