Sign in to follow this  
Xudeedi

SPR: Interview with Xagla-Toosiye; achievements and challenges ahead (audio)

Recommended Posts

Xudeedi   

Dhagaysi----Sanad guuradii koowaad ee maamulka SSC iyo Wareysi ay idaacada SPR la yeelatey hogaamiyaha Maamulka SSC ee Saleebaan Xaglatoosiye

 

(SPR): Maanta oo ay taariikhdu tahay 16ka October 2010 ayaa waxay si toos ah ugu aadan tahay maalintii majaraha loo qabtey isla markaana la magacaabay maamulka SSC iyodoo ula jeedada ugu weyni ay ahayd sidii loogu sameyn lahaa maamul deegaanadaasi oo ahaa kuwa aanan maamul lahayn oo muran iyo is maandhaafna ka taagnaa.

 

Xaflad sanad guuradan lagu xusayo ayaa waxaa lagu qabtey caalamka daafihiisa iyo dalka gudihiisaba, Hadaba wareysi xiisa badan oo uu wariye Jaamac Nuur Muuse la yeeshey Hogaamiyaha Maamulka SSC Saleebaan Xaglatoosiye oo ka warbixiyey guud ahaan sanad guuradii koowaad ee SSC, waxa u qabsoomay maamul ahaan, talaabada la gudboon, xiriirka maamulka SSC iyo dowlada Federaalka iyo sida ay u arkaan Raysal Wasaaraha cusub, ugu dambeyntii baaq u jeediyey umada Soomaaliyeed iyo shacabka SSC ba.

 

 

Download

HALKAAN KU DHAGAYSO MP3

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Great Job Sulieman Xagloyoosiye,

 

Allah haa ku fududeeyo shaqada weyn aad u heyso dadkaaga iyo dalkaaga

 

 

Walaal Xudeedi mahadsanid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this