Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]

Recommended Posts

05_clip_image001.jpg

FORMER SPEAKER, NOW FORMER MP

 

BAYDHABO: Magacyada 31-ka Xildhibaan ee uu maanta Guddoomiyaha Baarlamaanku ka qaaday Xilalkoodii

 

Posted to the Web Apr 17, 15:34

 

Baydhabo (PP) - Iyadoo Guddoomiyaha Baarlamaanka uu xilalkii ka qaaday 31-xildhibaan oo aan iyagu soo xaadirin fadhiyada baarlamaanka oo uu ka mid yahay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hormuud u ah Mucaaradka Dowladda, horayna digniin loo siiyay ayaa waxaa xildhibaannadaan magacyadooda oo dhameystiran ay ahaayeen sidan:

 

Shariif Xassan Shiikh Aadan

Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim Ibbi

Axmed Cusmaan Jibriil

Yuusuf Cabdullaahi Kaahin

Yuusuf Xasan Ibraahim (Dheeg)

Jaamac Cali Jaamac

Shariif Saalax Maxamed Cali

Cumar Xaashi Aadan

Munye Siciid Cumar

Maxamed Cabdi Yusuf

Maxamuud Cabdullaahi Jaamac Sifir

Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane

Axmed Cabdraxmaan Maxamed

Fowsiyo Maxamed Sheekh

Maxamed Cali Xaggaa

Cismaan Liibaan Ibraahim

Shariif Max’ed Siidii

Cabdoow Maax Faarax

Cabdalla Xaaji Cali Axmed

Jamaal Xasan Ismaaciil

Caasho Xaaji Cilmi

Axmed Diiriye Maxamed

Saleebaan Colaad Rooble

Suuri Diiriye Carab

Maxmed Xasan Cali Daryeel

Sekeriye Xuseen Aare

Faarax Ismaaciil Xasan

Sekeriye Maxamuud Xaaji Cabdi

Axmed Maxamed Saleebaan Shiraac

Cadulqaadi Sheikh Axmed Nuur

Nuur Axmed Diirshe

 

Xildhibaannadaan ayaa waxaa horay loo siiyay dignin ku aaddan inay xilalkooda waayi doonaan haddii xilliga loo qabtay ay ku soo xaadiri waayaan fadhiyada baarlamaanka, waxaana xil ka qaadistoodaan ay jawaab cad u ahayd diidmadii ay muujiyeen xildhibaanndaan.

 

Halkaan ka aqriso xil ka qaadistii Xildhibaanadaan

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogaidshu

E-mail: Jantiile@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Only thing missing out in the list are the corrupt ones, these names i never heard of, because mostly they might have been civilians to begin with. The list is missing the big stooges.

 

The TFG is getting more and more stoogy every minute. It had no hope to begin with, but now it officially hit rock bottom bottom.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Those pple must be celebrating high now Like Hussein Caydiid Jr did...when he reached freedom in Asmara.... I know some of them in that list GD who were afraid to resign thinking that their resignation may be construed as a hostile political move and thus b assasinated in the middle of the night by Habashi Sirdoons....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamanka KMG ah oo xilkii ka qaaday 31 xildhibaan iyo Magacyadooda

Last Updated::2007-04-17 15:26:24

 

 

shariif_Xassan_baarlamaanka.jpg

Baydhabo:-Fadhi ay maanta yeesheen golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya kana dhacay xaruntooda Baydhabo

ayaa xilkii lagaga xayuubiyey ilaa iyo 31 xubnood oo horay digniin loogu jeediyey.

 

Xildhibaannada xilka laga qaaday oo kamid ahaa 44 xildhibaan oo mucaarad ku noqday dawladdooda ayaa waxaa kamid ah afhayeenkii hore ee golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya->

Shariif Xasan Shiikh Aadan.

 

Ilaa iyo 150 xildhibaan oo goob joog ka ahaa fadhigii maanta ayaa isku raacay in xilka laga xayuubiyo waxana kamid ah xubnahaas:

 

1. Shariif Xassan Shiikh Aadan

2. Jaamac Cali Jaamac

3. Shariif Saalax Maxamed Cali

4. Cumar Xaashi Aadan,

5. Munye Siciid Cumar

6. Maxamed Cabdi Yusuf,

7. Maxamuud Cabdullaahi Jaamac Sifir,

8. Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane,

9. Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim Ibbi,

10. Caasho Xaaji Cilmi,

11. Axmed Diiriye Maxamed,

12. Saleebaan Colaad Rooble,

13. Suuri Diiriye Carab,

14. Maxmed Xasan Cali Daryeel,

15. Sekeriye Xuseen Aare,

16. Sekeriye Maxamuud Xaaji Cabdi,

17. Axmed Maxamed Saleebaan Shiraac,

18. Cadulqaadi Sheikh Axmed Nuur,

19. Nuur Axmed Diirshe,

20. Axmed Cusmaan Jibriil

21. Yuusuf Cabdullaahi Kaahin,

22. Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg),

23. Axmed Cabdraxmaan Maxamed,

24. Fowsiyo Maxamed Sheekh,

25. Maxamed Cali Xaggaa,

26. Cismaan Liibaan Ibraahim

27. Shariif Max’ed Siidii

28. Cabdoow Maax Faarax

29. Cabdalla Xaaji Cali Axmed

30. Jamaal Xasan Ismaaciil

31. Faarax Ismaaciil Xasan

 

Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Madoobe, ayaa beelaha ay ka soo jeedaan xubnaha la eryey ka codsaday in ay keensadaan xubnihii beddeli lahaa.

 

Go’aankan ayaa loo cuskaday xeer hoosaadka golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Originally posted by Tahliil:

Those pple must be celebrating high now Like Hussein Caydiid Jr did...when he reached freedom in Asmara....
I know some of them in that list GD who were afraid to resign thinking that their resignation may be construed as a hostile political move and thus b assasinated in the middle of the night by Habashi Sirdoons....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Dastuurka qaranka iyo xeerka dajisan ee sheegaya in xilal laga qaado mucaarad ka tirsan baarlamaanka hala ii sheego meesha ay kaga qorantahay.

 

ma doonayo inaan ogaado dastuurka meeshay kaga qorantahay sababtoo ah maba aamnisani dastuur iyo xeer qaran inuu jiraba!

 

 

PS: anaa iskaga jawaabey, khalaas warkii oo dhamaadey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tahliil, why are you making up things, none of these individuals are in the country. Some were in the UK, thus the reason you gave is bogus.

 

Anyhow now there is 31 vacant positions in the parliment let the clans get busy selecting their new members. Exciting stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo xilkii ka qaaday 31 xildhibaan

 

Fadhi ay maanta yeesheen golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya kana dhacay xaruntooda magaalada Baydhabo ayaa xilkii lagaga xayuubiyey ilaa iyo 31 xubnood oo horay digniin loogu jeediyey.

 

Xildhibaannada xilka laga qaaday oo kamid ahaa 44 xildhibaan oo mucaarad ku noqday dawladdooda ayaa waxaa kamid ah afhayeenkii hore ee golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan.

 

Ilaa iyo 150 xildhibaan oo goob joog ka ahaa fadhigii maanta ayaa isku raacay in xilka laga xayuubiyo waxana kamid ah xubnahaas Shariif Saalax Maxamed Cali Cumar Xaashi Aadan Dhaqane, Caasho Xaashi Cilmi, Maxamed Cabdi Ibbi, Maxamuud Cabdullaahi Jaamac Sifir, Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane, Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim Ibbi, Caasho Xaaji Cilmi, Axmed Diiriye Maxamed, Saleebaan Colaad Rooble, Suuri Diiriye Carab, Maxmed Xasan Cali Daryeel, Sekeriye Xuseen Aare, Sekeriye Maxamuud Xaaji Cabdi, Axmed Maxamed Saleebaan Shirwac, Cadulqaadi Sheikh Axmed Nuur, Nuur Axmed Diirshe, Yuusuf Cabdullaahi Kaahin, Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg), Cabdiraxmaan Faarax, Axmed Cabdraxmaan, Jaamac Xasan Ibraahim, Fowsiyo Maxamed Sheekh, Maxamed Cali Xaggaa, Cismaan Liibaan Ibraahim iyo xubno kale.

 

Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Madoobe, ayaa beelaha ay ka soo jeedaan xubnaha la eryey ka codsaday in ay keensadaan xubnihii beddeli lahaa.

 

Go’aankan ayaa loo cuskaday xeer hoosaadka golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya.

 

Maryan Saylac

 

SBC Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Nuune, you seem to know more than the 150+ MP's who amde that decesion?

LOL,must be the only parliament in the world that can strip felow MPs of their position...LOL.

 

Well,They were appointed so i guess that doesnt really make them Elected officials,I am guessing then tht whoever appointed them has the right to fire them. Great!,replace them with a freindly list yeah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Duke, to be exact, those 150+ Xildhibaans have no choice then to vote against those 30+

 

haddey diidaana dee ama ay quuq keenaan ayagana xilkaa laga qaadi, dee mid kastaa jagadiisa ayuu ilaalsani, u got me now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Again Duke I know some MPs in ur list in that list who were afraid to resign because of direct retaliation on themselves and their families, I also do know some who have been admonished and cautioned not to resign.....but if u wanna believe otherwise go a head...suit urself

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Tahliil, can you give us the names of those who were in the country and afraid to resign?

 

Nuune, is Casha Abdulle on the list? Is she not an opposition member who attacks the TFG daily?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia oo maanta xilka ka qaaday 31 xildhibaan oo Baydhaba ka maqan.

Baydhaba, Talaado, April 17, 2007 Simba Radio

 

Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe, ayaa maanta ku dhowaaqay in 31 xildhibaan oo uu ku jiro Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay waayeen xubintoodii Baarlamaannimo.

 

Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta Baarlamanka Somalia Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa Idaacadda Simba u sheegay in go'aankaasi oo maanta Sheekh Aadan Madoobe kaga dhawaaqay kullankii Maanta ee Baarlamanka Somalia uu ku yeeshay Xarunta ADC-da ee magaalada Baydhaba.

 

Casharo ayaa sheegay in Ajandaha Baarlamanka Somalia uu maanta ahaa ka doodista Sharciga la dagaalanka Argagixisada, laakiin markii lasoo daabici waayay warqadihii lagu qoray Ajandaha, uu Guddoomiyaha Baarlamanka soo jeediyay arrintan ku saabsan xil ka qaadista Xildhibaanada maqan ee Waqtigii loo qabtayna uu ka dhamaaday sida uu yiri Casharo.

 

Xubnaha Xilalkooda waayay ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, Fowsiya Sheekh Maxamed, Cabdi Raxmaan Ibbi, Jamaal, Saleebaan Colaad Rooble, Cumar Xaashi Aadan, Jaamac Cali Jaamac, Shariif Saalax, Zakiriye Xaaji, Yuusuf Dheeg.

 

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa sheegay in aysan dhicin wax cod bixin ah oo loo qaaday xildhibaanada maqan laakiin sida uu yiri markii uu ka dhamaaday waqtigii loo qabtay Xildhibaanadan maqan uu Guddoomiyaha Baarlamanka xaq u lee yahay inuu ku dhawaaqo in xubinamadii baarlamanka ay waayeen.

 

Dhinaca Kale Casharo waxa uu sheegay inay jiraan xildhibaano waqtigii loo qabtay uusan ku dhamaan oo yimid, sidaa darteedna aan xubintii baarlamanka laga qaadin, kuwaasina ay ka mid yihii Cabdalla Xaaji Cali, Jaamac Cowfle, Faarax Ismaacil, Jeylaani, Bilaan iyo kuwa kale.

 

Hase yeeshee Xildhibaanada xilka laga qaaday qaarkood ayaa arrintaasi ku gacan seeray, ayada oo xildhibaan Saleebaan Colaad Rooble oo kuwaasi ka mid ahna uu yiri in Baaarlamanka aysan wax awood ah lahayn oo awoodooda ay horey ugu wareejiyeen Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf axmed.

 

Abdifitahaam Ahmed

abdifitahaam@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this