Sign in to follow this  
Jumatatu

So much for National Forces....Lol...!

Recommended Posts

Jumatatu   

Iska Hor imaad Dhex Maray Ciidamo ka yimid Puntland iyo Maleeshiyooyin ka soo jeeda Gobolka Hiiraan.

Iska hor imaad hubeysan ayaa dhex maray Ciidamo ka soo jeeda Puntland oo ku sugnaa Magaalada Feerfeer iyo Maleeshiyo ka tirsan Gobolka Hiiraan, kuwaas oo sida la sheegay diidan inay Ciidamada Puntland u soo gudbaan dhinaca iyo Gobolka Shabeelaha Dhexe oo hadda ku sugan yhaya madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Dagaalkan oo muddo saacado ah socday ayaa markii dambe sida ay xaqiijiyeen dad jooga magaalada B/weyne waxaa Ciidamada Puntland laga qabsaday Baabuur yar balse aan dul saaranayn qoriyaha waa weyn, isla markaana ay la socdeen 7 Ruux oo dagaalkaas lagu soo qabtay, baabuurkii iyo ciidankii la soo qabtay ayaa la keenay magaalada B/weyne.

 

Dagaalkan ayaa waxaa uu dhacay kadib markii Ciidamada Puntland ay damaceen inay u soo gudbaan magaalada Jowhar, wuxuuna dagaalka ka dhacay halka loo yaqaano Kalabeer oo u dhaw deegaanka Feerfeer.

 

Magaalada B/weyne ayaa laga dareemay Colaada ka jirta xuduudka Hiiraan ee dhinaca Feerfeer, iyadoo duhurnimadii manta la arkayay Maleeshiyo cusub oo ku sii jeeda deegaanka Kalabeer.

 

Xaalada Gobolka Hiiraan ayaa kacsan sida ay sheegayan dad jooga magaalada B/weyne, waxaana socda Xiisads Colaadeed oo u dhaxeysa Maleeshiyada Madaxweynaha Dowladda Federaalka soomaaliya iyo maleeshiyada Reer Hiiraan.

 

Xaaladda jirta darted ayaa keentay in Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka soomaaliya isaga soo cararo magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan,isagoo ku soo jeeda magaalada Jowhar oo inta badan madaxda Dowladda Federaalka ku sugan tahay.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho, Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

 

 

I think we should not worry cause the Hiiraan Boyz will soon realise that these P/landers forces were to form the core of National forces.. :confused: led by General Naaji who is running back to Jowhar (he has been running back all his life .... :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

It seems that the first bullet between Puntland malitias and USC militias have been fired in a USC town of Beledweyn

 

Time to redraw the SOMALI ETHNIC MAP ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

How you dare asking such a nonsense question my friend or aren't we anymore friends because supposedly the first bullet shots were fired.

 

What are you going to do run around naked and scream for help. "Alla Tolbeelayeey" or something how if you could you advice you go around to your neighbourhood and ask for friends, family members amd peopel who sympathise with your stand to give your money, ammunition to send to the heroes or mujahideens.

 

There nothing to worry about unless you're a warmonger supporter and up for nothing good like Juma and his friend Johnny B.

 

P.S. does Johnny b. stand for John the Baptist in a more hippie way. Common' come up with a more sensible name then trying to imitate the people your living with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

JB sxb it was drawn long time ago , it is only few need to re-study it and not take for granted the hallucinatation... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those people prophasising and at the same time praying for it so that they can teach the other side a lesson they'll never forget are indeed misguided and should be ashamed of themselves.

 

We're all grown up maybe one or two in this forum haven't quiete past their teens and there are indeed incapable to know or differentiate the bad and good but atleast they've got some growing up to do and frankly some of them will never grow up they will be stucked to their original positions however we will do our best to help them to evolve.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Pinocchio (general Duke)what a hypocrisy..when you quote Midnimo.com it is a reliable website but when others do and it contradicts the rubbish you spread in here it is a fabrication...cajiib..!

Orod adeer wac bal warso sey wax uu dhaceen , warsana awayeen Cidamadi Qaranka ?

And since am I into asking, tell me why Yeey landed in Jowhar? What happened to the long and cleansing march from Galkacyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Ciidamadii ka yimid Puntland ee joogay Feerfeer oo la filayo in ay aadaan Xudur kadib markii khilaaf soo kala dhex galay ayaga iyo maleeshiya reer Hiiraan ah

 

Maleeshiya taageersan madaxweyne Yuusuf oo ku sugan Feerfeer ayaa la sheegay in ay dhawaan aadi doonaa dhinaca magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

 

Maleeshiyadan oo tiradoodu lagu sheegay in ay dhan yihiin 1300 ruux oo ku hubeysan gawaarida gaashaaman iyo hub kale oo kala duwan ayaa lagu waday in ay yimaadaan magaalada Jowhar ee uu ka taliyo Maxamed Dheere.

 

Ciidamadan ayaa la sheegay in uu qorshahoodu ahaa in ay yimaadaan magaalada Beledweyne si ay ugu sii gudbaan magaalada Jowhar oo uu haatan ku sugan yahay Co. Cabdullahi Yuusuf madaxweynaha Soomaaliya oo ay ilaaliyaan maleeshiya ay isku jufo yihiin Maxamed Dheere.

 

Qaar ka tirsan maleeshiyada reer Hiiraan ayaa la sheegay inay shalay isku dhaceen maleeshiyada ka timid Puntand oo biyo u soo doonatay Ceel Gaal in kastoo ay wararka qaar sheegayaan in ay sahan ahaayeen si ay u hubiyaan cududda ka hor imaan karta marka ay doonayaan in ay xoog ku maraan wadada u dhexeysa Beledweyne iyo Jowhar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Nin dhawaan ay qaar ka tirsan dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ay u magacaabeen guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa xalay marti qaaday qaar ka tirsan maleeshiya ka soo jeedda Puntland oo taageeran madaxweyne Yuusuf kadibna bililiqeystay hubkii iyo gaarigii ay wateen.

Nin lagu magacaabo Cali Cabdi Mahadalle oo ay dhawaan ku magacabaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan qaar ka tirsan taageerayaashiisa ayaa la sheegay in uu ka furtay qoryo, saanad iyo gaari ay wateen maleeshiya taageersan madaxweyne Yuusuf oo ka soo jeeda gobollada Puntland.

 

Mar aan dhawaan la xiriirnay wax garad reer Hiiraan ah oo jooga magaalada Beledweyne ayaa noo sheegeen in uu mudane Cali Cabdi martiqaad ugu fidiyay maleeshiyadan si ay u yimaadaan magaalada Beledweyne.

 

Warka ayaa intaasi ku daraya in markii ay soo gaareen magaalada Beledweyne maleeshiyadan uu martiqaaday mudane Cali Cabdi oo ka mid ah 4ta guddoomiye ee sheegata in ay Hiiraan masúul ka yihiin kadibna geeyay meel aan ka fogeyn magaalada uuna ka qaatay gaarigii ay wateen iyo qoryahoodiiba.

 

Weli lama xaqiijin in uu mudane Mahadalle xabsiga dhigay maleeshiyadan iyo in uu sii daayay.

 

Warar kale oo aan dhowr daqiiqadood ka hor helnay ayaa sheegaya in tuulada Ceel Gaal maanta lagu dhacay gaari booyad ah iyo qori iyo bastoolad ay wateen maleeshiya ka timid Feerfeer oo halkaasi biyo u soo raadsatay.

 

Warka ayaa intaasi ku daraya in gaarigii booyadda ahaa la soo celiyay balse ay weli maqan yihiin qorigi yo bastooladdi

 

""Siyaasiyiinta reer Hiiraan oo si weyn u kala qeybsan dartoood ayaa sababtay in ay qowsaar u kale noqdaan siyaasiyiin kale", ayuu yiri oday joogay magaalada Beledweyne oo magaciisa codsaday in la qariyo mar aan maata wareysanna xaaladda ay ku sugan tahay Beledweyne

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis obviously don't like each other. It seems there will be no solution to our problems.

Everybody should just go back to their lands, and form new countries by dividing Somalia along ethnic lines.

 

P.S Pland militias should listen to the likes of A/risaaq, and not follow Yeey into another useless war. All Planders should also realise USC warlords are not interested in the return of Somalia to statehood. I think it is time for the rest of Somalia to look for their future somewhere else, and forget about Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this