Sign in to follow this  
XOG-ogaal

BUNTLAND MUST STOP USING ERETERIAN CARD

Recommended Posts

Ceerigaabo:-Sarkaal ka tirsan Ciidamada Sirdoonka Puntland oo hada ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa noo xaqiijiyey in ay joogaan magaaladan 3 Sarkaal oo Ereteria ah iyo weliba kuwa ka tirsanaa Midowgii Maxaakiimta,wuxuuna noo sheegey in Saraakiisha laga keeney magaalada Hargeysa maalmihii la soo dhaafay.

 

 

3 Sarkaal mid ka mid ah waa Janan waxayna meesha u joogaan ayuu yiri in ay Khalkhal geliyaan Aminiga Puntland waxayna dib u soo hubaynayaan Jabhadii SNM Saraakiishan Joogta Ceerigabo waxay ka mid yihiin kuwii hore u joogay Mogdisho ayuu yiri.

 

 

Sidoo kale wuxuu noo cadeeyey in ay hada joogaan Madaxdii Midowga Maxaakiimta qeyb ka mid ah oo raba in ay iyaguna halkan khalkhal ka abuuraan madaama lagaga awood batay Koonfurta Somaliya,inkastoo aan weli naloo sheegin tiradooda dhabta ah.

 

 

Maanta mar aan la hadalnay Xildhibaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag oo hada ku sugan Baydhabo wuxuu noo sheegey in ay hayaan Qoraalkaas iyo weliba Tafaasiil dheeraad ah oo la xiriirta Saraakiishaa iyo weliba Hubka ay Ereteria u soo dirtay gobolada Waqooyi,wuuxna yiri Ceerigaabo waxay ka mid tahay magaalooyinka looga baahan yahay Ciidamada Nabad ilaalinta waanuna keeneeynaa.

 

 

Maamulka Riyaale ayaa hore wacad ugu maray in aanay ka raali noqon doonin Midnimada Somalia oo ay samayndoonaan wax kasta oo ay awoodaan,taas ayaa sababtay in ay hada gobolada Waqooyi ku dhisaan Urur Cusub oo ka soo horjeeda DFKGS iyo weliba Jiritaanka Puntland.

 

 

Arinku si kasta ha ahaadee Saraakiishan Ereteria oo jooga Ceerigaabo ayaa waxay keeni karaan in Dagaal lagu hoobto ka bilowda Guud ahaan gobolada Waqooyi.

 

 

Fu,aad Cabdi

 

 

Ceerigaabo

 

 

allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

here was some news on a Somali website, it had an article about a Gambian inteligence service in SSC area.

 

Normally, nowadays you hear all false reports to suit an individual's needs or current affairs

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Woow.....very reliable news sources that reported the 'crushing' of SL army in dhahar. Ala inamadu run badana!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

About what?

 

the 'crushing defeat of SL army'....I have no reason to be. It never happened. However I am highlighting the people whom you rely for news source and how low they can go.

 

Just as that is.

 

The vice President of Puntland mr. Afqudhac blames Muqdisho for clashes in Dhahar. lool

 

'Reer Muqdisho Ayaa Ka Danbeya Dagaalka Dhahar' Madaxweyne-Xigenka Puntland

Somaliland.Org — Boosaso, Somaliya — 18 April, 2007

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Boosaso (Somaliland.Org) Madaxweyne ku-xigeenka Maleeshiyo beeledka Puntland, Xasan Dahir Afqudhac ayaa shalay khudbad ka jeediyey shir ka dhacay magaaladda Boosaso, shirkaas oo lagaga hadlayay sidii loo sugi lahaa amaanka Garowe iyo Boosaso.

 

 

Md Af Qudhac oo shirkaas ka hadlaya ayaa waxa uu khudbadiisi ku sheegay in dagaaladdii dhowaan ka dhacay Dhahar ay ka danbeeyen dadka reer Muqdisho oo raba inay dawladda federaalka ah bur buriyan.

 

"Waxaa dagaalkii Dhahar ka masuul ah oo dabada ka wada reer Muqdisho oo hadda ku sugan Hargeysa. Kuwa dagaalka horinaya waa kuwo aan doonayn oo ka soo horjeeda dawlada Soomaaliya, waxanay ka shaqaynayaan sidii loo wiiqi lahaa dawlada federaalka, markaa maadaama aan anagu dawlada taageerno ayaa la doonayaa in Puntland dhibaato loo gaysto"ayuu yidhi Afqudhac oo xamaasadaysani.

 

 

Afqudhac ayaa waxa uu sheegay inay dagaaladaas dabada ka wadaan dawlado shisheye kuwaas oo aanu magacaabin,

 

 

"Ma aha cidda la soo weeraray madaxweynwaynahayaga, kuxigeenka oo aniga ah iyo dawalada Puntland, laakiin waxaa la doonayaa in la burbuiryo waa umada Puntland" ayuu yidhi Afqudhac oo hadalkiisa sii wata.

 

 

Dhowaan aya waxa dagaalo ka dhaceen degaanka Dhahar dagaladas oo ciidamadda Somaliland ku jebiyeen weerar gaadmo ah oo kaga yimi maleeshiyo beeled kazoo duushay degaanka *****teniya. Hase yeeshee ciidamada Somaliland ayaa kadib guuushas hadana dib uga gurtay degaanadii iyo goobahii lagu soo weeraray.

 

 

© Somaliland.Org News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this