Sign in to follow this  
Abdi2005

Shabelle radio, Hormud(tele) and Tecom have been closed in Baidabo

Recommended Posts

Abdi2005   

Whats your opinion about this latest action by A/yusuf? To me its obvious A/yusuf want to stop informations coming out from Baidabo after ethopians entered the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The owner of these bussines are waging war in all front against the Old man. with very skilled propaganda and finital support with his opponent. Both sides are open war now. the uglies part are still to come

 

 

Dayniile version.

Xaruntii Baydhabo ay ku laheyd shirkadda Isgaarsiinta Telecom-Somalia oo albaabada loo laabay, kadib markii lagu eedeeyey maamulka sare ee shirkadaasi in la dhageysto taleefanada xubnaha dowladda ee Baydhabo ku sugan

Baydhaba

 

 

Waxaa maanta albaaba la isugu dhuftay xaruntii shirkada Isgaarsiinta Telecom-Somalia ay ku laheyd Baydhabo, waxaana amarka xariga xaruntaasi bixiyey mid ka mid ah wasiirada ka soo jeeda beelaha ********, iyadoo la jaray dhammaan qadkii shirkadaasi ee ku yiilay gobolada Bay & Bakool.

 

 

Warar kale duwan ayaa ka soo baxaya sababaha loo Jaray qadadka taleefanada shirkada Telecom, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in loo jaray xaalad ciidan oo degdeg ah maadaama ay goboladaasi soo galeen ciidamo Itoobiyaan ah, halka wararka ay sheegayaan in la helay xog ku saabsan in la dhageysto taleefanada gacanta ee ay leedahay shirkadaasi oo ay wataan xubnaha dowladda federaalka, taasoo soo dedejisay in go’aan lagu gaaro in la jaro qadadka shirkadaasi.

 

 

Maamulka shirkadda Telecom ayaa ka mid ah ganacsatada taageerada weyn siiya midowga maxaakiimta, iyadoo ka hor midowga maxaakiimtana uu maamulki taageeri jiray xubnaha beesha ******* ee ku jira Isbaheysiga dooxada Jubba, waxaana qeybo ka tirsan gobolka Sh/hoose & J/hoose ku sugan maleeshiyooyin & baabuur tikniko ah oo ay leedahay shirkadaasi

 

[ June 19, 2006, 01:25: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Waxgaradka gobolka Gedo oo dalbaday in dib loo furo Radio Shabelle Baydhabo

 

 

Baardheere - 19 June. 06 ( Sh.M.Network) Waxgaradka iyo shacabka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda KMG in ay dib u furaan Radio Shabelle ee magaalada Baydhabo oo shalay lagu xirey amar ka soo baxay wasiirka beeraha ee dowladda Fadhigeedu yahay halkaasi.

 

Mas'uuliyiinta iyo aqoonyahanada waxgaradka degmada Baardheere ayaa ka dalbaday dowladda FS in dib loo furo Studiyaha idaacadda shabelle ay ku laheyd magaalada Baydhabo oo shalay subax ay xireen ciidamo ka tirsan dowladda FS.

 

Xubnahaan kala duwan ayaa waxa ay sheegeen in idaacadu ay aheyd mid dhex dhexaad ah oo had iyo jeer soo tabineysay wararkii ugu dambeeyay ee Somalia iyo caalamka, oo dhageystayaal tiro badan oo Somaliyeed ay ku xirnaayeen, iyagoo si gaar ah u xusay doorka idaacada ay ku laheyd soo tabinta wararka abaarihii ka taagnaa gobolka Gedo.

 

Dadka si weyn u muujiyay dareenkooda ku aadan in la furo studiyaha idaacadda Shabelle Baydhabo ayaa waxaa ka mid ah Max'ed Sheekh Axmed Keyd oo ka mid ah Mas'uuliyiinta degmada Baardheere, isagoo dhinaca kale ka codsaday dowladda FS in ay furaan idaacadda.

 

Tan iyo shalay markii albaabada loo laabay Studiyihii idaacadda Shabelle ay ku laheyd magaalada Baydhabo ayaa xiritaanka Studiyaha waxaa si weyn looga dareemay guud ahaan degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Gedo, waxaana soo baxayay baaqyo kala duwan oo dowlada lagaga codsanayay in ay dib u furaan maadaama idaacadda ay u adeegto bulshada Soomaaliyeed.

 

Axmed Cumar Saalixi

 

Shabelle Media Network, Gedo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Radio Shabbele works for Inda cade and the interest of the clan that occupies the southern areas. It nees to be shutt down in Baidoa as well as other areas...

 

Nothing skilled about making false allegations and basing your whole work on lies..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by General Duke:

Radio Shabbele works for Inda cade and the interest of the clan that occupies the southern areas. It nees to be shutt down in Baidoa as well as other areas...

 

Nothing skilled about making false allegations and basing your whole work on lies..

And we have to take your words for it? its very clear on which side you are on, as supporter of daba dhilif you should at least hide your impartiality or people will see you as comedian and nothing more.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

WOW, I am continuously shocked by Duke's way of trying to go around the truth in defence of tired warlord Abdullahi Yusuf.

 

Mr. Duke, what happened to the freedom of press? are you not for that saxib?

 

The specific reason that the radio was shut down is to make sure the presence of the Ethiopian army that is pouring into Baidhabo goes undetected. That is the very reason why.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

there is no ethiopian army in Baydhabo now. Muslims should nor lie. At least you should listened the BBC news. It is very clear now. the ethiopian officers normaly enter border cities is not something new.

get the point

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Duufaan:

[ At least you should listened the BBC news.

Really, is that your suggestion sir? you want us to listen to the been been siida. There have been eye witneses from that region that have reported what is believed to be a batallion of well armed Ethiopian troops present now in Baidhabo and across the Ethiopian-Somali border. I rather rely on eye witneses rather than something that has been edited, censored, and fixed like the BBC Somali language sect.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this