Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Shariif to name PM soon (A)

Recommended Posts

Emperor   

^He's not a bad choice although I think your pick of him is but genuine, and that he will make the change that you are so eagerly awaiting to see in Somalia...

 

________________________________________

 

 

Xilibaan C/Rashiid Max'ed Xaashi Ciro oo la filayo in loo magacaabo Raiisul wasaaraha DFKM

Posted to the Web Feb 07, 22:47

 

 

Jabuuti:-Waxaa la filayaa in maalinta beri ah uu Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif Sh. Ahmed uu ku dhawaaqo ra,iisul wasaaraha DFKM iyadoo warar soo baxaya galabta ilaa caawa aad loo hadal hayo in Xilibaan C/Rashiid Max'ed Xaashi Ciro oo la filayo in uu noqdo Ra,iisul wasaaraha cusub ee DFKM.

 

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta soo gaaray madaxweynaha DFKM Sh Shariif iyo xilibaano ka tirsan DFKM ,Xilibaan Cabdi Rashiid Ciro ayaa ka mid ah xilibaanada la socda Madaxweynaha walow aan ilaa hadda aysan jirin warar ka soo baxay xafiiska madaxweynaha.

 

Jagada Ra,iisul wasaaraha DFK ayaa waxaa ka jira loolan culus oo u dhexeeya beesha la filayo in laga soo magacaabo Ra,iisul wasaaraha ilaa hadda ayaa waxaa jira magacyo soo gaaray warqabada Halgan.net kuwaas oo aad loo hadal hayo in mid kood loo magacaabo Ra.iisul wasaaraha DFKM waxaan ka mid ah.

 

1- Cumar Cabdirashiid Sharmaake

2- Xilibaan C/Rashiid Max'ed Xaashi Ciro

3 Prof.Cali Khaliif Galeyr

4- Maxamed Cabdi Yusuf,

5- Xassan Abshir Faarax

6- Maslax Maxamed Siyaad

7- Maxamed Cismaan Aadam Edsan oo ka mid ahaa musharaxiintii u taagnaa xilka Madaxweynaha qunsulna ka ahaan jiray dalka Kenya kuna sugan hadda Puntlland.

 

Waxaa kale oo jira musharaxiin badan oo laga yaabo in loo magacaabo xilka Ra,iisul wasaaraha DFKM walow aysan magacyadaas ilaa hadda aysan na soo gaarin, Ilaa haatan si rasmi ah looma xaqiijin karo cida loo magacaabayo R/wasaaraha DFKM waxaana loo badinayaa in beri ama beri danbe uu madax weynaha DFKM Sheikh Shariif uu magacaabo raisulwasaare.

 

Ustaad Dalboon

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Also because maslax maxammad siyaad is from the south and this government needs to settle in the south, I think that’s a good coalition sh sharif and maslax maxammad.

See the Pm will be elected based on the 4.5 I am not sure about maslax background but what the hell. The sharif was quran teacher in malcamada so it cant get any worse somaha.,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

I am not a supporter of the "hotelpresident" but if he is to last more than Abdullahi Yusuf, he needs to "select" someone from Bay/bakool, jubbooyinka and Gedo.

 

We know that President hotel iyo dhoof jecel already commands some support north of Muqdisho.

 

He could surprise us and even gain support from the likes of me if he selects someone from Somali Galbeed, NFD and Djibouti or even top somaliland leaders!. How about that? If he does that I promise to be like Duke was during the TFG (feed you with daily feeds smile.gif ).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaan Cabdirashiid Cirro oo La Filayo In Axadda ama Isniinta Loo Magacaabo Ra'iisul

cirro.jpg

Wasaaraha DFKMG

Warar ay SomaliTalk.com ka heshay ilo wargal oo ku dhaw madaxtooyada Muqdisho ayaa tibaaxay in maalinta Axadda/Isniin (Feb 8-9, 2009) la filayo in xilka ra'iisul wasaaraha DFKMG loo magacaabo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Cabdi Xaashi (C/rashiid Cirro).

 

Xildhibaan Cirro ayaa ka mid ahaa waftigii madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ka soo raacay Jabuuti oo gaarey Muqdisho, Sabti Feb 7, 2009.

 

Waxaa warku tibaaxay in magaalada Muqdisho ay uga sii horeeyey saraakiil reer Puntland ah oo ay kamid yihiin Col. Carays, col. Aaden Cabdi Xaashi iyo col. Siciid Dheere. Waxaa kale oo warku tibaaxay in xiriir lala sameeyey xafiiska madaxweynaha DGPL, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, taas oo akhbaarta laga helay ay tibaaxday in Dr. Faroole uu taageeradiisa u muujiyey (ama u muujin doono) Xildhibaan Cirro. Waxa kale oo taageero taas la mid ah muujiyey Isimo ka soo jeeda Puntland iyo jaaliyadda qurbaha.

 

Dhanka kale waxaa socda qaban-qaabo lagu taageerayo magacaabidda Xildhibaan Cirro, taas oo la sheegay in ay ka socoto Nairobi, Zambiya, Yurub iyo Waqooyiga Ameerika.

 

Warbixintii hore ee la xiriirta magacaabista hoos ka akhri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Duke , bro I hate to disappoint you but your man Cirro is non starter.

I will tell you who it is going to be on Tuesday, Insha Allah, no annoucement is going to be made before then.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

^^Give us a hint Juje since you have been "palling around" with Shariif's office workers.
:D

Lol@office workers.. :D:D

 

Sxb I will be lying to you if I suggested to you anyone, and I think those in hotel lobbies in Djibouti are the same, so no need to call them.

However , at this stage I think confidently I can say that the sole candidate remaining from Puntland is Cumar C/rashid but he is faced with a mountain opposition that has a great lobbying organisation, a candidate from Gedo side.

Everything will become clear come Tuesday Insha Allah, before then we live on speculation just like what I wrote now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

you will report it when it is announced.
:D

Good boy, you are learning fast. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Juje:

Sxb I will be lying to you if I suggested to you anyone, and I think those in hotel lobbies in Djibouti are the same, so no need to call them.

However , at this stage I think confidently I can say that the sole candidate remaining from Puntland is Cumar C/rashid but he is faced with a mountain opposition that has a great lobbying organisation, a candidate from Gedo side.

Everything will become clear come Tuesday Insha Allah, before then we live on speculation just like what I wrote now.

You might need to be careful just in case Xiin is lurking around. smile.gif

 

I am also doubly sure Libaax is as well not very pleased with your "info". smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by HornAfrique:

I am also doubly sure Libaax is as well not very pleased with your "info".
smile.gif

Looool.. :D:D:D

 

Never thought of that actually, care to tell how and why he is not pleased. I would have always thought LST to be in Galleydh or Xassan Abshir's camp, but Cirro. That is a surprise. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this