Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Shariif to name PM soon (A)

Recommended Posts

Shariif is back to Villa Somalia to name the Prime Minister. The tradition is to name the PM inside the country.

 

Some of the guys with him according to some news sources are:

 

1. Ina Cirro

2. Ina Cabdirashiid

 

How is that for another "PM" topic. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Apparently Maslax and Glayr are also with, clearly he is having trouble to decide who to give the post!

 

It seems he has a lot of advisors who are telling him different things.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Dhubad, Maslax did not come with Shiekh Sharif. He came with his own plane leading a delegation.

 

Loolaan Siyaasadeed Oo Ka Dhex Bilowdey Beelaha ******* Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho Iyo Musharaxa Ugu Horeya Xilakaasi Gen.Maslax M Siyaad Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

 

Feb 07,2009

by Muqdisho-Gedo News

 

Generaal Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta makhribkii soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdigaan uu hogaaminayay musharaxa la filayo inuu loo magacaabo xilka Raisul Wasaaraha xuukamadda uu hogaamiyo Madaxweyne Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa la filayay inay maanta ka soo dagaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa isla markiiba waxaa ammaankooda la wareegay ciidamada AMISOM iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladd federaalka, iyagoo la dejiyay goobahii loogu talogalay.

 

Loolanka mushariixiinta beelaha ******* ayaa waxaa ugu horeeya siyaasiga Generaal Maxamed Siyaad Barre oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha ugu waaweyn beelaha Daaroodka oo asagu dhowaan helay codka labaad ee loolanka madaxtinimada dalka Soomaliya oo ku guuleystay Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo asagu maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Sidoo kale, waxaa la rajeynayaa inay masharxiin kale oo ka tirsan beesha ******* ay ayaguna soo gaaraan maaalada Muqdisho.

 

Dhanka kale, waxaa lala beegsaday weeraro kale duwan xarunta madaxtooyada oo uu ku sugan yahay madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magalaada Muqdisho. Weerarkaan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay oo lalo beegsado xarunta madaxtooyada tan iyo xilligii uu madaxweynahii hore Col.Cabdullahi Yusuf uu iska casilay xilka madaxweynimada oo mangelyyo siyaasaadeed uu weydiistay dowladda Yemen.

 

Gedo-News-Muqdisho News Desk

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I don't think that Cumar A Sharmarke is with him as I heard that he is still in Djibouti but I will confirm that later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan maqlijiray quud aan jirin qoryo ha uguran. Why all this jaga doon isku daalinyaan we all know somali dowlad marabto. Waxeey dhamaantood oradka uugu jiraan sideey umada dhigooda wax uugu helilahaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

Shariif is back to Villa Somalia to name the Prime Minister. The tradition is to name the PM inside the country.

Some of the guys with him according to some news sources are:

1. Ina Cirro

2. Ina Cabdirashiid

Cumar C/Rashid is not with the delegation, and the announcement is expected to be made after Sharif's arrives back in Djibouti. The president trip to Xamar is meet, may be and if possible, his former colleagues and explore whether the differences can be resolved.

No one part of his entourage can be said to be closed to being made a PM, the post is still up in the air and full of speculation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Is it true that the Good Sheikh met with Abu Mansuur? That's the rumour I've heard in the East End.

 

Juje, maanta ma tagtey shirarkii badnaa ee London ka dhacay? I was invited to one in Manor Park but couldn't make it. Insha-Allah will help organise another one soon enough. Today's one was attended by Somalis of all walks. Great atmosphere, I was told.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by TheWayfarer:

^Is it true that the Good Sheikh met with Abu Mansuur? That's the rumour I've heard in the East End.

It is a rumour only so far sxb.....we will see how it develops.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warkii ugu dambeeyay Saadaasha iyo Sixid warkii hore ee ragga ugu cadcad tartanka jagada raysalwasaaraha

7. februar 2009

 

Warkii ugu dambeeyay saadaasha tartanka jagada Raysalwaasaraha :

Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Ciro) oo ah xildhibaan ka tirsan dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa isagu ku sugan Villada looga taliyo Soomaaliya, wuxuuna ka mid ahaa wafdigii Madaxweyne Shariif uu maanta ka watay Jabuuti, Cabdirashiid Ciro ayaa loo badinayaa inuu noqdo ninka madaxweynuhu magacaabayo sidda ay sheegayaan warar iska soo daba dhacaya oo AllPuntland ay ka helayso ilo kala duwan , doraad Cabdirashiid hoteelkii uu ka daganaa Jabuuti ayaa laga wareejiyay iyadoo loo wareejiyay hotelka uu ka daganaa madaxweynuhu, ilaa wakhtigaas wixii ka dambeeyay Cabdirashiid waxaa uu kala qaybgalayay madaxweynaha kulama uu la yeeshay diblaamaasiyiin shisheeye.

 

Sidday doonto ha noqotee gacan yarayaasha Madaxweynuhu waxay wali sheegayaan in ayba dhici karto in madaxweynuhu magacaabo xitaa nin aan ku jirin liiska aadka loo hadal hayo.

 

Qalad: Warkayagii maanta ee la xiriiray ragga ugu cad cad inay kusoo baxaan jagada raysalwasaaraha waxaanu ku sheegnay in Cumar Cabdirashiid uu u safray Muqdisho oo uu joogo Vill Soomaaliya.

 

Sixid: Cumar uma safrin Muqdisho kamana mid ahayn wafdiga Madaxweynaha, laakiin Cumar siddaan warkaygii hore ku sheegnay wuxuu ku jiraa dadka la hadal hayo.

 

Waxaa isku duway

AllPuntland, xarunta

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciro is the man, so far, allpuntland and Dayniile.com seem to agree this man is the front runner. The world is amazing. :D

 

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Ciro) oo ugu cad cad in loo magacaabo Xilka Ra,sul Wasaaranimada Soomaaliya

 

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Ciro) oo si weyn uga soo dhex muuqda ayna si wayn ugu ololaynayaan xildhibaano, beelo Soomaaliyeed iyo shaqsiyaad siyaasada Soomaliya miisaan culus ku leh ayaa ka mid ah, Cabdirashiid waa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ee hadda jira, waa ninkii badalay kursigii uu baneeyay Madaxweynihii hore ee Soomaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed markii loo doortay xilkaasi, waxuu usoo joogay ilaa dawladii Cali Mahdi, Dawladii Carta-na xiligeedii wuxuu noqday ku xigeenka Baarlamankii Puntland garabkii uu horkacayay col. Jaamac Cali Jaamac oo ay iska hor imaadyo hubaysan talada Puntland ugu dirireen Cabdullaahi Yusuf oo xiligaas ahaa madaxweynihii Puntland oo baarlamaankiisii xilka kororsaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Indeed the world is amazing, I think Yusuf Yey and his supporters like you ayaa laqancinaayaa, in order to get you and all your troubles onboard, so time for you to continue your doctoring, treating the sick with and posting positive news in light of the good Sheikh... Lol

 

Inna Cirro, it is, the next PM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this