Sign in to follow this  
Member-sol-

Afhayeenka Ciidanka TFGda oo rajeynaya in Kooxda Sh. shariff la garab dagaalaan

Recommended Posts

^^^What are you talking about man? Sheikh Sharif is the TFG. Didn't your deviant apologist butt get the memo in your pre-historic cave. No need to panic though- I'm sure it will finally sink in, once the munaafiq supporting websites you frequent publish it(i.e, if ever they do). icon_razz.gif

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Ina abti, bal arrinka aa ku hadaaqtay waan ka hadlaa ee haye dheh.

 

Waxaan dahay:

 

Heybadii dhamaatay

 

sheeiknimo la xooray

 

cimaamadii la kala tooray

 

3-piece suit la soo xirtay

 

Shareecah law warkeeda la daayay

 

Itarnashanal Kamoonaty la soo kaashtay

 

Jendayi Frazer shukaansi lala galay

 

saliid macsaro wajiga lagu soo dha'booqay

 

markaas aa dhalaal'ka ka baxaayo maaanshallah loo dahay

 

Madax-weynimo iyo jago-doon gorgorton loo galay

 

Hunguri adoon tii Aaakhiro loo seegay

 

Fitnadii Hawd-ka mid ka daran la keenay

 

hantatacii xukun-gaar halqabsi laga dhigay

 

hal bacaad lagu liso noqotay

 

 

 

unfortunately, af-soomaligayga intaas uu ku eg'yahay, inaa sii wado aa rabay, bahasha way iskudhuba dhacaysay.

 

 

waraa, gabyaa waa noqon karaa kawaran, I didn't know inoo Af-soomaaligayga sidaan qatar oo tahay. For real, yo. Ila feeri ereygaan: "hantatacii xukun-gaar halqabsi laga dhigay" I wrote that in like 3 seconds....xataa uma fakarin. Pleasing to the ear, easy to pronounce, yet macno culus aa ku doogan. Mashallah. Waraa, caadi ma ihi kawaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xiin &Co, caravan-dhawr,

 

 

Abwaan Qasiim's prophetic lines still valid:

 

Maantana Siciidow waqtigu saamaxaad malehe,

Moorada salkeediyo xalaan sugay malluugtiiye,

Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne.

 

Dhiig buu sidaa waqalkan aad sagalka mooddaaye,

Siigada dhacaysaa ragbay sabibi doontaaye,

Ilaahay sidaan ka arki jirey way ku socotaaye.

 

Duulkii sedkoodii dhammaa saancadka lahaaye,

Sanbabada gantaalaha ka mudi saadanbay garane,

Waa nayla kala soocayaa subax an dheerayne,

Ninki cadho la sooyaamayow sabirka maad dhowrtid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heybadii dhamaatay

 

sheeiknimo la xooray

 

cimaamadii la kala tooray

 

3-piece suit la soo xirtay

 

Shareecah law warkeeda la daayay

 

Itarnashanal Kamoonaty la soo kaashtay

 

Jendayi Frazer shukaansi lala galay

 

saliid macsaro wajiga lagu soo dha'booqay

 

markaas aa dhalaal'ka ka baxaayo maaanshallah loo dahay

 

Madax-weynimo iyo jago-doon gorgorton loo galay

 

Hunguri adoon tii Aaakhiro loo seegay

 

Fitnadii Hawd-ka mid ka daran la keenay

 

hantatacii xukun-gaar halqabsi laga dhigay

 

hal bacaad lagu liso noqotay

Eesh calaa gabay ,,,,,, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@Kashafa, if you practice like that alot, adoo gabyaa baad is arki lol, xoogaa ku dadaal xagga naxwaha, miizaanka, higaada iyo qaafiyada.

 

Plus ha hilmaamin in uu gabaygaaga ka koobnaado

Dabuub(Theme)

Duluc(Contents)

iyo Meexaan

 

I liked your piece, keep it up smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...nephthys...is the guy with the tuute Somali?...

 

 

Isn't he the one dhahaayey Kismaayo ayaan Shabaab ka saaraynaa ayaan dhaweyd?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

It is an open secret that Kashafa is my ideological twin and I love him so much. But I cannot allow him go to areas that is not his domain, and to be rediculed by the ENEMY. Remember Xinn will be waking up in 6 hours time and will see this.

 

Kashka, continue with the prose, where you excel! Nuune, yuuna ku waalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^

Never mind the gabay, it will be interesting to hear what Xiin ( or Baashi) have to say about the goon's comments. Then again, Muslixuuns will only be fighting (alongside collaborateurs and occupiers) to bring peace. :D

 

 

Fighting for peace is like screwing for virginity ~ George Carlin

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraa, gabyaa waa noqon karaa kawaran, I didn't know inoo Af-soomaaligayga sidaan qatar oo tahay. For real, yo. Ila feeri ereygaan: "hantatacii xukun-gaar halqabsi laga dhigay" I wrote that in like 3 seconds....xataa uma fakarin. Pleasing to the ear, easy to pronounce, yet macno culus aa ku doogan. Mashallah. Waraa, caadi ma ihi kawaran.

Bababa, widayoow maba laguu gali karee. Gabay ma'aha laakiin, ee geeraar jacburis waaye. Jacburiska meesha kasii wad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this