Sign in to follow this  
Maaddeey

Sh. Xassan Daahir: 'Al-Ictisaam Adduunyo jacayl Fulaynimo baa haya!

Recommended Posts

who-me   

Dalku ma muqdisha oo keli ah baa? iyada un buu wadanka intiisa kale ka degi la'yahay.

 

War sheekada naga dhaafa dad aan isu tanaasul aqoon baa ka buuxa meesha oo dhamaan doonaya in ay kursi ku wada fariistan. Kursigana marka la saaro aan waxba ka qaban karin sida kan hada saaran ee magac ku oolka ah.

 

Bal ilaah baan idinku dhaarshaye waa maxay waxa Xasan Dahir maanta somali ku soo saa'idin doono aan ahayn caqli xumo iyo macangagnimo?

 

Originally posted by Maaddeey:

^^Haa, wuu Xanuunsanyaa!, dhibaatada Dalka & Dadka ayuu la xanuunsanayaa, Diinta ayuu la xanuunsanyaa!, 'wohooooo, long weekend..' & calooshi la ciyaar maaha!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Wamaa adaraakum man Shaykh Xasan Daahir Aweys ?

 

In the late sixties to the early seventies, in a military barack, in Mogadsihu a young soldier was summoned for introrrogation as he was caught red handed praying during the training time on public grounds. That young soldier was taken to the officer in charge;

 

Officer: You are accused of refusing to follow Military orders

 

Young Soldier: No, Sir

 

Officer: You were asked to sit down but you got up and deffiantly prayed in full view of all soldiers?

 

Young Soldier: No Sir

 

Officer: How can that be?

 

Young Soldier: You see Sir, In the Military law, if two confling orders is given to a subordinate, the sobordinate must follow the order of the higher ranking officer, right?

 

Officer: thats Right, but who was there to give you permission to override our orders to sit down.

 

Young Soldier: Allah did, it was ASR prayer time, Allah asked me to pray, and the Officer asked me to sit down, i obeyed Allah

 

That young soldier was Sheikh Dahir Aweis

If the grizzled Somali Lion, Shaykh Xasan Daahir Aweys was xukun-doon(power-hungry), he would've cut a deal with the Antarnashanal Kaamonity when they were begging him to join the TFG. Unlike the cowards of Al-Ictisaam who are content to be the slaves of Xabashi slaves, or the Sharifite wing of the Maxaakiim, who are happy to be protected by Ugandan tanks, Shakh Xasan has never sold out. And for that 'crime', he is called names like, power-hungry, xukun-doon, extremist, macangag by inferior juhaal who are not fit to wash his feet.

 

When Salaah-ul-Diin was fighting and conquering other Muslim provinces(some who were allied with the invading Crusders), was he being xukun-doon....or was he consolidating men, arms, territory, and resources so that he could launch his brilliant assault on Jerusalem ?

 

Mushkilada ay jahli-ga(ignorance) leedahay waa inoosan qof'ka fakarin oo wuxuu sooqa kasoo maqlo iskaga hadlo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If the grizzled Somali Lion, Shaykh Xasan Daahir Aweys was xukun-doon(power-hungry), he would've cut a deal with the Antarnashanal Kaamonity when they were begging him to join the TFG. Unlike the cowards of Al-Ictisaam who are content to be the slaves of Xabashi slaves, or the Sharifite wing of the Maxaakiim, who are happy to be protected by Ugandan tanks, Shakh Xasan has never sold out. And for that 'crime', he is called names like, power-hungry, xukun-doon, extremist, macangag by inferior juhaal who are not fit to wash his feet.

And he was not xukun doon when he was fighting Alshabaab in Kismaayo and its area ??

 

Tell me which one was right then coz each side killed some from the other side .....

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Kashafa and Maaddeey are being duplicitous here. The old man is power hungry or else he would not be fighting. He believes (rightly or wrongly) that his way is the correct way and his leadership is the right leadership. To say that you are fighting for a principle yet still argue that your fight is not one for power is nothing but barefaced rhetoric.

 

Guys, by all means defend the man but do not waste your time defending an obvious point and tying yourselves in circular rhetoric that makes you appear dishonest and two-faced.

 

This is really a non-discussion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Yes. War maca nabiga was power hungry. It's all about "Kalimat Allah hiya el culyaa and I am the man that will facilitate this fact". Of course in the prophet's case, he was chosen by a higher authority. The rest (throughout history) chose themselves.

 

Stop being duplictious, saaxib. Meel aan muran jirin bad ka murmaysa. Odeygo wants power because odeygo believes he's the man who will ensure that kalimat Allah hiya el culyaa. Hadii kale, muu iska fadheesto and become an anonymous foot soldier for Al Shabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Naga daa dee, do you think Ayoub et al. mean this when they call him power hungry?.

 

Sidaas oy tahay power hungry lama yiraahdo Nin diraciisa uu ku qabsaday Yahuudi ee maxkamad la tegay!! ama Nin isagoo dahabkii & luulkii Ruum & Furs helay, reerkiisa dhar quruxsan oy martida ku soo dhoweyso waayey ama Nin ka doortay inuu dagaalamo isagoo mansab adduun ka heli kara Weld Abdalla!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ War aniga kuwaan kale kama hadlaayo dee. Waxanaan ka hadlayaa:

 

Hoggaamiyaha Xisbul Islaam wuxuu sheegay in dagaalkooda uusan ahayn mid ay ku doonayaan xukun, balse uu yahay mid ay ku doonayaan in diinta Alle lagu xukumo dalka, sidaa daraadeedna aanay rumeysnayn in dagaalkoodu yahay Fidno.

Now go back to my previous post and see why I think you're arguing over nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Haddaanan qaldaneynin Aweys Wareysi uu siiyay Wariyaha Aljazera Fahad Yaasiin, wuxuu dhahay Yuusuf in uu gabadhiisa ii guriyo ey aheed, Adduunkana in uu Abaa-marin nasiiyo ay aheed!

 

Sido kale markii uu masar yimid maalmihii ay isku dhaceen asiga iyo Shariif (garabkiisa midig xilligas, gaalka maanta) wuxuu dhahay "rag ayaa raba in ay rag kale dadaalkiisa sheegtaan" oo macnaheedu yahay 'Shariifka waa xukun doon sheeganay in uu wadanka xoreyay, innagaasa xoreynay ee xukunsiisa ha na loo daayo'!.

 

 

Xasan taariikh dheer uu leeyahay, ninki yaqano aa yaqaano!

 

Maaddeey, Dr. Cumar Iimaan Xaguu ku dambeeyay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Cawaale:

Xasan taariikh dheer uu leeyahay, ninki yaqano aa yaqaano!

Kuma jirtid kuwaas!

Originally posted by Cawaale:

 

Maaddeey, Dr. Cumar Iimaan Xaguu ku dambeeyay?

Adiguba sheeg! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

quote:Originally posted by Cawaale:

Xasan taariikh dheer uu leeyahay, ninki yaqano aa yaqaano

Kuma jirtid kuwaas!

Waa runtaa sxb aqoon sidaas ah uma lihi, hase ahaatee waxaan la socdaa in reerkiisa nabad ugu nool yihiin Wadanka Dibaddiisa, Masaakiinta kale ee dagalada ka qaxayna uu dhufees ka dhex sameestay(Ceelasha iyo Xaawo Cabdi).

 

Sidoo kale aqoonta yar ee aan u leeyahay Jananka waxaa ka mid ah in caruurtiisa ay deeq waxbarasho oo uu Prof, Caddow(AUN) Gacan ka geestay ey heestaan, isla markaana Caddow, Wasaaradiisa iyo Dowladdiiisaba ay gaalo agtiisa ka yihiin.

 

Waxii aan ka tagay, adigaba iigu dar sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this