Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Al Shabaab Vs Maxkamadaha one killed

Recommended Posts

Muqdisho 27 Aug 2008 (Allceeldheer)

 

Hal Askari oo ka tirsan ciidamada Alshabaab ayaa ku dhaawacmay iska hor'imaad galabta ka dhacay degmada Ceeldheer kaas oo u dhaxeeyay xoogaga maxkamadaha Islaamiga ah iyo kuwa Alshabaab.

 

Iska hor'imadkan ayaa sida ay ku waramayaan dadka deegaanku waxa uu ka dhashay gacan ku heeynta Xabsiga degmadaasi oo ay hore u joogeen isaga iyo Sladhiga Booliiskaba Xoogaga maxkamadaha,iyo Alshabaab oo doonaya in ay la wareegaan Xabsiga magaaladaasi.

 

Israsaseeyn socotay daqiiqado kooban oo dhexmartaya labadaasi Ciidan ayaa waxaa ku dhaawacmay mid ka mid ah Ciidamada Alshabaab kaas oo haatan dhaawaciisa lagu daweynayo Cisbitaalka Guud ee Magaaladaasi.

 

Odayaal iyo waxgarad ka tirsan deegaanka ayaa ku howlan sidii loo xalin lahaa khilaafka sababay gacan ka hadalka ee u dhaxeeya labadaasi ciidan,wixii ka danbeeyay markii ay halkaasi ka baxeen maamulkii degmadaasi ayaa waxaa degmada Ceeldheer ku wada sugnaa ciidamo kala taabacsan Alshabab iyo Maxkamadaha Islaamiga ah kuwaasoo magaalada ka deganaa laba dhinac.

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska wararka Allceeldheer.com

admin@allceeldheer.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this