Sign in to follow this  
MoonLight1

Puntland KABO KA WAAWEYN MIYEEY GASHATAY????

Recommended Posts

XILDHIBAAN MAXAMED QANYARE AFRAX: “Wax Federal la yiraahdo oo Soomaaliya ka jiro ma jiraan”

 

Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uusan jirin wax federaal ah oo ka jira Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in hirgelinta Federaalka ay ku guuleysan waayeen Xukuumadihii hore ee soo maray Dowladda Soomaaliya.

 

Xildhibaan Maxamed Qanyare oo u warramayay Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Xukuumaddii Prof. Geeddi iyo Xukuumaddii Nuur Cadde ay ku guuleysan waayeen hirgelinta Federaalka, sidaas darteedna waxa hadda ka jira Soomaaliya ay yihiin nidaam ku dhisan 4.5.

 

Xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa wuxuu si kulul u weeraray dalab ka yimid maamulka Puntland, kaasi oo ahaa in maamulka Puntland ay xubno ku yeeshaan marka ay Madaxda Dowladda dibadda safarro u aadayaan.

 

“C/raxmaan Faroole rabitaankiisa nooma yeerin karo in xubno loogu daro safarrada dowladda ee waa in uu nagula hadlaa Axdiga u degsan Dowladda Soomaaliya”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in beelaha dega Puntland ay xubno ku leeyihiin Dowladda Soomaaliya.

 

“Puntland Beelaha dega waxay Dowladda ku leeyihiin Wasiirro, Xildhibaanno ayay leeyihiin, Safiirrada ugu fiican iyaga ayaa la siiyay, Agaasimayaasha iyaga ayaa heysta, marka hadda in ay haddana yiraahdaan xubno ha naloogu daro safarrada madaxda Dowladda ma ahan mid sharci ah”ayuu mar kale yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax.

 

Ugu dambeyntiina, Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo la weydiiyay in ay Xildhibaannadooda ka soo jeeda Beelaha ****** ay ka seexdeen wax ka qabashada dhibaatooyinka amni darrada ah ee ka taagan deegaannada beelahooda degaan ayaa wuxuu qiray in ay arrintaas ka seexdeen, wuxuuna caddeeyay in haddii ay arrintaas sidan sii ahaato oo aysan Xildhibaannadooda wax qabad la imaanin ay xilka ka degi doonaan beelaha ******-na ay dhihi doonaan Xildhibaanno cusub soo qorta.

 

Hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by General Duke:

Qaynyare needs to liberate his house from Xasan Turki before opening his mouth. Lo

Isn't Xasan Turki operating in southern lower Jubba, in his homeland...I just wonder...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

He is right somalia is better of national unity government.

Right. Somalia is better off for national unity government, but aawaydahee, hate it or love it the bottom up approach, the building blocks model, is the way forward for Somalia. At least in this point in time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is right somalia is better of national unity government.

Somalia is better of national government???? Xaajiga tell that Abti Rayaale & co :D

 

 

Lets look at what Pland demanded

 

1) 1/3 of federal government income from the donors.

 

2) The base of Somali navy to be in Pland

 

3) Any Government delegation to outside world Pland should have its own memebers in it.

 

I think the top two are acceptable but the last one is utterly crazy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland is part of the 4.5 clan system formula, there for they cant demand the federal aid , you know why The federal aid the tfg is getting , is to rebuild the Somalia nation and the Somali capital.

The only federal state we know of today is Puntland and galmudug but the central government doesn’t exist today and needs to be established, when the national government of Somalia is established, the 4.5 wont last. But as long as the 4.5 exist , there wont be a federal. And Puntland will just come under the 4.5 charter. Because there is no central government

Moonlight daahir riyaale kahin the president of Somaliland. Is your neighboring country and they support a national unity government for Somalia. Just like How Djibouti supports it.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
sool_boy   

^^^ dude somaliland is just like puntland, both part of somalia... why u acting like UN regonized you , till un do that you are still and will be part of somalia , same as puntland is part of federal somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

that 4.5 was just gang shyte and it didnt work. Wat all somalis need is a free country where each individual should vote is counted as legit.

 

If that aint there, then its piece of crap.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

“Puntland Beelaha dega waxay Dowladda ku leeyihiin Wasiirro, Xildhibaanno ayay leeyihiin, Safiirrada ugu fiican iyaga ayaa la siiyay, Agaasimayaasha iyaga ayaa heysta, marka hadda in ay haddana yiraahdaan xubno ha naloogu daro safarrada madaxda Dowladda ma ahan mid sharci ah”ayuu mar kale yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax.

he has a good point here. under the 4.5 system Puntlanders are involved in all areas of the TFG. When all of the other admins are setup, then you can start talking about power sharing between states. the 4.5 would then have to be abandoned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by sool_boy:

^^^ dude somaliland is just like puntland, both part of somalia... why u acting like UN regonized you , till un do that you are still and will be part of somalia , same as puntland is part of federal somalia.

sxb somaliland lacagta somalia la soo siiyo , ma hungureyso mana rabto we are talking about dadka wadanka somalia , not somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this