Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab oo qarax ku dilay ciiadmo Amisom oo lugeynaya

Recommended Posts

Maaddeey   

Qarax lala eegtay Ciidamada AMISOM iyo Xarakada AL Shabaab oo sheegtay.

 

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Qarax lala eegtay askar ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Dalka Soomaaliya ayaa maanta barqadii waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ag degmada X/jajab iyadoo qaraxaasina ay sheegeen Xarakada AL Shabaab.

 

Qaraxaani oo barqanimadii maanta ka dhacay Isgoyska Sheelare degmada X/jajab ee gobolak Banaadir ayaa waxaa lala beegsaday Ciidamo ka tirsan kuwa midowga Africa ee AMISOM islamarkaana lug ku marayay agagaarka dekada weyn ee Magaalada Muqdisho.

 

Warar ay Shabelle heleyso ee la xariira qaraxii Barqanimadii maanta ka dhacay degmada X/jajab ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu dhacay xili goobta ay marayeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin Qasaaraha dadka rayid ah ka soo gaaray qaraxaasi.

 

Saraakiil ka tirsan Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab oo kadib qaraxaasi la soo xariirai Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegteen in qaraxii maanta Masuuliyadiisa ay lahayaeen Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab iyagoona sheegay in halkaasi ay ku dileen askar ka tirsan Ciidamadii qaraxa lala eegtay.

 

Ugu dambeyntii Afhayeenka Ciidamada Midowga Africa eek u sugan Magaalada Muqdisho Gaashaanle Bariijiye Bahuuko oo Shabelle ay qadka teleefanka kula xariirtay ayaa waxaa uu Sheegay in Qaraxii maanta ka dhacay agagaarka dekada Magaalada muqdisho uu kaga dhintay hal askari oo ka tirsan Ciidamadooda.

 

“Halkaasi waxaan ku weynay hal askari oo ka tirsan Ciidamadeenada Nabad ilaalinta midowga Africa, askarikaasi waxa uu ku geeriyooday miino wadada dhinaceeda la galiyay, waxaan kuu sheegayaa in hal askari oo kaliya aan ku weynay halkaasi” ayuu yiri Bahuuko.

 

Bishii lasoo dhaafay ayey aheeyd Markii Ciidamada AMISOM qarax nuuca dhulka lagu aaso ah lagula beegsaday agagaarka Iskuul Buluusiya degmada X/jajab ee gobolka Banaadir.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Amisom dilkoodee? Ma madaafiicda labada dhinac ay isku weydaarsadaan? They are both guilty of that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Caku maangaab oo qalin/keyboard loo dhiibay oo qoraal la baray.

 

Hadii jaahil'nimadaadu ku gaarsiisay heer aa is-bar'bar dhigtid Rag Rijaal ah oo difacanaayo dal'kooda, dad'kooda iyo deen'tooda, iyo cadowga ku soo doolay, waa arin adiga kuu taalo.

 

Laakin taa laguma waydiinin, ee waxaa lagu waydeeyay: Ka waran askarta Amisom oo meesha ku baqtisay iyo dil'ka la dilay, sidee baa uu aragtaa arikaas ? Ma ku farax'day ? Ma ka naxday ? Mase in the fashion of maangaab peacenik lablabo, you are 'neutral' ?

 

Jawaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Looool@maangaab, adi marka waa caqli badan tahay miyaa?

 

Ani waxaan aaminsanahay AMiSOM meesha waxaa keentay shabaab, haddii shabaab dadka qaraxa iyo dagaalka ka deyn lahaayeen AMISOM waa tagi laheyd. AMISOM = Shabaab, shabaab =Amisom

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Ugu yaraan 5 Askari
oo kamida Ciidamada AMISOM ayuu sheegay Sarkaalkaasi inay kudhinteen goobtii Miinadu kula qaraxday wuxuuna intaa raaciyey inay jiraan dhaawacyo badan oo halkaa laga aruuriyey.

Dad ka agdhawaa halka uu qaraxu ka dhacay ayaa sidoo kale Xaqiijiyey inay arkeen tiro kamida Askarta AMISOM oo
dhulka daadsan
qarax kadib.

TFG supporters(and 'neutrals'),

 

Perhaps a tacsi thread is in order, yes ? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Zack,

 

By your logic

Ani waxaan aaminsanahay AMiSOM meesha waxaa keentay shabaab, haddii shabaab dadka qaraxa iyo dagaalka ka deyn lahaayeen AMISOM waa tagi laheyd. AMISOM = Shabaab, shabaab =Amisom

Ani waxaan aaminsanahay Ethiopia dhul'ka Soomali Galbeed inay xasooq ka gaysato waxaa keentay ONLF, haddii ONLF dadka dagaalka ka deyn lahaayeen Ethiopia waa tagi laheyd oo xuriyad baa seen lahayd. Ethiopia = ONLF, ONLF =Ethiopia

Haye, bal ka waran taa....can that 'reasoning' be described as maangaab ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

While you're at it, tana iga jawaab:

Ka waran askarta Amisom oo meesha ku baqtisay iyo dil'ka la dilay, sidee baa uu aragtaa arikaas ? Ma ku farax'day ? Ma ka naxday ? Mase in the fashion of maangaab peacenik lab'labo, you are 'neutral' ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^looooool now I feel ur pain, war kick the Africans out ehehe just kidding. We all know what ONLF's ambition is, it is to free the Somali region that is occupied by the xabashis. Now, in one sentence, can you say what alshabaab's goal is?

And please, don't tell us it is trying to free the world smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che, in your books, everything is wrong. How come you never state your stance on any issue?

 

Kashafa, you are making something out of nothing adeer. 5 or 19 African soldiers killed in Xamar will not have an impact on the ground, they will deploy 200 more. Your boys should change the internationally driven mentality to a national one, that is when they will succeed in juhdigooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Che, How so ?

 

Zack,

 

Al-Shabaab's goal is and always has been clear: a strong, independent, clan-free Somalia that has been cleansed from the najaasah of qabyaalad & gaalo-raac'nimo. These are not just slogans but actual reality that is being lived by millions of Somali men, women, and children across hundreds of thousands of miles in Southern and Central Somalia.

. All of which say: Somalia and it's people are thirsty for the peace, stability, and development brought forth by their Sons, the Victorious Youth

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Kashafa, do u have any written policy of al shabaab that states what you just said. The last time I checked their organizational vision on their site, it clearly stated that they were trying to create an "Islamic State" in the entire world. And don't get me wrong, that is great vision but it is currently not possible from the villages of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this