Sign in to follow this  
Gabbal

Maxkamad Shareecada Islaamka ee Imaamul Shaafici oo looga dhawaaqay Caabudwaaq,

Recommended Posts

Gabbal   

Maxkamad loogu magac daray Imaamu shaafici oo laga dhisay magaalada Caabudwaaq.

 

 

Mogadishu . Maxkamad islaami ah ayaa lagaga dhawaaqay degmada caabudwaaq ee gobolka G/gaduud, iyadoo mackamaddaasi loogu magac daray maxkamadda islaamka ee Imaami Shaafici, ka dib munaasabad balaaran oo galabta ka dhacday magaaladaasi.

 

Maxkamadani oo ka kooban labo gole oo kala ah golaha shuurada oo ka kooban 21 xubnood iyo golaha fulinta oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxa ay hoostageysaa Midowga maxkamadaha islaamka ee Somalia, iyadoo gudoomiyaha golaha shuurada maxkamadda Caabudwaaq laga dhigay C/risaaq warsame fiqi, halka K/xigeen looga dhigay C/qaadir Faarax Cabdalle, golaha fulinta waxaa gudoomiye looga dhigay C/qaadir Cabdalle Diini halka K/xigeena looga dhigay Sheekh Jaamac Cali Dheere,

Munaasabadii lagu unkayay maxkamadani cusub oo hoostageysa maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxaa ka soo qeybgalay culuma udiin, waxgarad iyo odayaal ka soo kala jeeda gobolada dhexe iyo gobolada Puntlabd.

 

Maxkamadani ayaa ku dhawaaqisteeda waxa ay ka dambeysay ka dib kulamo maalmihii la soo dhaafay u socday odayaasha iyo waxgaradka beelaha Caabudwaaq oo markii dambe isku afgartay in la sameeyo maxkamdani.

 

Waa markii ugu horeysay oo maxkamad islaami ah lagaga dhawaaqo degmada Caabudwaaq ee gobolka tan iyo markii maxkamadaha islaamka ay la wareegeen awooda caasimadda.

 

 

wadaad3.jpg

wadaad6.jpg

shiiqqaliifgudoomiyahamaxka.jpg

Gudoomiyaha Goolaha Fulinta Caabudwaaq--Sheikh Cabdiqaadir Cabdalle Diini

 

shiiqjaamacvabdisalaan.jpg

Sheikh Jaamac Cabdisalaan

shiiqcalidheeregolahashuura.jpg

Xubin kamid ah Goolaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ahne Gudoomiye-ku-xigeenka Goolaha Fulinta Maxkamada Caabudwaaq--Sheikh Jamac Cali Dheere

odayashabeeshacadadomaxamed.jpg

Nabadoon Maxamed Cabdinuur Yuusf

cabdirisaaqwarsamefiqigudoo.jpg

Gudoomiyaha Goolaha Shuurada Caabudwaaq--Sheikh Cabdirizaq Warsame Fiqi

 

axmedmuuseafhayeenkambadbaa.jpg

Afhyeenka maxkamadda islaamka ee Badbaado ee galkacyo, Axmed muuse

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

shiiqcabdulaahiodayashaputl.jpg

Ergo ka-socoto beelaha Puntland--Sheikh Cabdulahi

 

caliwalixaajiodayaashadeega.jpg

Nabadoon kamid ah beesha Cadaado-Cabdiwali Xaaji

 

calibishaartaliyahaciidamad.jpg

Taliyaha Ciidamada Gobolada Dhexe--Sheikh Cali Bashiir

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn it also know clearly seems that your folks have been duped just like Turki.

So know C/waaq is under Indhocaadhe.

 

any way iknow your allegiance is to your uncle Baree.

Nothing wrong with sticking with the Diniis club.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ahmed-

 

I think it's time the Admin cracks down on your indiscriminate use of qabiil.

 

Xoog-

 

What is bes? This is people's intelligence at its best. Hawl iyadu dhan temporary ahaan doonto maxaa dhiig uga daadin iyo guryahaada ugu baaba'in?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ciidamo Itoobiyan ah oo gaaray deegaano ku yaala xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

 

December -16-2006 HornAfrik, Mogadishu.

 

Mahad Xasan Diini “Caabudwaaq”

 

Ciidamo Itoobiyan ah oo ku hubeysan nuucyada kale duwan ee gaadiidka dagaalka ayaa maanta soo gaaray deegaano ku yaala xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia halkaas oo ay kula hadleen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

 

Ciidamo ka tirsan dowladda Itoobiya oo wata 17 Baabuur oo kuwa dagaalka isuguna jira kuwa waaweyn iyo kuwa yar yar ayaa maanta soo gaaray tuulooyin ay ka mid yihiin Yamaarugley, Buubaay iyo kuwa kale kuwaas oo gabi ahaantood ka tirsan dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

 

Maxamed Qeyr oo ka mid ah darwalada gaadiidka ka shaqeeya tuulooyinkaas iyo magaalada Caabudwaaq ayaa HornAfrik u sheegay in saraakiil hogaamineysa ciidamo Itoobiyaan ay saaka ugu qudbeeyeen shacabka ku dhaqan tuulooyinkaas arrimaha ammaanka iyo nabadgalyada iyo weliba abaabul ciidano iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin inay la diriraan ciidmada maxaakiimta Islaamka oo doonaya dhul balaarsi iyo aragagaxiso la dirirka waxa ayna saraakiisha Itoobiyaanka ee saaka soo gaaray halkaas ay sheegeen in qalab dhaqaale iyo ciidan ay ku taageeri doonaan dadka ku dhaqan xaduudaas.

 

Ciidamada Itoobiyaanka iyo saraakiishaas sarsare ee soo gaaray dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya islamarkaana halkaas ku soo badanaya ayaa ku soo beegmay xilli ciidamada midowga maxaakiimta magaalada Caabudwaaq kaga dhawaaqeen maxkamad cusub oo lagu magac daray Maxkamada Imaam Shaafici ee W/Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Radamiir-

 

While reer Caabudwaaq already agreed to the implementation of Sharia Law in their environs, this is more a political stunt to appease those of the ICU supporters who could start conflict if they do not get their way.

 

The reason a Court was built much faster then most areas is because of the power-sharing plan administered by the traditional leaders. This is basically a replacement of the earlier administration including the sub-clan backgrounds.

 

The old man have planned it so that they do not get locally dragged into the conflict between the TFG and ICU. Their reasoning is that acquiescence now will be superseded by an ICU run towards the bush tomorrow, in the central regions, after (what they believe will be) a defeat later around Baidoa and other frontlines that would decide the outcome of the impasse.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Ahmed-

 

What is bes? This is people's intelligence at its best. Hawl iyadu dhan
temporary ahaan doonto maxaa dhiig uga daadin iyo guryahaada ugu baaba'in?

exactly!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Has anyone seen blood in these pictures? Or homes being destroyed? I had the same style in mind for Puntlanders. Qabiil based adminstrations are impediment to somali unity as they put more emphasis on their turf/clan interests than they do on the larger issues facing the country. Dano gaar haaneed maamul ilaalinaayo faa'iido maleh. This is one among the many reasons I fully support the islamic leaning somalis in each clan to take-over adminstrations in thier localities so it becomes easy to get one national government with one priority, that of of all somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtiyaashey waa is toosiyeen, waana kheyr iyo barwaaqo. Waxaa soo haray Alla-magan iyo abtigey Hornafrique oo aan moodo labadooduba iney yihiin laba nin oo baadiyeeysan! lol

 

Ilaahow abtiyaashey inta ka hartay soo hanuuni, aamiin.

 

Walee abtiyaal waan leeyahay oo geesinimo iyo diin jeceyl lagu yaqaano, ee waxaa baas oo magacooda ku ciyaaray tuug jini oo umadii marin habaabin ku haya had iyo jeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this