Sign in to follow this  
SOO MAAL

Madhabaa in Maxkamad Islaami Ah looga Dhawaaqi Doona Las-anod Maalmaha SooSocda?

Recommended Posts

SOO MAAL   

buub.jpg

 

Madhabaa in Maxkamad Islaami Ah looga Dhawaaqi Doona Las-anod Maalmaha Soo Socda ???

 

Warkii 18-Jun-2006 iyo Qormadii: Xuseen Maxamed

 

Kadib markiii ciidamada maxaakiimta shareecada islaamka ee magaalada muqdisho ay xoog uga saareen hogaamiyaasha kooxaha dagaalka ee ku soo amar ku taaglaynayey in ka badan 15 sano dalka Somalia ..

 

 

Ayaa waxaa isla markiiba ka bilaabmay gobolada dalka Somalia quux ay dadwaynuhu uguuxayaan isku xukunka shareecada islaamka oo awal ay ka hortaagnaayeen shaqsiyaad ama maamulo ay reer galbeedku ku adeegtaan …

 

 

 

 

 

Ciidamada maxaakiimta islaamiga ah ayaaa kaga dhawaaqa fadhiisinkii ay ka saaraanba isbahaysiga la dagaalanka argagixisada maxkamad islaami ah oo dadka ku xunta shareecada islaamka ..

 

 

 

Waxaa sidoo kale bilaabmay abaabulo ka dhan ah maamulada aan shareecada dadka ku dhaqin sida kacdoonkii dawaynaha reer hiiraan ay ku tureen maamulkii uu ra’isalwasaare geedi usoo magacaabay gobolkaasi isla markaa looga dhisay magaalaada beledwayne maxkamada shareecaada islaamka ee beledwayne ..

 

 

 

Hada waxaa maalmahan laga dareemayey sida wararku ka imanaya laascaanood nagu soo gaadhayaan dhaqdhaqaaq iyo guux aad ufara badan oo ay wadaan dadwaynaha magaalada oo isku duuban ,

 

 

 

Majiraan warar si rasmi ah u xaqiijinaya in ay jirto qorshe lagu dhisayo maxkamad ku dhaqanta shareecada islaamka oo laga hirgaliyo magaalada laascaanood oo ah magaalo ay la degtay dagaalo ku salaysan aanooyinka qabiilka iyo jahwareer siyaasadeed ..

 

 

 

Maamulka puntland oo mudo ka ariminayey magaalada laascaanood ayaa ku guuldaraystay inuu si rasmi ah u xaka meeyo dilalka la xidhiidha anooyinka , in kastoo ciidanka amaanka laascaanood ay qaadeen dhowaan markii nin lagu dilay laascaanood talaabo ka duwan kuwii hore isla markaana ay gudaha soo dhigeen gacan ku dhiiglihii iyo rag kaloo danbiilayaal ah , isla markaana ay dadwaynu aad usoo dhoweeyeen , balse su.aasha ay wali reer laascaanood is waydiinayaan ayaa ah maamulka gobolku ma sii wadi doonaa talaabadan wanaagsan ee uu hada qaaday …

 

 

 

Xuseen Maxamed

 

Nairobi Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

and you wonder when people call lascanood kasmiir, because am afraid all they ever do is serve the political ambitions of others,

 

maxakamadaha kulahaa, whos intrest do you think these courts serve waar isku xishood, idinka waaba yaabe kolba ma nin baa awrka idinku kacsada, waar look out for intrest of you degaan and stop this cheerleading.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

how did you know that is not the intrest of the people of laascaanood? people are health and open minded in laascaanood.

 

I now there are strong Culima group in laascaanood for long time now and they are doing good job. the region needs it is own administration but a the same time need to be in front for any national inspiration as usual.

 

for the moment somaliand is the problem ,laascaanood should find effective way dealing with the reminent.

 

What about Hargeysa? is hargeysa natueral for the war in the south? no att all.where is waraabe? where are the guurti? the south tribes need you now.

 

Because of Melazawi and co. Hargeysa cannot even express a support or give advice. Tommorow they will cry help from the southern tribes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

surley this is the story of the Dibigii casa iyo kii cada iyo ka mabdooba, and zenawi is the lion trying to eat one at a time, this just a fool's gold to imitate you dont need each other, you won't be save trying to portray how much friendly with xabashi - xabashi is xabashi he wants you to vanish like a ghost.

 

Make up your minds Somaliyay and mend your differences, before it comes too late, a divided house won't stand is in my books.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

and you wonder when people call lascanood kasmiir, because am afraid all they ever do is serve the political ambitions of others,

 

maxakamadaha kulahaa, whos intrest do you think these courts serve waar isku xishood, idinka waaba yaabe kolba ma nin baa awrka idinku kacsada, waar look out for intrest of you degaan and stop this cheerleading.

Koley adi awrkaaga kuuma kacinano..lol haa yaabin

 

Laascaanood kashmiir maaha, waayo laascaanood ma rabtu inay ka go’do dalkeeda

 

Kashmiir waxaa wixii raba inuu go’o sida northwest (Somaliland ) secessionist region

 

 

War maxkamaduhu kun jeer bey dhaamaan clan militia based in hergeysa

 

Maxkamaduhu waa soomaaliyeed uu diin leh, aaminsan midnimada karaamada ummada soomaaliyeed

 

Lakiiin, maamulka warlord ina riyoode waxuu lamidyahay warlord yada mogadisho waayo waxey u shaqeeyaan Ethiopia, ummadana dhibaatu iyo ka qeybin bey ku wadaan…

 

Sxb warlord era wuu dhamaaday ee u sheeg adeerkaa riyoode

 

Reer laascaanood waligood waa lagu yaqaanaa inay markasta saf ka hore ka galaan kacdoon kasta uu shacabka qaado, daraawiishtii baa ka mida,

 

Reer Laascaanood dan qaran bey ka doorteen dan qabiil

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

and you wonder when people call lascanood kasmiir, because am afraid all they ever do is serve the political ambitions of others,

 

maxakamadaha kulahaa, whos intrest do you think these courts serve waar isku xishood, idinka waaba yaabe kolba ma nin baa awrka idinku kacsada, waar look out for intrest of you degaan and stop this cheerleading.

Koley adi awrkaaga kuuma kacinano..lol

 

Laascaanood kashmiir maaha, waayo laascaanood ma rabtu inay ka go’do dalkeeda

 

Kashmiir waxaa wixii raba inuu go’o sida northwest (Somaliland ) secessionist region

 

 

War maxkamaduhu kun jeer bey dhaamaan clan militia based in hergeysa

 

Maxkamaduhu waa soomaaliyeed uu diin leh, aaminsan midnimada karaamada ummada soomaaliyeed

 

Lakiiin, maamulka warlord ina riyoode waxuu lamidyahay warlord yada mogadisho waayo waxey u shaqeeyaan Ethiopia, ummadana dhibaatu iyo ka qeybin bey ku wadaan…

 

Sxb warlord era wuu dhamaaday ee u sheeg adeerkaa riyoode

 

Reer laascaanood waligood waa lagu yaqaanaa inay markasta saf ka hore ka galaan kacdoon kasta uu shacabka qaado, daraawiishtii baa ka mida,

 

Reer Laascaanood dan qaran bey ka doorteen dan qabiil

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abti soomaal siyaasada somalia waa shaarar badantahay ka ku wareerin. wax ladhaho maxkamado majiraan . ee fiiri foojignoow. umada caruurta iyo haweenka yaan la jahwareerin indhacada in uu laascaano ka taliyo waa habeenkii xalay oo tagay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Abti wiil duco

 

Indhmadoobe inoo ka taliyo mogdisho iyo marka baaba xaqdarro ah, anuu waan ka soo horjeeda in dhul nabada lagu duula,

 

 

Reer Laascaanood ayaga uun bey u taala inay tashadaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this