Sign in to follow this  
General Duke

Buuhoodle: Dr saleebaan Xaglatoosiye talks to public - so much for SNM claims PICS

Recommended Posts

IMGP0068_1.JPG

 

Dr saleebaan xaglatoosiye oo meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha Buuhoodle subaxnimadii saaka

 

Jan 15, 2009 By:

 

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Kadib markii laba malmood ka hor uu soo gaadhey magaalada Buuhoodle Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xagla toosiye) ayuu subax nimadii saaka dadweynaha magaalada buuhoodle kula hadlay meel fagaare ah

 

Shirkan oo ay kazoo qaybgaleen dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan waxaa ugu horeyn shirka furay Maxamuud X cumar camey halkaasoo uu kazoo jeediyey hadal dheer isagu u mahad celiyey dhamaan bulshada Buuhoodle sida wanaag san ee ay uga soo qaybgaleen uguna baaqay in ay midnimadooda ilaaliyaan wixii midnimadooda wiiqayana ay meel uga soo wada jeestaan

 

Intasi kadib waxaa hadalkii lagu soo dhoweeyey dr saleebaan ciise axmed (xaglatoosiye) oo ka warbixiyey socdaal kiisii uu kaga yimid garoowe iyo sidii ay u dhacday doorashadii uu ka qaybgalay ee laga helay

 

 

Khadar Cawl Ismaaciil

 

 

Buuh

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Cofused secess were ou not gloating you arrested a TFG memmber yet you could not touch a Candidate for President of Puntland?

 

Come again adeer and try to make sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The point is very clear and its the reason you opened this thread and responded.

What control do you have over Buuhudle which is in the same reagion as Burco, when this man can just come from Garowe and hold a public speeech?

 

None...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

What control do you have over Buuhudle which is in the same reagion as Burco

None...

What region will that be?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this