Sign in to follow this  
General Duke

New Somali PM Nur Cade [background of new PM ]

Recommended Posts

Juje   

Originally posted by dhulQarnayn:

Duke
, uurku baale ma aha...how the hell on earth was he to know this Nuur Cade guy was going to turn into the shittiest prime minister the TFG has ever had?

Weligiinba soo qodqoda ancient threads--Nuur Cade is history.

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

:D:D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Paragon   

:D Waxbaa ka dhacay wallee. Odeygii Yey ahaa 'O' ayuu caawa ku jiraa.

Nuur Cade, rageedi iga dheh. Gaari qolof moos ah ayuu waddooyinkii ku qubay. Wiil hoog lol.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^ waa runtaayo siyaasad ahaan iyo talo ahaanba waa 'O' caawa . Odayga caawa ceelna uma qadno cidna uma maqna. Asaga isa sii isolate gareeyey,markaa talo hadduu maqlayo waxaa u fiicnan lahayd asagoo asagoo is casila, haddu sidaa suubiyana PM, barlamaanka kuli waa lawada deggayaa. Meel aan wax ka qabasho lahayn ayeey la mareysaa caawa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Anigu waxaan qabaa in nimankan loolanka ka dhaxeeyo in la dhexdhexaadiyo runtii. There's alot at state to carry on with this internal fights. The peace process should be given more importance. Waa sideey anigu ila tahay.

Inkastoo xaalku uu cakkiran yahay hadana waa in la kala roonaado - for the sake of the people. To continue this cheap political point-scoring on both sides is fatal. Really fatal.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^ yes, sidan dan inooguma aay jirto balse dad Cabdullaahi uu ku taxaluqo miyaa meel gaaraya. Ninkan maba yaqaan tanaasul in asaga looga haro mooye ka har ma yaqaan tan labaad wax support ah kuma haysto guud ahaan shacabka somaliyeed international community-gana haday kala baxeen marka asagoo intaas oo dhan eegaya waxaa fiicnayd in uu inta fakiro talada fiican dadka ka qaata. aragnee

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cirdey:

Exactly my sentiment!

Some one msut be encouraging both men to do the mindless stuff they’re doing!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

^ yes, sidan dan inooguma aay jirto balse dad Cabdullaahi uu ku taxaluqo miyaa meel gaaraya. Ninkan maba yaqaan tanaasul in asaga looga haro mooye ka har ma yaqaan tan labaad wax support ah kuma haysto guud ahaan shacabka somaliyeed international community-gana haday kala baxeen marka asagoo intaas oo dhan eegaya waxaa fiicnayd in uu inta fakiro talada fiican dadka ka qaata. aragnee

^^^Horta marka aad dhahaysid,"wax support ah kuma haysto guud ahaan shacabka somaliyeed international community". Horta Somalia ma international community baa iska leh? WAA MAYA! marka shuqul arimaha Somaaliya kuma laha dadka aad leedahay "international community".

Secondly, markaad tiri "shacabka somaliyeed taageero kama heysto"...shacabkaad sheygaysid kuwee weeye? Ma Somaliland miyaa? Ma Puntland miyaa? Ma Mo'oryaan gardheerta iyo munaafiqiinta Al Shabab miyaa? Ma Biliqo&CO miyaa? iisheeg shacabka aad sheegaysid?

Anigu waxaan kuleeyahay hadaad runta aadan iska indha tireen, maanta Cabdulahi shacabka Soomaaliyeed nin uga taageero badan inuusan jirin. Marka adaa yaqaana waxaad isla giigiijinaysidee, orod oo sheekooyinkaan aan runta ku saleesnayn meesha kala tag.

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post

Link to post
Share on other sites

DulQ, jawaabta waa iska cadahay sxb

Horta Somalia ma international community baa iska leh? WAA MAYA! marka shuqul arimaha Somaaliya kuma laha daka aad leedahay "international community".

sxb, in alla inta international community ku biisho, mushaarkaada bixiso, amnigaada sugeyso (amisom incl Melez' boys) shuqul ayeey kugu leeyihiin waa in aad dhageysataa warkooda. Waagii adeero aduunka soo marayey oo meeshuu tagaba RED CARPET loo fidin jiray waxaad ku hayseen TFG-da international community-ga ayaa la safan, marka ogolow maantana haddii aay PM la safteen.

Secondly, markaad tiri "shacabka somaliyeed taageero kama heysto"...shacabkaad sheygaysid kuwee weeye? Ma Somaliland miyaa? Ma Puntland miyaa? Ma Mo'oryaan gardheerta iyo munaafiqiinta Al Shabab miyaa? Ma Biliqo&CO miyaa? iisheeg shacabka aad sheegaysid?

Shacabka soomaliyeed waad ogtahay intuu kukala firirsan yahay min ras caseyr ilaa ras kamboni min soomali galbeed ilaa bari Hobyo weeye dadkaan ka hadlayo oo uu kasban waayey kalsoonidooda iyo taageeradooda oo dhagaha fur ka gashtay amxaarana usoo kaxaystay. Bal fiiri raggii uu soo kaxaystay weeye ragga beri dili doona ama soo qaban doona. Aduunow ba'

Isku soo duuduboo markii laga tago xoggaaga caadifadda qabiiliga ah (o iska natural ah waqtiganoo kale ;) ), xatta adeero taageero xoogan kuma dhex haysto tolka dhexdiisa oo wax kale iska dhaafee dadkii uu watay ee mutacalimiin ahaa oo dhiiqada ka saari lahaa iskuna reerka ahaayen ayaa odaygan madax adeygiisa iyo waji kaakinimadiisa inta ka yaabeen oo uu talana ka maqli waayey ayey isaga wada hulaaleen qaar uu rag ku dalbado iyo miduu cayriyo iyo miduu dilo ka dhigay. Taas wax qarsoon ma ahan qof walba waa ogyahay markaa odeyga wax xoggaa caanaboore ah inta u dirtid iska seexo dheh inta anan intern. Cumm.-gu seexin.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

DulQ, jawaabta waa iska cadahay sxb

quote:

Horta Somalia ma international community baa iska leh? WAA MAYA! marka shuqul arimaha Somaaliya kuma laha daka aad leedahay "international community".

sxb, in alla inta international community ku biisho, mushaarkaada bixiso, amnigaada sugeyso (amisom incl Melez' boys) shuqul ayeey kugu leeyihiin waa in aad dhageysataa warkooda. Waagii adeero aduunka soo marayey oo meeshuu tagaba RED CARPET loo fidin jiray waxaad ku hayseen TFG-da international community-ga ayaa la safan, marka ogolow maantana haddii aay PM la safteen.

Secondly, markaad tiri "shacabka somaliyeed taageero kama heysto"...shacabkaad sheygaysid kuwee weeye? Ma Somaliland miyaa? Ma Puntland miyaa? Ma Mo'oryaan gardheerta iyo munaafiqiinta Al Shabab miyaa? Ma Biliqo&CO miyaa? iisheeg shacabka aad sheegaysid?

Shacabka soomaliyeed waad ogtahay intuu kukala firirsan yahay min ras caseyr ilaa ras kamboni min soomali galbeed ilaa bari Hobyo weeye dadkaan ka hadlayo oo uu kasban waayey kalsoonidooda iyo taageeradooda oo dhagaha fur ka gashtay amxaarana usoo kaxaystay. Bal fiiri raggii uu soo kaxaystay weeye ragga beri dili doona ama soo qaban doona. Aduunow ba'

Isku soo duuduboo markii laga tago xoggaaga caadifadda qabiiliga ah (o iska natural ah waqtiganoo kale
;)
), xatta adeero taageero xoogan kuma dhex haysto tolka dhexdiisa oo wax kale iska dhaafee dadkii uu watay ee mutacalimiin ahaa oo dhiiqada ka saari lahaa iskuna reerka ahaayen ayaa odaygan madax adeygiisa iyo waji kaakinimadiisa inta ka yaabeen oo uu talana ka maqli waayey ayey isaga wada hulaaleen qaar uu rag ku dalbado iyo miduu cayriyo iyo miduu dilo ka dhigay. Taas wax qarsoon ma ahan qof walba waa ogyahay markaa odeyga wax xoggaa caanaboore ah inta u dirtid iska seexo dheh inta anan intern. Cumm.-gu seexin.
To Allamagan:

Horta been iyo cantrabaqash inaad iibinaysid waxaa marag ka ah, markii Cabdulahi uu aaday caleema saarkii Boqorka beesha balaaran, sida ey usoo dhaweeyeen yar iyo weyn oo meel walba lagu soo masawiray aduunka. Taasna waxaad ka garan kartaa--hadaadan iska indha tireyn-- ixtiraamka iyo kalsoonida ey ku qabaan shacabka Soomaaliyeed Halyey Cabdulahi Yuusuf Yey.

Marka ninyahow runtu wey cadahay ee haku qaraarin Cabdulahi-- nin maanta shacabka soomaliyeed uga taageero wanaagsan majiro ee.

Tan kale aad international community-ga naf ka raadinaysidnah... marna aad ka cabaadaysid, Cabdulahi bey la shaqeenayaan, marna ey la dirirsanyihiin oo aad ku farxaysid...adigu un baa lagaa hayaa-- Marka, make up your damn mind... alif wax buu leeyahay iyo wax maleh kuuma soconaysee. Maanta ku adkayso Cabdulahi wey kasoo horjeedaan-- beri yaa lagu arkin adoo dhahaya Cabdulahi bey naga raaceen oo afka qeelo haku shubanin!

Saaxiib, xaqiiqdu waxay tahay-- International community-ga Cabdulahi kama maarmaan oo hadii ee runtii, sidaad rabtid, ey isku taagaan- wey ogyihiin nin aan asaga aheyn oo maanta xaalada soomaliya ey kujirto wax ka qaban karo inuusan jirin. Wey ogyihiin Mo'oryaan gardheeta ninkaan Nuur Cade uu dabada kuwato dantooda iyo tan somaaliyaba inaysan ku jirin.

Waxaa soo hartay, tan aad tiri international community ayaa lacag siiyey odayga...Cabdulahi lacagaha uu helay waa lacago soomaliya danteeda lagu qabtay oo ma aha lacag laaluush lagu cunay sida Nuur Cade iyo Geedi ey ukala xadeyaan. Taasinu waxay kamid ahayeen arimaha ugu waaweyn oo labadaba loo ceeriyey.

Aakhirtaan waxaa soo haray-- ninkaan keenyaatiga ah oo ku dhawaaqay wax buu cunaqabateenayaa oo adiguna aad mooday inuu Ilaahay yahay oo Cabdulahi meel u diiday... Runti anigu, nin xuna oo jareer ah oo 100 000 dollar Mo'oryaan gardheertu iyo Nuur Cade ku laaluusheen wuxuu ka hadlay anigu dhag u dhigimaayo.

Cabdulahi-- Nairobi tegideeda iyo joogitaankeedaba-- nin ubaahan ma aha. Kuwa maalin walba hoteelada Nairobi laga eryo oo deemaha laguleeyahay bixin waayey ayaa ubaahan joogitaanka Nairobi- ee Cabdulahi, Somalia iyo meelkaasta uu tago gacmo furan iyo kalsooni baa lagu soo dhaweenayaa.

In conclusion Mr Allamagan, before you post next attack on my senses, please seek treatment for the political dyslexia that you're clearly suffering from and next time, lasoo shir tag wax kabadan Cabdulahi waa nebcahay... Capice! ;)

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

p.s Allamagan

Magacaaga waxaa ku haboon inaad ka dhigtid Kenya-Magan :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Duke, uurku baale ma aha...how the hell on earth was he to know this Nuur Cade guy was going to turn into the shittiest prime minister the TFG has ever had?

Weligiinba soo qodqoda ancient threads--Nuur Cade is history.

DQ, please englighten me on how Nuur Cade came to be known as the "shittiest pm" that TFG ever had?(denounce one man while the other continuous to exercise a power that the same charter(uu caabudo) does not grant him, while all along dismissing and appointing PM's left and right)

If you decide to answer the question above, I want you to answer clearly and honestly.

Bal iisoo sheeg sida ay wax kaa noqdeen, adiga and dukey and emperor.

PS: is your motto, live and die with A.Yusuf, if so I admire your devotion to the old man, but even you, a bright and articulate young man can recognize a wrong when it slaps you in the face, soo maaha?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this