Sign in to follow this  
General Duke

New Road between Galkacyu- Garad port

Recommended Posts

A.J.T,

 

Brother I dont understand why you find talking about a new road so insulting?

 

Angel Dust,

Darling its not lady like to act like that, such venom such true hate, fascinating.

 

Mobb Deep,

keep up the heat PUNT-A-LAND 4 real 4 real.

 

Garacad, nice town the next big thing after LA nah mean

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirkada isgaarsiinta Galkom oo xarun cusub ka furtay Buurtinle

- Sunday, June 29, 2003 at 11:42

 

Buurtinle, (AllPuntland)- Shirkada isgaarsiinta talefanada ee Galkom ayaa xarun cusub ka furtay magaaladda Buurtinle oo ah dagmo ka tirsan gobolka Nugaal.

 

 

Xaruntan cusub oo bixindoonta adeegyo ay ka mid yihiin Galinta taleefanada guryaha, taleefanada gacanta ee Mobile-ka loo yaqaano, adeegsiga iscimaalka aalada Internetka iyo Korantada oo habayn iyo maalinba leh ayaa waxaa maanta kormeer ku tagay xarunta cusub ee shaqo bilawday, Madaxwaynaha shirkadaha isgaarsiinta ee laysku yiraahdo S T G ( Somali Telcom Group) Eng: C/saaq Shiikh Ibraahim iyo madax kale oo ka tirsan howlwadeenada shirkada.

 

Eng. Ibraahim oo ka hadlayay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta iyo howlwadeenada shirkada oo ka dhacay magaaladda Buurtinle ayaa uga mahad celiyay shaqaalaha iyo masuuliyiinta shirkada ee ka howlgala halkaasi shaqada muhiimada leh ee ay u hayaan shirkada, sidoo kale Eng: Ibraahim wuxuu kaloo sheegay inaan fari ka qodnayn hirgalinta xarumaha kala duwan ee shirkadu doonayso inay ka samayso magaalooyinka dalka Soomaaliya.

 

Masuuliyiinta shirkadu waxay kaloo hormeer ku soo sameeyeen habka ay u shaqeeyaan Taawarada ay shirkadu u isticmaasho isku gudbinta jabaqda ee loo yaqaano ( microwave link).

 

Qaybta farsamada ee shirka ee dagmada Buurtinle ayaa ii sheegay in galinta taleefanada guryaha ay ku socoto xowli aad u sareeya, islamarkaasna dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ay galiyeen in ka badan 123 line.

 

Furitaanka xarunta ee shirka ayaa magaaladda Buurtinle ka dhigtay mid kamida dagmooyinka ugu nasiibka badan Puntland.

 

Shirkada taleefanada ee Galkom iyo shirkadaha ay ka midka tahay ee S T G waxay ka mid tahay shirkadaha ugu waawayn dalka Soomaaliya, waxaa waliba dadka qaarki sheegaan in shirkada STG ay tahay tan ugu wayn shirkadaha ka howlgala dalka Soomaaliya.

 

 

 

 

AllPuntland, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this