Sign in to follow this  
General Duke

New Road between Galkacyu- Garad port

Recommended Posts

This is a notice to all Puntlanders to take part in the development of the state.

 

Now this is what I like to see.

 

 

MASHRUUCA WADDADA GAALKACYO – GARACAD

 

TEL: 252 9 220001 FAX: 252 9 220003

 

GOLAHA MSHRUUCA WADDADA GAALKACYO – GARACAD

DARAASADDA DHISMAHA WADDADA GAALKACYO-GARACAD April 11, 2002

HORDHAC:

Waddada isku xirta Gaalkacyo – Garacad waa waddo muhiim u ah horumarinta

dhaqaalaha Soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaan Punland. Waddadaani

waxay ahmiyad gaar ah u sii leeyahay horumarinta dhaqaalaha degaanka

waddadu marto, si looga gaashaanto aafooyinka Dabiiciga ah oo sida waayaaragnimada

horay looga helay aaggaas sida: Abaaraha, Nabaadguurka, ayna

adkaato si wax loo gaarsiiyo ama loogu gurmado dadka halkaas ku nool, si

loola dagaallamo Saboolnimada, loogana faaiidaysto khayraadka badda, si ay u

sahlanaato isu gudbinta badeecadaha badda iyo Birriga, loona fududeeyo

Isgaarsiinta gaadiidka dhulka.

Haddaba, iyadoo laga ambaqaadayo baahida korku xusan xusan ayaa waxaa

shirar isdabajoog ah isugu yimid: Ganacsato, Odayaal, Aqoonyahano iyo xubno

ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug, ayna tixgelin gaar ah siiyeen baaqyada

joogtada ah ee ka imaanaya Jaaliyadaha reer Puntland ee dibedda. Waxaa u

muuqatay in si deg-deg ah loogu hawlgalo wax ka qabadka jidka Gaalkacyo-

Garacad.

Markaa, waxaa la isla gartay in la tixraaco daraasado horey loo sameeyay, lana

sameeyo daraasad ku jaangoosan awooddeena dhaqaale iyo in Hawgalka loo

kala hormariyo hadba meesha ugu daran.

Haddaba, iyadoo lagu hawlgelayo aragtiyaha kor ku xusan, waxaa

lagamamaarmaan noqotay in la sameeyo xeer lagu fuliyo Mashruuca Waddada

Garacad-Gaalkacyo (Wadaagsin) iyo Guddiyo qaada Masuuliyadda

Mashruuca. Si loo ansixiyo Xeerka Mashruuca oo ay Goluhu diyaariyeen

waxaa lagu qabtay shir dugsiga sare ee Cumar Samatar, 25 kii October 2001,

ayna ka soo qayb galeen Isimo, Nabadoonno, waxgarad, aqoonyahanno,

ganacsato, haween iyo dhallinyaro. Shirkaas waxaa la isla qaatay in

mashruucaas ansax yahay sida ugu dhakhso badanna loo hirgeliyo. Waxaa kale

oo shirkaas laga codsaday Golaha Isu-xil-qaamay Mashruucaan in ay

barnaamijka soo dhammaystiraan, masuuliyddana qaadaan.

XAALADDA WADDADU HADDA KU SUGAN TAHAY:

.

.

.

Waddadatooska ah ee Gaalkacyo-Garacad waa tan marta Galkacyo –

Godad – Gacnafale oo aan hadda la isticmaalin, iyadoo looga

cabsaday MIINO waxaa la maraa Gaalkacyo – Bacaadweyn –

Gacnafale.

Qorshaha samaynta waddada waxaa weeye in laga bilaabo Garacad –

Jirriiban – Ballibusle – Gacnafale. Marka laga bixiyo Miinadana la

dhammaystiro inta u dhaxaysa Gacnafale iyo Gaalkacyo oo ah

wajiga ugu danbeeya ee hawsha.

 

Waddadu waxay martaa dhul siman oo aan buuro lahayn, waa waddo

goolado badan una baahan toosin. Dhererka waddadu waa sidan:

o Gaalkacyo – Gacnafale 45km

o Gacnafale – jirriiban 135km

o Jirriiban – Garacad 70km

DABEECADDA WADDADA WAXAY KA KOOBAN TAHAY

1. Ciid guduud oo ciid timid ah

2. Dhaqax Sali ah

3. Jay iyo ciid isku dhafab

4. Ciid cad oo timid

5. Ciid guduud iyo caddaan isku jira

UJEEDOOYINKA MASHRUUCA:

1. Horumarinta dhaqaalaha Gobolka

2. La dagaalanka Saboolnimada

3. Ka hortagga nabaadguurka

4. In si sahlan loogu gurmado marka ay dhacaan musiibooyinka sida:

abaaraha, cudurrada iwm

5. In la sahlo baahida khayraadka Badda oo aynu ka qatannahay

6. In la sahlo isgaarsiinta Gaadiidka

7. In la sahlo isu socodka Ganacsiga degaanka

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

A.j , Dont you know that sool is state in puntland(by the choice of its people)? AND PUNTLAND IS PART OF SOMALIA.

 

There is two things that we share with people in hergiysa

1)SIMALI BLOOD AND 2) ISLAM RELIGION.

 

SO IF THEY WANT TO SEPARATE FROM OTHER SOMALIS WE HAVE ONLY ISLAM RELIGION TO LINK THEM WITH US . IN SHORT WE HAVE NO THING TO DO WITH SEPARATISTS . :D

 

P.S: HERGIYSA CAN GO I HEAD AND SEPARATE BUT DONT CLAIM OTHER PEOPLS LANDS WHO WANT STAY WITH SOMALIA .

 

PEACE icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mobb deep,

 

check out the website

www.mudugonline.com and Radiogalkacyu for an update on the project. It has everything from financing to the progress of the Road.

 

Guraad,

 

More roads will be built as the economy of the Puntland state increases.

 

AJ.T

SOOL is part of MUDUG as Bari is part of SANAG

There are no barriers between the people of PUNT

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

A.T, I am afraid you are becoming the laughing stock on this prestigious forum.

 

Please calm down. You are getting too hyper like SamiGyrl. Calm down bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mobb_deep

 

bro,

 

i am not getting hyper but people in here are tense and are easily offended i think it's good to have a bit of humour in here. good old bari_nomad has got a sarcastic humour that sometimes makes me laugh. i think there is nothing wrong with having a humour is there

Share this post


Link to post
Share on other sites
NinBrown   

Smith excellent news.....this is what somali can do without a central government imagine with a government then. Well done to the Puntland adminstration.

this road project is not just a new trade route...but Garacad town is scenic seaside resort in that part of Somalia.....so a holiday resort huh..LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Mobb Deep

 

When the joke is on the "Somli-Weyn", it is not a joke but when it is on Somaliland....it is acceptable huh?

 

Funny walahi.

 

I think it is your"camp" who needs to get a grip not the vice versa and maybe while you lot at it get a "personality" please!

 

peace

Dusty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Angel love (this is what the warrior calls you), I wasn't talking about his jokes or anything. I was just trying to calm him down a little.

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

@ A.J.T , SO NOW YOU SATRTED CHECKING MY SPELLING ERRORS TO FIND SOME WRONGS ? LOL MAN YOU STARTED LOSING YOUR HAIR I GUESS YOU NEED TO SEE A DOCTOR LOL . LISTEN DUDE IF YOU SATRT SCRASHING MUCH YOUR HEAD AND ALL DAY LOOKING , LOOKING FOR WHO IS MAKING SPELLING ERRORS IN THE FORUM , YOU WILL END UP BALD HEAD . LOL . :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this