Sign in to follow this  
Siciid1986

DIBADBAXYO KA DHACAY MAGAALOOYINKA WAAWEYN EE SOMALILAND+ Sawiro

Recommended Posts

DIBADBAXYO KA DHACAY MAGAALOOYINKA WAAWEYN EE SOMALILAND

 

Badi Magaaloyiinka Waaweyn sida Ceerigaabo Laascanood Burco Gabiley Berbera ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa maanta ka dhacay Dibad baxyo xoog leh kuwas oo ka mid ahaa Dibad baxayda ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE .

 

Dibad baxa Laascanood ayaa la sheegay inu rabshado xoog leh keenay iyada oo la qab qabtay tiro dad ah oo kor u dhaafaysa 40 Ruux,sidoo kale waxa dhaawac soo gaadhay Askari Bilays ah.

 

 

Dhanka magaalada Ceerigaabo ayaa iyadana ,laga soo sheegaya in Banaanbaxyo xoog leh ka dhaceen kuwaas oo lagu taageerayo Asxaabta Mucaaradka ah ee UCID iyo Kulmiye

Beerta Xorriyada ee Ceerigaabo ayaa la sheegay in loo diiday Dibad baxayaasha inay gudaha u galan, in kasta oo u Dibad baxu ka dhacay meel aan sidaa uga sii fogeyn goobta loo diiday.

 

Burco Caasimada Gobolka Togdheer ayaa iyadana Dibad Bax aad u weyn ka dhacay oo ay ka qayb galeen kumanaan dad ahi kaasi oo isagana looga soo horjeeday Qabka doorashoyiinka Somaliland uu u wado Rayaale laguna taageerayaa Mawqifka XIsbiyada Mucaaridka ah, waxana halkaasi isagu soo baxay Boqolaal qof oo ka mid ah taageerayaasha labada xisbi, in kasta oo Burco-na loo diiday Xarunta Khayriyada ee magaalada hadana wuxuu isku soo baxu ka dhacay xafiisyada Xisbiyada waxana u ku soo dhamaaday Jawi nabad ah.

 

 

Dhamaan Dibad baxayda ka dhacay Somaliland waxay ku dhamaadeen jawi nabad ah marka laga reebo magaalada Laascanood ee Xurunta gobolka Sool.

 

 

Hargeysa

 

 

3839865734_d2bbd51884.jpg

 

3839076895_fb399842b8.jpg

 

 

3839076435_3366ab3092.jpg

 

u_1503d_2009-8-20-6-8-25f_ssssssssssssss

 

 

 

 

 

 

 

Burco

 

u_1517d_2009-8-20-23-44-15f_C4.jpg

 

 

u_1517d_2009-8-20-23-45-22f_C2.jpg

 

 

 

CEERIGAABO

 

 

u_1516d_2009-8-20-23-24-51f_DSCF4796.JPG

 

 

u_1516d_2009-8-20-23-28-50f_DSCF4792.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

qoftan dhaxda ku jirta oo idha shareerka iska qaaday maxaa ka qaldan. faishon miyaa indha shareerka? Maxaase is dhaxgaliyay dumarka iyo rag meel saan oo kale ah. waa su aalo aan aniga isweeydiiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this