Sign in to follow this  
Captain Warya

Islamic Administration of Kismayo start Welfare program

Recommended Posts

Sh. Xasan Yacquub: ''Bil kasta lacag ayaan gaarsiin doonaa dadka danyarta ah''

 

Maamulka islaamiga ah ee Kataliya Magaaladakismaayo Ee Xarunta G/jubbada hoose,ayaa waxa uu manta warbaahinta u sheegay inay Bil kasta Bixiyaan Lacago Deeq ah kuwaasoo uu maamulku sheegay inuu ugu deqo dadka Tawaalaysan ee aan awoodin inay Shaqaystaan,Waxa uuna Maamulka kismaayo sheegay inay lacagtaasi ay siiyaan ku dhawaad 30-Qofood oo ah dadaka tabarta daran ee kismyao ku nool

 

 

Mar uu Saaka lahadlaayaty Afhayeenka Maamulka islaamiga ah ee kismaayo ''Sheeq Xassan Yacquub' ayaa waxa uu sheegay inu maamulka islaamiga ah ee kismaayo u Bil kasta Bilowgeeda Uu Dadka masaakiinta ah siiyo Lacao taasoo uu mamaulku ugu deeqay dadka tabaalaysan ee aan awoodin inay shaqaystaan,waxa uu sidoo kale inay dadkaasi ay siiyaan Calaa Qof lacag dhan ilaa 10$ oo ay lacagta Ameerikaanka ah.

 

Afhayeenka Maamulka islaamiga ah ee kismaayo waxa kaloo uu dadka reer kismyo uu u shewegay inay iska iska iloo baan inay wax ka sugaan Hay'adaha Gar gaar oo uu ku sheegay inaysan ahayn kuwo ddaka ugar gaaro balse ay yihiin kuwop dadka muslimka ah sii dhumiya''Waa sida u yiri Afhayeenka Maamulka islaamiga ah ee kismayo Sheeq Xassan Yacquub Cali''

 

Deeqdaan uu maamulku sheegay inuu Bil kasta uu gaarsiiyo ddaka masaakiinta ah ee reer kismaayo ayaa waxa ay Qayb ka noqonaysaa Wax qabadka uu maamulka islaamiga ah ee kismayo uu wax ka qabtay dhanka arimiha Bulshada,Labo Maalin un ka hor ayay ahyad markii uu Maamulka Deeq Baaskiilo ah gaarsiiyay dadka Curyaamada ah ee kismayo ku nool kuwaasoo baahi badan u qabay Qalabka Naafada.

 

 

Khadar Maxamuud Xareed

Gedoweb, Kismaayo-Jubbada Hoose

furqaan_4@hotmail.co m

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

the money they are giving them probably came from mosques in galbeedka and the money looted from bakaaraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this