Sign in to follow this  
General Duke

Ethiopian troops enter Beledweyne, fighting rages in Hiiraan

Recommended Posts

Muqdisho:War Deg Deg ah : Cutubyo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya oo goor dhaw soo galay magaalada Baladweyn

20. august 2009 

 

APL

 

Muqdisho(AllPuntland )Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyn ee G/Hiiraan aya sheegaya ingoor dhaw ay halkaas soo galeen cutubyo ka tirsan ciidamada miltariga itoobiya oo wata dabaabadaha dagaalka iyo kuwa ciidamada xambara.

 

Ciidamada ayaa la sheegaya in ay dageen agagaarka garoonka Baladweyn , waxaana magaalada laga soo sheegayaa cabsi xoogan oo dadku ay ka qabaan ciidamadaas.

 

Ujeedada ciidamada ayaa lagu micneeyey in ay qeyb ka yihiin duulanka ay dawladda ku qaadeyso xoogaga mucaaradka.

 

wixi ku soo kordhaa kala soco xafiiska wararka Allpuntland Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

wow wow woow.

 

I did not know another Gumeysi was part of the deal.

I want my vote back.

That TRAITER!! :mad: :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Itoobiyaan ah oo soogalay Beledweyne

August 20, 2009 filed under

 

Waxaa saaka magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan soo gaaray ciidamo Itoobiyaan ah oo ay wehliyaan gaadiidka dagaalka.

 

Ciidamadan ayaa ku sugan duleedka magaalada Beledweyne nawaaxiga Airporka, halkaasi oo ay ka sameysteen fariisin. Imaanshaha ciidamadan ayaa kadis ku noqday dadka deegaanka oo si weyn uga argagaxay.

 

Ciidamadan ayaa deegaanka soo gaaray xili ay dhaq dhaqaaqa wadaan ciidamada Dowlada federaalka ee ku sugan magaalada Beledweyne iyo gobalka Hiiraan.

 

Ciidamada Dowlada ayaa dhaqaaq militari ka wada maanta iyo shalay deegaanka ku dhaw magaalada Buulo Berde ee kamid ah degmooyinka gobalka Hiiraan. Qorshahan militari ayay dadka qaarkiis ku tilmaameen mid dowlada ay dooneyso inay guud ahaan gobalka Hiiraan ka saarto kooxaha kasoo horjeeda.

 

Maaha markii ugu horeysay oo ay ciidamada Itoobiya gacan militari siiyaan ciidamada Dowlada Federaalka ee ku sugan Hiiraan, waxayna horey u xireen jidka Kalabeyr ee koonfurta Beledweyne, xiligii ay dowlada ciidamadeed gacanta ku dhigayeen guud ahaan magaalada Beledweyne bishii lasoo dhaafay.

 

Dadka la socda dhaq dhaqaaqa militari ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegay in imaanshaha ciidamadan Itoobiyaanka ay tahay astaan ku aadan hawlgalada lagu wado inay ciidamada dowlada weeraro ay ku qaadaan goobo cusub, ayadoo ciidamada Itoobiyaankana gacan ka siinayaan inaan weeraro kale oo dhabar jabin ah uga imaan kooxaha hubeysan ee dowlada kasoo horjeeda.

 

Horseed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

C'mon, clan cheerleaders is a bit harsh. Clan has nothing to do with my support for him. Clan wise, I'm more closer to you than him soo clan cheerleaders is not suitable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Will the clan cheerleaders & ignorants call on a new Jihad and raise money, send youths to Somalia to defend the "Ummah" against the Infadels or is Beledweyne not as holly as Mogadishu?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tigreegii qabsaday Beledweyne oo ku soo socda Buulobarde Iyo Shacabkii lagu Maaweelinayey Diin baan wadnaa oo Baraarugay!!

 

War deg-Deg ah:- Muqdisho,Khamiis,20, Aug,2009 (Hillaac.Net) Kadib markii ay saakay gacankuhaynta Magaalada Beledweyne la wareegeen Ciidamada Gumeysiga Tigreega oo aad u Hubeysan ayaa Wararka naga soo gaararaya Gobollada Dhexe ay inoo xaqiijinayaan in Tigreega oo Taangiyadooda wata ay u soo dhaqaaqeen dhanka Degmada Buula-Barde oo Dagal Qaraar uu ku dhex marayo Daba******yada Tigreega iyo Xarakatul-Shabaabul- Mujaahiddin.

 

Dadka ku dhaqan Degaanka Buula-Barde ayaa billaabay in ay isaga cararaan Degmada Buula-Barde Iyadoo Cabsi aad u weyni ay soo foodsaartay, Waxana ay Dadkii ka qaxayey Degmada Buula-Barde ay Nacalad Dusha uga tuurayeen Qolayaha Dowladnimada sheeganaya ee Shacabka dib ugu soo Hoggaamiyey Cadawgii ay iska Xoreeyeen.

 

Dhanka kale Qurbajoogta Waddamada Yurub ayaa ka hadlay Ciidamada Cadawga Tigreega ee ay Qolayaha Diinta sheeganaya dib ugu soo Hoggaaminayaan Dalka Somaaliya Iyagoo Qaa'imiin ku tilmaamay Kooxaha uu Shariifku horboodayo ee Tigreega u soo horkacay Dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Will the clan cheerleaders & ignorants call on a new Jihad and raise money, send youths to Somalia to defend the "Ummah" against the Infadels or is Beledweyne not as holly as Mogadishu?

A call to jihad is justifiable to expel the tigre dogs from our lands is it was in A/Y time.

 

I agree with you that the sharif apologists that cried foul yestreday when tigre where here under A/Y who are quite today are complete hypocrits.

 

but you Duke are not much better ... you are only after the vindication of Abdullahi amxaar who is no better than sharif.

 

so get off your soap box my freind !

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I never bought into your clan Jihad and the fakery of it all. My stance has not changed and never will insha Allah. Only logic and reason will restore the republic. Only justice will restore it. I was against the likes of Yusuf IndaCade pre Yusuf years as I am against him and his likes now. I stated clearly that those like yourself who hide behind the faith are only trying to expand some irrelevant clan interest. Now lets see the same anger on the streets as we did before or has the religion been transformed since last year?

 

Its a fact that Somali’s have killed, maimed, cut hands of and destroyed the lives of other Somali’s more so than any Ethiopians, Israelis or any other excuse one could make.

 

Stop making the same excuses adeer and smell the coffee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

I support the Ethiopians

I respect, and appreciate, your honesty. In a world stinking with the fetid odor of munaafiq'nimo, a honest(albeit wretched) statement like yours is refreshing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

I ctually doubt if this Peace guy is a somali Indeed. The inferiority complex suffering in him has shadowed his underatanding that he even close to run away from his self.

 

Waxaan maqli jiray " Ninkii hadhkiisu katago halowsi male" Ilahaiy yaanu diinteena iyo dahqankeena naga eryin. Aaamin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Sheikh%20Sharif%20on%20Somalia%20Map1.jp

 

"Heavily armed Ethiopian troops have invaded Somalia," said Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, seen as a moderate within the Union of Islamic Courts (UIC). "They have captured Bur Haqaba. History shows that Somalis always win when they are attacked from outside."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this